Sign in to follow this  
Gabbal

Maxamed Dheere to be fully disarmed?

Recommended Posts

Gabbal   

There are reports Maxamed Dheere is to be fully disarmed under the orders of Nuur Cadde with the support of the Ethiopians. If this is true, this is the most public step taken so far to push Abdullahi Yusuf's presidency towards a ceremonial role. Maxamed Dhere, is of course, one of his most reliable henchmen in Mogadishu. In fact, his absolute foundation in the city apart from the Ethiopians.

 

Maxamed Dheere Oo Lagu Amray Inuu Soo Wareejiyo Hubka Uu Haysto Si Deg-deg ah.

Nov 27,2008

by Marka Gedo News

 

 

Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa lagu wargaliyay inuu soo wareejiyo hubka uu haysto oo isugu jira kuwa fud-fudud iyo gawaarida tiknikada ee qoryaha waawayn saaran yihiin, sidoo kale warar kale ayaa ku daraya in Maxamed Dheere lagu amray inuu ka boxo guriga uu ku jiro haatan, waxaana hubka tiknikada lagu sheegay inay gaarayaan ilaa 25-gaari.

 

Amarkan wuxuu kasoo baxay xafiiska Nuur Xasan Xuseen waxaase la sheegay in go’aanka ay la wadaagaan saraakiisha Ethiopian-ka ee ku sugan xarunta Villa-Somalia, sidoo kale amarka lagu farayo Maxamed Dheere ayaa la sheegay in la siiyay waqti hal Usbuuc ah oo uu kusoo wareejiyo hubka.

 

Wali wax war ah kama soo bixin dhinaca Maxamed Dheere diido iyo u hogaansanaan labadaba, waxaana arintani ay timid markii Maxamed-Dheere uu ku goodiyay hadii aan isaga loo dooran gudoomiyaha gobolka Banaadir aysan wax deganaan iyo kala danbeyn ah ka jiri doonin magaalada Muqdisho.

 

Wararku waxay intaas ku darayaan in xoog loo adeegsan doono hadii uu gudooyihii hore ee gobolka Banaadir u hogaansami waayo amarka lagu farayo wareejinta hubka. Sidoo kale amarkani wuxuu kusoo beegmayaa markii lagu dhawaaqay in maamul cusub loo sameeyey gobolka Banaadir oo uu madax ka yahay Dhagaxtuur.

 

Samadoon Gedo News Desk Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

The news is confirmed. Notice Allpuntland's tone concerning an "attempt to disintegrate the TFG".

 

Muqdisho: Raysalwasaaraha Soomaaliya & Wasiirkiisa Warfaafinta Axmed C/salaan oo doonaya in ay Maxamed Dheere ka wareejiyaan hubkiisa,gaarka ah.

27. november 2008

 

APL

 

Muqdisho(AllPuntland)-
Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen & Axmed C/salaan oo lugu eedaynayo in ay usoo tafo xeysteen Burburinta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa ku guda jira qorshe ay doonayaan in ay hubka kaga dhigaan Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb.

 

Raysalwasaaraha ayaa wada hadalo kula yeeshay dhawaan Magaalada Muqdisho taliska ciidamada Itoobiya oo ay waayahaan isku fiicnaayeen, waxa ayna ka wada hadleen qorshayaal fara badan oo ku aadan Soomaaliya, siiba dhanka amaanka iyo Khilaafaadka isaga & Madaxweynaha Soomaaliya ka dhaxeeya.

 

Nuur Cadde ayaa ka codsaday Saraakiisha Itoobiya in ay hubka ka dhigaan Maxamed Cumar Xabeeb, isagoo sheegay in hadii aan hubkaasi laga dhigin uu saameyn ku yeelan doono amaanka gobalka Banaadir, waxa ayna dad badan sheegeen in uu Nuur Xasan Xuseen cabsi ka qabo weerar kaga yimaada Maxamed Dheere.

 

Nuur Cadde ayaa sidoo kale Saraakiisha Itoobiya markale codsigaasi ku celiyey markii la dhisay Maamul aan taageero badan ka heysan dadka Magaalada Muqdisho, waxa ayna Saraakiisha Itoobiya wali ka gaabsanayaan in ay udhaqaaqaan Guriga gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb oo aan wali ka hadlin arimahan, balse ka war haya.

 

Warqad ka timid sida lasheegay Taliska ciidamada Itoobiya ayaa la geeyey guriga Maxamed Dheere, taasoo cabdi cayiman loogu qabtey Maxamed Dheere in hubkiisa wareejiyo, laakiin taasi ayuu ka biyo diiday Maxamed Dheere sida ay ku waramayaan warar ku dhow dhow Maxamed Cumar Xabeeb.

 

Maxamed Dheere ayaa ku sheegay talaabadaasi mid ka soo horjeeda Axdiga dawladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay in hadii cid hub laga dhigayo laga qaado xubno ka tirsan dawladda Soomaaliya iyo kuwa aan xilalba heyn oo heysta Hubkiisa mid ka badan, warar hoose ayaa sheegaya in Maxamed Dheere taasi ka biyo diiday kuna celiyey warqad meeshii ay ka timid warqadii horey loogu keenay.

 

Diidmada hub wareejinta ayaa walaac iyo wel-wel ku beertay Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen & Wasiirkiisa Warfaafinta Axmed C/salaan oo labaduba hada jooga Magaalada Jabuuti oo ay ku saxiixeen heshiis awood qeybsi oo aysan raali ka aheyn baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, balse uu ku kooban yahay oo kaliya raga saxiixay.

 

Nuur Cadde ayaa talaabadaan oo kale horey uqaaday, basle waxa ay noqotey mid socon weyday, markii Maxamed Dheere diidmo qayaxan arintan ka muujiyey waxaana la xasuustaa in uu Nuur Cadde arintan markaasi si tan lamid ah uga codsaday Saraakiisha Itoobiya.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan maqli jiray ninkii kheyrkii loo xiirayoo adna maxaa sugeysaa. Sidii Yeey, wa iska caddahay in Maxamed Dheere uusan meesha ku sii waari doonin. Waxaa hadda steerinka haya Axmed Cabdisalaan amxaaradana waayadan dambe isku soo dhowaanayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Indeed, ninkii qeyrkii loo xiirayoo adna soo qoyso, wallee waa la iskaga daba imaan, niman badan bey foosha soo heysaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by HornAfrique:

The news is confirmed. Notice Allpuntland's tone concerning an "attempt to disintegrate the TFG".

 

quote:

Muqdisho: Raysalwasaaraha Soomaaliya & Wasiirkiisa Warfaafinta Axmed C/salaan oo doonaya in ay Maxamed Dheere ka wareejiyaan hubkiisa,gaarka ah.

27. november 2008

 

APL

 

Muqdisho(AllPuntland)-
Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen & Axmed C/salaan oo lugu eedaynayo in ay usoo tafo xeysteen Burburinta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa ku guda jira qorshe ay doonayaan in ay hubka kaga dhigaan Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb.

 

Raysalwasaaraha ayaa wada hadalo kula yeeshay dhawaan Magaalada Muqdisho taliska ciidamada Itoobiya oo ay waayahaan isku fiicnaayeen, waxa ayna ka wada hadleen qorshayaal fara badan oo ku aadan Soomaaliya, siiba dhanka amaanka iyo Khilaafaadka isaga & Madaxweynaha Soomaaliya ka dhaxeeya.

 

Nuur Cadde ayaa ka codsaday Saraakiisha Itoobiya in ay hubka ka dhigaan Maxamed Cumar Xabeeb, isagoo sheegay in hadii aan hubkaasi laga dhigin uu saameyn ku yeelan doono amaanka gobalka Banaadir, waxa ayna dad badan sheegeen in uu Nuur Xasan Xuseen cabsi ka qabo weerar kaga yimaada Maxamed Dheere.

 

Nuur Cadde ayaa sidoo kale Saraakiisha Itoobiya markale codsigaasi ku celiyey markii la dhisay Maamul aan taageero badan ka heysan dadka Magaalada Muqdisho, waxa ayna Saraakiisha Itoobiya wali ka gaabsanayaan in ay udhaqaaqaan Guriga gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb oo aan wali ka hadlin arimahan, balse ka war haya.

 

Warqad ka timid sida lasheegay Taliska ciidamada Itoobiya ayaa la geeyey guriga Maxamed Dheere, taasoo cabdi cayiman loogu qabtey Maxamed Dheere in hubkiisa wareejiyo, laakiin taasi ayuu ka biyo diiday Maxamed Dheere sida ay ku waramayaan warar ku dhow dhow Maxamed Cumar Xabeeb.

 

Maxamed Dheere ayaa ku sheegay talaabadaasi mid ka soo horjeeda Axdiga dawladda Soomaaliya, wuxuuna sheegay in hadii cid hub laga dhigayo laga qaado xubno ka tirsan dawladda Soomaaliya iyo kuwa aan xilalba heyn oo heysta Hubkiisa mid ka badan, warar hoose ayaa sheegaya in Maxamed Dheere taasi ka biyo diiday kuna celiyey warqad meeshii ay ka timid warqadii horey loogu keenay.

 

Diidmada hub wareejinta ayaa walaac iyo wel-wel ku beertay Raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen & Wasiirkiisa Warfaafinta Axmed C/salaan oo labaduba hada jooga Magaalada Jabuuti oo ay ku saxiixeen heshiis awood qeybsi oo aysan raali ka aheyn baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, balse uu ku kooban yahay oo kaliya raga saxiixay.

 

Nuur Cadde ayaa talaabadaan oo kale horey uqaaday, basle waxa ay noqotey mid socon weyday, markii Maxamed Dheere diidmo qayaxan arintan ka muujiyey waxaana la xasuustaa in uu Nuur Cadde arintan markaasi si tan lamid ah uga codsaday Saraakiisha Itoobiya.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

I like Allpuntland siday qarannimada u ilaaliso oo ay mar walba siyaasadaha Yey u difaacdo. Haddayba maantay Maxamed Dheere u doodeyso oo ay leeyihiin HUBKIISA GAARKA ah...lol...Tolow Qanyare, Muuse Suudi soo hubkooda gaarka ah ma ahayn wixii laga qaaday?

 

Waah waah waxaasaa controdiction ah:

 

here is what Abaaqaroow (another twin website of Allpuntland) wrote when Maxamed Dheere caayey Yey back in 2006:

 

 

Nalasoo xiriir

 

Chat

 

USEC

 

 

 

 

 

 

Radio Galkacyo

RochesterSomali TV

Radio Hormuud

Radio Garowe

Radio Shabelle

Sagal Radio (Live)

SBS Radio Aus

Radio Laascaanood

Somali Radio Sweden

Radio Copenhagen

Radio Ileys

Radio Sahan

Radio Warsan

Radio SCERDO

Radio Hadhwanaag

Radio Benadir

Somali swiss radio

Radio Xoriyo

Radio & TV Djibouti

Radio Somaliland

Qaran Radio

Radio Dalmar

Radio Golis (RG)

Sagal S. Radio

Somali Radio (USA)

Focus On Afirca

 

4 somaliwomen

AllPuntland

Allwadani

Aftahan

Allsomali.com

AllDalka

Allgedo Online

Arlaadi Online

Arlaadinet

Afgoi.com

Awdelnews.com

Bakaaraha

Bualenews

Banadir City

Baafin.com

BBC L. Afka Soomaaliga

Balcad.com

Benadir-Watch

Benadir

Berlula Online

Burtinle Online

Buurhakaba

Buulaay

BAIDOA.COM Codk Somali Galbeed

Cadayga

Cayaaraha.com

Ceelbuurnet

Cadaado.net

CeelBuur

Dalka.com

Dayniile

Dhahar

Deeyoo

DjiboutNet

Diinsoor

Gedonet

FALSAN

Gedonet

GodeyNews

Gedohomepage

Geeska Afrika

Goldogobsite.com

Goobjoog

Gashaamo

SBC online

Halgan

Halgannews

Hobyonet

Horseednet

Himilo Online

Hiiraan Online

Hiiraan Time

HornAfrik Online

Israac

Islam East Africa

Jowhar.com

Jannaale

Jiimonet

Kenyan Somali Comm.

Kilil5.com

Lafoole.com(SOTAS)

MarkaCadey.net

Marka Caddeey

Mudug Online

Dhahar

Midgaan.com

Midland state Mogadishu University Midnimo.com

Onkod

Puntland Post

Qaranimo.com Qaamuus

Radio Somaliland

Radio Laascaanood Radio Free Somali

Raasonet

Ruunkinet

Somali Bantu

Somalisan TV Shabelle.net Somali TV Online Somali Lawyers' A.

Somali Post Som. Cartoon Network Somali Student Assoc Suxayfa

SBC Online

Somali IT

Somaligalbeed.net

Saylac.com

Somali Fisheries Society

Somalilandnews.com Somalitalk.com **********.com Somaliawatch.com Somaliawatch.org Somalilandnet.com Somali R. & H. Center SomaliNet

Somitek

Somali Water & Environ

Somali Weyn

Somali Wide

Somalihome Online

Somali Peace Process

SomaliUK.com

Soomaali

Suxufi

STN-TV.NET

SomaliAmerican

Somalia Online

UFUROW

Wardheer News

Widhwidh

Xeebta

 

 

************

Qaran Press

Somali Press

Warsan Times

Jamhuuriya

Ayaha Nolosha Elektaroonig

Ayaamaha

East African Standard

Daily Nation of Kenya

Addis Tribune

African Newspapers

Arab News

 

 

Wamaa yaclamu junuuda Rabika illaa huwa Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Xafidahullaahi wuxuu Allaah u boqray inuu dulmiilayaasha kaga safeeyo Somaaliya waana kuwaa daalimiintii marba magaca la soo baxaya

 

 

 

Madax wayne Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaah oo xikmadii mandela mid aan ka dhicin lasoo baxay

 

 

 

Maxaad Ka taqaanaa Deegaanka Haylaan iyo Qabriga *******? (Daawo Sawiro).

 

 

 

Madax wayne Halyey C/llaahi yusuf Xafidahullaah oo xikmadii mandela mid aan ka dhicin lasoo baxay

 

 

 

Lamood-sa Noqonweeyday

 

 

 

Waa Oday Somaliyeed, waa Halyeyga Somaliya waa nabaddoon ,waa madaxweynaha ummadda Somaliyeed mudane C/llaahi Yusuf Axmed Xafidahullaah

 

 

 

Raisulwazare itoobiya mudane meles zinawi oo muujiyay xikmad heersara ah iyo cadaalad

 

 

 

NIN HOOYADII QORAX KU DILAY AAYADDII HOOS UMA JIIDO.

 

 

 

ALLAAHUMMA LAA TAJCAL MUSIIBATANAA FII DIININAA Col:Xassan Daahir Aweys iyo Agoontii Ilmo Bidde!

 

 

 

SIDA WEBKA INA JIRAA(ABAAQAROOW) XOGTA LOO JIRSHAA AMA JAALLAYAA WAA LAYSKA JOOGAA.

 

 

 

GAFUUR XUME HABARTI DILE FOOLXUME Dr.HUURAALE MA UMULBAA ILLOWSHIINYO DHOWAA?

 

 

 

xafladii loo gudabaaldagay sanad guuradii puntland oo kadhacdey sweden

 

 

 

Waa Oday Somaliyeed, waa Halyeyga Somaliya waa nabaddoon ,waa madaxweynaha ummadda Somaliyeed mudane C/llaahi Yusuf Axmed Acazallaahu bihi

 

 

 

Shirkii- Beel Weynta Mudulood ee Waqooyi America

 

 

 

INNAA LILAAHI WA'INNAA ILEYHI RAAJICUUN

 

 

 

Adoo ciirsila fadhiya Rabbaa kuu ciidanshee Cawaaloow ciil ha arag

 

 

 

Ethiopia marna raali ka noqon meyso in Somalia ay dowlad la´aan noqoto Ganboyarta maxaakiinta dacaayadey doonaan ha sheegaan.

 

 

 

Shirka lagu tageerayo dib u heshiisiinta qaranka ee dawladu ku dhawaqday ee lagu qabanayo magalada muqdisho oo ka dhacay dalka sweden sawiradoo dhan sii daawo.

 

 

 

QARNI QORNAA MAALIN QURA LAGUMA DUMIYO,qormo

 

Jowhar:-Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe Max’ed Cumar xabeeb Max’ed Dheere oo maalmahaanba ku hadaaqayay hadalo ka dhan ah dowladda fedaraalka kmg ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uusan aqoonsana

Jowhar:-Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe Max’ed Cumar xabeeb Max’ed Dheere oo maalmahaanba ku hadaaqayay hadalo ka dhan ah dowladda fedaraalka kmg ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn dowladda fedaraalka kmg ah ee Soomaaliya oo muddooyinkii lasoo dhaafay xarun kumeel gaar ah ka dhigatay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

 

Maxamed dheere oo u warramayay mid kamid ah idaacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ku tilmaamay madaxweyne C/llaahi Yuusuf oday kasoo jeeda beesha ******* oo ciyaalo suuq ah –waa sida uu hadalka u dhigaye-, isagoo tilmaamay dowladda fedaraalka kmg ah ee Soomaaliya in aysan caga soo dhigan karin deegaanada hoos yimaada maamulkiisa.

 

“C/llaahi Yuusuf uma dhqamo sida madaxweyne oo kale, waana oday ******* ah oo ciyaala suuq ah, si xun ayuuna noola dhaqmay, sidaa daraadeed dowladda masoo mari karto deegaanada aan ka taliyo, mana soo dhaweyn doono” ayuu is caro leh u yiri Max’ed Dheere oo intaa ku daray madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo maliishiyooyinkii la socotay in xitaa ay ka qaateen agabkii yiilay guryihii uu dajiyay.

 

Max’ed Dheere ayaa ku eedeeyay madaxweyne C/llaahi Yuusuf in uu dhaamay marti gelintii maamulkiisa uu u fidiyay dowladda, waxa uuna sheegay madaxweynaha in uu ka kacay falal ka dhan ah abaalkii ay u galeen maamulka Shabeellaha dhexe.

 

Aflagaadada Max’ed Dheere ayaa ku soo beegantay xilli cutubyadii ugu danbeeyay maliishiyooyinkii ku xaraysnaa xerada Kongo ee kasoo jeeday Puntland ay xalay isaga dhaqaajiyeen gobolka Shabeellaha dhexe, iyagoo kusii jeeda magaalada Baydhabo.

 

Maamulka Shabeelaha dhexe ayaa ka hor joogsaday maliishiyooyinkii ku xaraysnaa xerada Kongo in ay kaxaystaan ilaa 17 gaari iyo matooro dowladdu ay ka heshay dowladda Talyaaniga oo laga soo dejiyay garoonka Cisaley ee duleedka magaalada Muqdisho iyo agab kale oo dowladdu ay ka heshay dalal ay saaxiibo yihiin.

 

Warar saakay laga soo xigtay saraakiisha maliishiyooyinkaas ayaa sheegaya in ay si nabad gelyo ah uga talaabeen xadka gobolka Shabeellaha dhexe.

 

Mar uu ka hadlayay isbahaysi ashahaada la dirirka ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Muqdisho waxa uu sheegay in uu xubin buuxda ka yahay isbahaysigaaas, isagoo amaan u jeediyay wasiirada hubaysan ee ku bahoobay isbahaysigaas laga fangareeyo dhanka Maraykanka.

 

Si kastaba ha ahaatee tan iyo markii xubnaha labada gole ay isugu tageen magaalada Baydhabo waxaa kasoo baxayay Max’ed Dheere hadallo lid ku ah madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo dowladdiisa, iyadoo sanadkii hore xilagan oo kale Max’ed Dheere uu aflagaadeyn jiray wasiirada hubaysan ee Muqdisho, isagoo xiligaas iska dhigayay nin hormuud u ah dowladda, balse waxa uu iminka xiriir wanaagsan la leeyahay wasiirada hubaysan, waxaana la filayaa xaflad maanta iyo caawa socon doonto oo loogu dabaal degayo sanad guuradii 4aad ee kasoo wareegatay aasaaskii maamulkiisa in uu Max’ed Dheere ka jeediyo aflagaadayn kale oo ka dhan ah madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo dowladdiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this