Sign in to follow this  
Cowke

SSC Clan Elders Sign Agreement With Puntland Govt. Pictures

Recommended Posts

Cowke   

saleban.jpg

 

jiir.jpg

 

isim.jpg

 

xildhibano.jpg

 

isimada.jpg

 

 

Heshiis dhexmaray Isimada Sool Iyo dawlada Puntland (Sawiro)

 

Waxaa maanta lagu qabtey xarunta madaxtooyada Puntland kulan laba geesooda oo ay yeesheen Isimada gobolada SSC iyo dawlada Puntland oo ay hor kacayaan Madaxweynaha iyo ku Xigeenkiisa.

 

 

Kulankan oo saaka bilowdey ayaa soo gaadhey galabta 5:00 galabnimo xiliga Garowe waxaa si weyn loogu lafa gurey doorka ay dawlada Puntland ka qaadan doonto soo celinta magaalda Laascaanood iyo deegaanada kale ee maamulka Soomaliland ay gacanta ku hayaan.

 

 

Waxaan laba dhinac isku afgarteen qodobadan:

 

 

1. Sida Dastuurka Puntland ku cad gobolada Sool Sanaag iyo ceyn waa qeyb ka mida Puntland mana kala gu´i karaan.

 

 

2. In Masuuliyada soocelinta deegaanada ay leedahey dawlada Puntland.

 

 

3. In doorka Isimadu yahey Xalinta Khiaafaadka, dhex dhexaadinta Umada, mideynta beesha, wacyi galinta iyo Abaabulaka oo lagama maar maan u ah soo celinta deegaanada maqan.

 

 

4. In la joogteeyo wada tashiga iyo iska warheynta Isimada iyo dawlada, waxaana ugu danbeyntii halkaasi looga mahad Celiyey Xildhibaanada dawlada Fadaraalka Soomaliya ee ka soo jeeda deegaanada Puntland oo qeyb libaax leh ka qaatey wada halka labada dhinac ee xiriirkoodu aanu mudooyinkan wanaagsaneyn.

 

 

Isimada saxeexey Heshiiskan:

 

 

1. Garaad saleebaan garaad Maxamed

2. Garaad Abshir Saalax

3. Suldaan Siciid Cusmaan cali

4. Garaad cali Buraale xasan

5. Garaad C/laahi Axmed cali

6. Garaad maxamuud Cismaan mashqare

7. Garaad saleebaan Buraale Aw aadan

8. Ugaas Faarax maxa,uud Cali

9. Garaad C/laahi Garaad Soofe

 

 

(NB. Isimada ayaa waxa ay si rasmiya u wakiishey garaad saleebaan Garaad Maxamed oo u saxiixey )

 

 

Dhanka Dawladana waxaa u saxiiixey

 

Jen: C/laahi Axmed jaamac (Ilka jiir )

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

SSC elders would be best advised not to put their money on puntland bringing back Lascaanood. There is nothing new here, and if the Khussuusi is not going to organise SSC people to rebel against Somaliland, the status quo will be maintained.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

All of the four points suggested on agreement except one were never being disputed from the get go. However this item 2:

2. In Masuuliyada soocelinta deegaanada ay leedahey dawlada Puntland

 

I am not certain why this point is in the list of agreed terms when Puntland couldn't, isn't ready and won't return LA back from SL. This is very ****** to agree upon unless there are hidden and undisclosed reasons for it.

Who know why though. I am realized that both P/L and S/L have a master ruler whose his say is the final..guess who is he???

 

I will wait when things come to more clear. Till then Khusuusi is reponsible for every thing in my books.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ They are still in Burowadal.. No need to go to Garowe for all Garaads. Even those in Garowe only one Garaad signed on behalf of the rest. I guess your question is leading towards whether these two Garaads are in agreements with the rest? I don't know either but I guess its answer will surface in the near future.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a good step & it's time the admin took responsability for the regions of the state. The two track must continue, peace within the clans of SSC and Puntland admin putting pressure on the secessionist enclave.

 

Nice pics

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garowe: Isafgarad dhexmaray D.Puntland iyo Issimada SSC

17 Mar 17, 2010 - 7:59:45 AM

 

Waxaa soo baxayey ilaa maanta baaqyo kala duwan oo ka soo baxayey waxgaradka Gobollada Puntland kaasi oo lagu taageerayo heshiiskii ay wada gaaraeen Dowladda Puntland iyo Isimada Gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn maalintii shalay [Mar 16].

 

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ka mid Isimada magaca dheer ku leh deegaanada Puntland oo maanta nagu soo nagu booqday xarunta Radio Garowe ayaa sheegay in si wayn u soo dhawaynayo isafgaradkaasi ay wada gaareen Dowlada Puntland iyo Isimada Gobolada SSC.

 

"Waxaan u arkaa in heshiiskaasi uu yahay mid baabi'inaya wixii ku dhexjiray Issimada iyo Dowladooda, runtiina waa mid ay ka naxayaan dhamaan cadowga Ummada iyo Dowlada Puntland.

 

Garaad Ciid oo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri: "Waxaan Dowlada Puntland kula talinayaa in dhamaan hadii la is afdhaafo ama la kala fikir duwanaado loo gogol xaaro xal in laga gaaro."

 

Arintaan ayaa ku soo beeg maysa xilli maalintii shalay galinkii danbe ay heshiis wada gaareen madaxda Dowlada Puntland iyo Issimada Gobollada Sool, Sanaag, iyo Cayn (SSC) ka dib kulan saacado qaatay oo ku dhexmaray xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garowe dabadeedna heshiis qodobo dhowra ka kooban labada dhinacba kala saxiixdeen.

 

Qodobada la wada saxiixay waxaa ka mid ah in Dowladda Puntland kaliya ay leedahay mas'uuliyadda soo celinta Gobollada ka maqan Puntland oo ay hadda gacanta ku hayso maamulka la magacbaxay Somaliland, gaar ahaan xarunta Gobolka Sool ee magaalada Lascanod.

 

Waxaa kaloo la isku raacay in Issimada SSC ay ciyaaraan doorkoodi caadiga ahaa ee nabadeynta iyo midaynta bulshada.

 

Isafgaradkaani ayaa yimid ka did markii Issimada SSC ay ku shireen tuulada Buurawadal ee Gobolka Sool in muddo ah halkaasi oo ay ku dhisteen Guddi la magacbaxay Qusuusi.

 

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Md. C/xakim Axmed Guled, ayaa si weyn usoo dhaweeyey heshiiskaan isagoo ku tilmaamay talaabo lagu farxo.

 

Dhanka Dowladda Puntland, heshiiskani waxaa sixiixay Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. C/llahi Axmed Ilkajir halka dhanka Issimada SSC ay si wadajir ah u sixiixeen 9-sagaal Issim oo uu hormuud ka yahay Garaad Saleeban Garaad Max'ed.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I see the Pirateland is trying to use the Garaads for their own purposes, 1 thing the Garaads should know is if they make backdeals with puntland there will be no more SSC agenda and no more las anod for them , they can all retire in garowe for all we care.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ lool, our aim is to achieve our goals with little Somali blood shed as possible. The Garads are at home in Garowe, his in itself is our victory. You onthe other hand rely on the support of one man who will no doubt come back to Garowe in due time.

 

The people of Puntland regardless if they are from Galkacyu, Erigavi or LA are one and the same.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by General Duke:

^^^ lool, our aim is to achieve our goals with little Somali blood shed as possible. The Garads are at home in Garowe, his in itself is our victory. You onthe other hand rely on the support of one man who will no doubt come back to Garowe in due time.

 

The people of Puntland regardless if they are from Galkacyu, Erigavi or LA are one and the same.

loool war ciyaarta naga dhaaf sxb pirateland can't fight a small militia in southern galckayo let alone a might nation who bought the siad bare regime( second strongest army in africa in the past) to it's knees.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by General Duke:

isimada.jpg

what a nice pic, even the president looks good, oh is that Xasan Abshir at the back?

Duke yes that's him, even this pic shows Hassan Abshir to!

 

xildhibano.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sacad Duaale, if you were born in 2008 then we have nothing to talk about, the Puntland admin crushed the secessionists the last time we had a real war. In my own view, o think the best way to win this is the way we are doing it now.

 

The Garads are home in Garowe, not Hargaysa and Thats telling.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

loooooooooooooool, keep signing your dream agreements as long as i have my army, you are no threat !!!

 

SOOOL IS MINE SAXIB...SO IS SANAG, SO IS BUHOODLE...

 

if you have the guts to stop me, stop signing some pretend agreements like your oil contracts and face me like a man on the battle field.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this