Che -Guevara

Somaliland and Ethiopia signs "Historic" MoU on access to Red Sea and Establishment of Naval Base

Recommended Posts

17 minutes ago, Che -Guevara said:

Wow

 

gaala madowdi way kirbeen, they are inflitrators see how he mastered the somali tongue , just to inflitrate

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Che -Guevara said:

Djibouti released a statement the moment HSM landed in Asmara 

 

Wuxuu ordaba, dalal cadow ah ku noqnoqdo hadda ogaaday dalalka Soomaaliya horumarkeeda daneynaayo yihiin Qadar, Turkiga iyo Eritareeya. Farmaajo inuu saxsanaa hadduu ogaaday. Siyaasad waxba kama yaqaano, dhul boob iyo hanti boobid ayuu siyaasad moodaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
30 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:

gaala madowdi way kirbeen, they are inflitrators see how he mastered the somali tongue , just to inflitrate

 

Kibirkooda adiga iyo inta kula fikir ah qol isku ooday haddana dadkaan qolka soo gishtay ila jooga tiri. Hala yaabin hadduu kula sheegto isla qolkaas.

Bal ii sheeg why did Oromada target inay si xad dhaaf ah u degaan magaalooyinka Waqooyi Galbeed (Hargeysa, Berbera) iyo Waqooyi Bari (Boosaaso) and not Koonfurta. Nabadda kaliya ma'aha. Xamar waala degnaan karaa, but they never tried. Meesha dan ayaa laga leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
54 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Kibirkooda adiga iyo inta kula fikir ah qol isku ooday haddana dadkaan qolka soo gishtay ila jooga tiri. Hala yaabin hadduu kula sheegto isla qolkaas.

Bal ii sheeg why did Oromada target inay si xad dhaaf ah u degaan magaalooyinka Waqooyi Galbeed (Hargeysa, Berbera) iyo Waqooyi Bari (Boosaaso) and not Koonfurta. Nabadda kaliya ma'aha. Xamar waala degnaan karaa, but they never tried. Meesha dan ayaa laga leeyahay.

Anigu uma yeedhin Galla madowda,   waxa keentay duruufo dawarsi , waxan ala odhan kara waxa keeney policy iitoobiya ku soccotta wa dhab wa wax jira kara , Laakin marnaba may keenin taasi  Inan Somaliland ahay ama Gooni isutaaga Somaliland tageero. Sababto ah ninkan kabba ka tolanaysid kabihisa la eega maanta haday iitoobiya iso weerarto xita wax aadigu ii qaban kartid majirto not meaning u Shakhsiyand , (But Somalia). Because taadi baad la taag darantahay. Dadka Somaliland waligood may jeclayn oromada sababto ah wa dad duli oo darxumo badan oo cuduro farra badan watta. Sheikhi  dhintay eeh la odhan jiray sheikh adan sero  raximullah aya wuxu odhan jiray nimanka iska fogeya ,kalmahada somaliga aad baraysan na joojiya iyo inad  aad tidhahdan geedkan afsomaliga waxa lugu yidha , sidan iyo sidan. Sababto qotidu they copty and want to inflitrate thats what i know for sure

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Quote

 

Golaha Wakiilada Somaliland oo soo saaray qaraar lagu cambaaraynayo dowlada Soomaaliya

 

 

Isniin, January, 8, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo saaray qaraar ay ku cambaaraynayaan farogalin ay sheegeen in ay dowlada Soomaaliya ay ku hayso arrimaha Somaliland.
 

 

Golaha ayaa sheegay in Somaliland ay tahay dal madaxbannaan oo xornimadiisa ka qaatay Boqortooyadii Ingiriiska sannadkii 1960, isla markaana ay heshiisyo la gali karo dalal iyo shirkado shisheeye si waafaqsan dasuurkeeda.

Golaha ayaa si gaar ah uga jawaabay qaraarkii uu baarlamaanka Soomaaliya ku buriyay isfahankii Somaliland iyo Itoobiya, isaga oo uu goluhu sheegay in go'aankoodu aanu waxba ka badali karin isfahamka labada dhinac gaadheen.

Hoos ka akhriso qaraarka Golaha Wakiilada oo dhamaystiran:-

 

Seems the talks didnt help qodobki ku jiray muxu ah yaan wada hadalada la carqaladayn , This sounds like carqaladayn😂 On both sides ofcourse not only on Somaliland side but also on Somalia side. Qodobki weegi hore la sexeexay durba wala jabiiyey.  Haa dhakhleyso

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
45 minutes ago, Che -Guevara said:

 

I think the Egyptians are more frightened then Ulusow him self. Becase of the Whole conflict with  Ethiopia and if Ethiopia establishes a naval base on the  golf of aden , Thats a game changer really 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.