Sign in to follow this  
General Duke

President of Somalia -Abdullahi Yusuf Ahmed 2007 Somali Person of the year

Recommended Posts

The most important events which our man of the year took part in. These are important historical images.

 

madaxweyne.jpgMadaxweynaha Somalia Cabdullaahi Yuusuf Axmed xaafidullah oo ka hadlay muddadii sannadka ahayd oo Dowladda Somalia ku sugnayd caasimadda waxyabihii ay qabatay ayuu sheegay inay ugu waaweynaayeen inay dalka ka saareen kooxo uu ku sheegay argagaxiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Main reasons. 1 For the TFG take over of the armed factions, looters inc and terror groups centre of power. Thus reclaiming the capital of Somalia for the Somalis everywhere regardless of clan.

 

2. Fostering good diplomatic relations with all major international players and getting them to support the long standing TFG policy of getting Peace Keepers and diminishing the power of the anti governemnt groups.

 

3. For holding successfull National Reconciliation conference in Mogadishu and bringing all the major Somali clan's together in one venue.

 

4. For keeping the Somali governemnt together in this difficult time of friction and corruption, and for the smooth transfer of PM from Geedi to Nur cade.

 

The man is TFG and the hope of Somalia and long may his reign last.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2 National Reconciliation Conference Mogadishu.

 

The 45 days that changed a nation.

 

The national reconciliation conference (NRC) of Somalia proved two important points.

1. That the desperate Somali clans could be brought together.

2. That this grand gathering could be held in the much scared, neglected and beloved capital Mogadishu.

sixiixshirka.jpg

 

bashishirka6.jpg

 

shirka07.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe: Madaxweynaha Jabuuti oo ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Soomaaliya dadaalka uu ugu jiro dib u heshiisiinta dalka

29. July 2007

 

Garoowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa dhambaal hambalyo ah ka helay dhigiisa dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle.

 

Dhambaalkan oo ahaa mid taageero ah oo Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle uu ugu hambaleyaynayey Madaxweyne Yuusuf dadaalka dib u heshiisiineed ee dowladda Federaalka ugu jirto sidii wada hadal wax walba loogu dhameyn lahaa.

 

“Anigo ku hadlaya magaca Jamhuuriyadda Jabbuuti iyo kan shacabka waxaan ugu hambalyeynayaa Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmeddadaalka dib u heshiisiin ee dowladdiisu ay u gashay sidii beelaha Soomaaliyeed u gaari lahaayeen heshiis buuxa” ayaa lagu yiri dhambaalkaasi .

 

Dhambaalkan ayaa sidoo kale lagu magacaabay ergay cusub oo dowladda Jabuuti wakiil uga ah shirka dib u heshiisiinta kaasoo lagu magacaabo Yuusuf Cumar uuna wakiil buuxa ka yahay dowladda Jabuuti.

 

Madaxweynaha Raashia oo Taageyrey Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha Somaliyeed

 

Madaxweynaha dalka Raashia ayaa hadalkan ka jeediyay xafiiskiisa mar uu safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday dalka Raashia Prof Xandulle uu ka guddoomayey waraaqaha aqoonsiga safiirnimo iyadoo uu soo dhoweeyay safiirnimada cusub wuxuuna kula dardaarmay safiirka Somaaliya

 

Dowladda Raashia ayaa shaacisay in ay taageersantahay shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed kaas oo ay sheegtay in uu soo dadajin doono xal u helida dhibatooyinka ka taagan dhamaan dalka somalia.

 

Madaxweynaha dowladda Raashia Faladamiir Putin ayaa sheegay inuu dalkiisu si aad ah u taagerayo shirka beelaha Soomaaliyeed wuxuu kaloo madaxweynuhu si aad ah u amaaney hoolaha nabadeynta ahi ay dowlada kmg ah ka qabatey gobolo badan oo kamid ah somalia gaar ahaan magaalo madaxda somalia ee Muqdisho.

 

Mr:Putin waxaa kaloo uu sheegay in uu si buuxda u taageerayo dadaallada ay dowladda Federaalka ugu jirto nabad iyo amaan kusoo dabaalidda dalka iyo dib uheshiisiinta fikirradaha kala duwan ee Soomaalida ka dhax jira.

 

Wuxu kaloo Muujiyay Faladamiir Putin sida uu u aaminsan yahay in ergada ka socota midowga Afrika ee nabad ilaalinta u joogta Somalia ay awood u leeyihiin xasilooni ku baahinta dalka Somalia.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this