Sign in to follow this  
General Duke

President of Somalia -Abdullahi Yusuf Ahmed 2007 Somali Person of the year

Recommended Posts

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo tagey Maanta, lana Kulmay Sheekh Aaden Madoobe Iyo Nuur Cadde!!

 

Madaxweynaha Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed Xaafidullah ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, ka dib todobaadyadii ugu danbeeyey oo uu booqanayay Dalala shisheeye.

 

Madaxweyne Yuusuf ayaa soo dhaweyn kala kulmay Madaxda Dowlada Soomaaliya ee joogtey Magaalada Baydhabo iyo Kumanaan dadka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ah, isagoo markaasina bilaabay wada hadalo ku aadan soo xulitaanka Wasiirada dowlada Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmihii ugu danbeeyey joogey Magaalada Nayroobi isagoo halkaasi kula kulmayay Madaxda dowladaasi iyo Deeq bixiyaasha Caalamka oo uu kala hadlay arimaha ku aadan sidii taageero xoogan loo siin lahaa dowlada Faderaalka ee Soomaaliya.

 

Warar hoose oo ku dhow dhow Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku waramaya in uu Madaxweynuhu la kulmay Madaxweynaha Kenya, isagoo ugu hanbalyeey Doorashada uu ku guuleystay isagoo tibaaxay in looga baahan yahay in sare loo qaado xiriirka ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya & Kenya.

 

Madaxweynaha Dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed Xafidullaah ayaa ka bilaabay Xarunta Madaxtooyada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo madaxda dowlada Soomaaliya, gaar ahaan Raysalwasaare Nuur Cadde iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aaden Madoobe oo ay ka wada hadlayaan waxyaabihii ugu danbeeyey ee ka dhacay dalka Soomaaliya ,gaar ahaana Magaalada Muqdisho.

 

Tagitaanka Madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xili beri laga dhowrayo Raysalwasaare Nuur Cadde soo dhisida dowlad Tayo wanaagsan leh ,kana kooban 18-wasiir oo qura ,iyo marxalada Magaalada Muqdisho oo dagaalo ay ka dhacayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A.%20Yusuf70.jpg

 

"Faced with crisis, the man of character falls back upon himself."

— Charles DeGaulle, French general and president, founder of the Fifth Republic (1890-1970)

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Indeed, it must have came in handy when Baidoa was being encircled from every end. Cayrow, IndaCade, Xasan Dahir, Goobanle, Seeraar, Cirfo and their lackeys, thought it was fun. They did know that the man of character was ready

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this