Che -Guevara

Is There a Plan B in place for Somaliland?

Recommended Posts

3 hours ago, gooni said:

Snm dagaalkeedu xaq ma'ahayn wayna ogyihiin xaqiiqda dhabta ah, intooda waayo aragaa 

ilmahaaga hadaad xaaraan ku quudisana aakhirka ayagaa dila.

Erayga jihaadkana way ku xad gudbeen si xad dhaafa. 

Jihaadka wuxuu kuu banaan yahay markii diintaada maalkaaga cirdigaaga laguugu yimaado.

Alle wuu abaal mariyaa qofkii ku dhinta, markaad xaqaas ku dhimato waxaad qaadan kartaa magaca (mujaahid)

Ma'ahan qof kastoo marqaan dhidid ka keeno in loogu yeero mujaahid.

Intaas aan kor kusoo sheegay waa loo ilaalin jiray laguma xad gudbin waa xaqiiq warkaan idiin sheegayo.

Towbadu way u furan tahay snm jiilka beenta loo sheegay walaalihiin soomaaliyeed wax la qaybsada habrahaan masii wada socon karaan qabiilna qaran ma noqon karo ama heesa ama buraanbura.

Hadii aad ka dhaga adaygtaan waxaa imaan doonta maalin uusan misaan lahayn hadalkiinu, habrahoo dhana godkooda biyo ugu galaan

Waa talo walaalkiin soomaaliyeed waayo waxaan ogahay inaad soomaali sax ah tihiin.

Dadka waa weeyn, sax ,was ogyihiin, dhabta ,kuwa yaryar Qaranka Qaranka Sidii logo qaadayey waa ay rumeeysteen, Wadan la aqoonsadey bay U haystaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
13 hours ago, maakhiri1 said:

Dadka waa weeyn, sax ,was ogyihiin, dhabta ,kuwa yaryar Qaranka Qaranka Sidii logo qaadayey waa ay rumeeysteen, Wadan la aqoonsadey bay U haystaan

Jiilka cusub ama Tiktok generation badankoodu wa igu sawir, wee ogyihiin dhabta oo waxba kama qarsoona aduunka waxa ka jira, dantooda ayee ka racaan oo wadan caadiya ayee rabaan oo aduunka ku xidhan, official status leh. As long as they can keep the flag, 18 may party, they really don’t care and will choose their own interest above all else. 

Do you think the young generation in Xamar is any different from those in SL? As long as they wave the blue flag, they will party to any tune that is presented and choose their own interest above all else. They do not care about state structures or the much propagated federalism, as long as they feel part of a state that provides normalcy, they are much more pragmatic that the old zealots dreaming of grandeur and a past gone era. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.