Sign in to follow this  
Thankful

President Faroole, Ilko-Jiir MUST be investigated and/or RESIGN for criminal activity

Recommended Posts

Hunguri   

Jacaylbro, Ngonge, Ayoub, Africa, idinka ninkaa General Duke laydinkuma imaanayo. General-ku isagaa ummadiisa yaqaana siduu ula xaajoodo :D . General Duke, ina adeer adigaanu nimankaas kugu ognahay.

 

A&T :D , aan kula kaftamee. Waxan kaa sanqadhaya. Waxaan garan waayay inuu dareen kugu dhaliyey, iyo inuu yahay fariidnimo aad u dhalatay, waayo ma odhan karo kalmadii kalee ( doqoniinada ) smile.gif .

 

Haduu waxaas kaa sanqadhaya dareen kugu dhaliyey, oo Puntland, Faroole iyo Ilka Jiir cadaawad gaar ah ONLF ku sameeyeen, dee ina adeeroow waynu dawaynynaa, waynu ka wada fadhiisanynaa, waa laga wada hadlayaaye waxakan iska saar.

 

Haddayse tahay doqoniino, wacad Allah, taas Allaah uun baa dawayn kara. Nabi Muusena waa habaaray :D .

 

A&T, warkalena waan kuu sheegayaa. Anigu UN-ta waxaan moodayay xafiis aad u wayn oo inta badan mashquul ah. Laakiin, maanta xafiiskii iyo Golihii Amnigaba qoladayadii Warsaaangeli ayaa lagaga hadlayaa :D:D:D Ilka Jiir ayaa booday, Attam ayaa Somali land eegay, Xanaano ayaa Obama u hanjabay, Hunguri baa halkaas lax ku qashay :D

 

Waaba shax shax iyo nus!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Hunguri,

 

UN iyo waxaas ka bax adeer. Ninkan Ilka-mouse ah waxaanu ku haynaa cadaymo inuu sirdoonka Ethiopia la shaqeeyo ee ama naga qabta ama mid Dhahar dhuxul ku sii wada oo madaxa ku dhufano la waayi maayo. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Abtigiis, waniyow Dhuxushan baas yaakugu yidhi Dhahar ayaa laga shidaa loool bahashan Xassan Turki iyo Ahmad Madoobe ayaa ugu badan wax shida, oo waliba iyagu fariidnimadooda waxa la yidhi, waxay ugu jecelyihiin Geedkii macaanaa ee Canbaha ahaa inay dhuxusha ka shidaan :D

 

What a civilized Dhuxusha Junta ! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Hunguri, don't put me with Jb and Ayoub waryaa. I like Faroole and always said that I liked the man. He is the only president in the whole Somali world that actually earns his money (even the dollars he gets from pirates).

 

From the day the man took the job he has not had a break and seemed to be dealing with one problem or another every single day. How much work do Sh Sharif or Riyaale do in a week?

 

(But I still blame Amin Amir. He's the one who started all this). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

lool @ Amiin Amir. By the way, I forgot Amin's pictures on the Piracy issue, and just saw the one posted by Ayoub.

 

NG, why dont you tell your friend Faroole to bribe Amiin Amir ? I know, you work with the Pirates and your maltilingual skills benefit the pirates to negotiate more effectively smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar hunguriyoow reerkii waa loo soo galaye bal tolka tashada dheh oo sidani si maahee khusuusi ha la sameeyo arimahan wax ka qabata ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB:

khusuusi

:D

 

 

A&T,

Awowgaa la janee, Itoobiyaa madaxa kaa gashey. :D

 

Sheekadii ninkii indhoolaha ahaa oo hada ka hor aan ka sheekeeyey (ku noqon maayee), wax is ma dhaantaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Koora

 

Adeeroow ninkaa eed badan baa laga sheeganyaa. Nairobi niman inay kaw ka siiyaan raba yaan ku arkay. Warka hala gaadhsiiyo Ilka-jiir, oo Ethiopian uu wax weyn u qaatay ha ka hadho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

A&T, warkalena waan kuu sheegayaa. Anigu UN-ta waxaan moodayay xafiis aad u wayn oo inta badan mashquul ah. Laakiin, maanta xafiiskii iyo Golihii Amnigaba qoladayadii Warsaaangeli ayaa lagaga hadlayaa Ilka Jiir ayaa booday, Attam ayaa Somali land eegay, Xanaano ayaa Obama u hanjabay, Hunguri baa halkaas lax ku qashay

 

Waaba shax shax iyo nus!

:D

 

:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Do you know who wrote the report? The Somali Monitoring Group headed by none other than a friend of Puntland; Mat Brayden :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this