Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Boocane Declaration Will Never Change the Reality On the Ground

Recommended Posts

me   

Originally posted by Oodweyne:

^^^^
quote:
Originally Posted by Mr. Che
,

 

Oday markuu duqoobo waxaa kasoo hara
dhuuso
iyo
faan
. Soomaaliya wax lagu hayo ma jidho bal umaadaan masaakiinta yaan la,isku baabinin.

Waryaa willkow, si fiican ii dhageyso: (
kow
) Aad iyo Aad ayaad u edeb daran tahay; (
laba
) waxaad tahay kuwa darbiga laga helay, ee aan ku soo ababin akhlaaq iyo guri sharafleh, toona; waligiina, ciyaal gudaafad qashinka uu ku dhex dhashay aan kasoo toosin ahaa; (
saddex
) waxaad tahay, mid u baahan, ugu yaraan in sibitoor, edeb iyo anshax dib iyo dhaqan celis ahaan lagu baro...

 

Markaa waxaad yeeleysaa, mar hadaanan wakhti kuu heynin, orod oo meelahaa darbi-jiif, iyo kuwa gudaafadda laga helay, sida adiga oo kale, raadso, si ay kuula walaaqaan afxumadan aad kala soo kacaantey darbigaad ku-dhalatey ee aad ku soo kortay...

 

Regards,

Oodweyne.
Aaaaaahhhhh the classics

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

mr. Che,

 

Sxb, do you not see where you gone wrong there?

 

Clearly you are to blame for the outburst of Oodwayne. Just reread what you wrote.

 

You called him an old man who has nothing better to do then to fart..doesn't that really come across as gross and insulting to you?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

peace action,

 

uma hiilanyo wallahi. Siyaasad halaga hadlo oo ha la isku diido. Laakin qofwayn oo soo taagan oo adiga shakhsi ahaan waxba ku odhan inaad ku dhahdo 'dhuuso' iwm..waa laga fiican yahay.

 

Kolay wixii kayimaadana isagaa kamasuul ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Redka,

Labada hadal isuma dhowa waa kaaf iyo kale dheeri. Haddii adiga lagu dheho faanka iyo dhuusada meesha kala tag, masaas baad u jawaabi lahayd? Jawaabtu waxay noqonkartaa, war orodkii Abdi Bile dhusadaadii baan u adkaysan waayey markaas ayaan kaasoo hadhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Saaxiibayaal waa lays bartay meeshan, in marka oodweyne uu isyidhaahdo ***** in uu ***** keeno waan ogayn. Badacasna in uu baaldi biyo ah iyo maro la daba socdo oodweyne waan iska garanaynay. Marka yaan lays daalin. Ee iska sii wata sheekada.

 

Oodweyne :D

 

********** **********

______________

 

Baliis, hala isdhaamo.

 

[ November 24, 2007, 03:54 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^ :D Waaxayna Sheekadu

Originally posted by Oodwayne:

Walee waa cajiib; war talow, Ina-libaax-sanka-taabte makhaayadiisan SOL, yaa yidhi wixii ****** ah, wixii ****** ah, iyo intii haybtood garan waa ah, oo dhan heysugu yimaadaan halkan.

 

Waxaan, filayaa, hadaanad kuwaa aan soo sheegay aheyn, in aad tahay kuwii, dhadhaab iyo Kenya ***** la-aanta loogu dhaley; oo waliba ***** hoostiisa ku calool-galey habeen gudcur ah oo modow, oo ay askartii kikuuyada sangadhuudhiga aheyd, ee xeryaha qaxootiga Somalida ilaalineysay ******.

That was absolutely out of order, are you out of your mind Oodwayne? Oday ayaaba ahaydee maxaa kuhelay... Miyaan ku xirxirnaa dee oo ku karbaashnaa Odagi Petrolki iyo Bariiska ayuu isku walaaqay!

 

I thought SL was winning the war, what's with the ISFIILITO, :D , take it easy sxb... and please don't go Oodwayne on me...

 

[ November 24, 2007, 04:05 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this