Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party

Recommended Posts

Madaxweyne Siilaanyo oo la Filayo inuu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Muuse Biixi

Written by Waaheen

Aug 03, 2010 at 08:59 AM

Hargeysa,(Qarannews)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhowaan la filayaa dhowaan inuu ku wareejiyo Guddoomiyenimada Xisbiga ku-xigeenkiisii Muuse Biixi Cabdi, sida uu dhigayo Xeerka Xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee Kulmiye oo wax laga bedelay Shirweynihii Xisbiga ee ugu dambeeyay.

Arrintaasi oo looga gl-leeyahay in lagu kala saaro Xisbiga iyo Xukuumada sidii Xisbiga UDUB oo dhaawac ku keentay hawlihii Xisbigii talada hore u hayay, waxaanay Xisbiga Kulmiye kaga gaashaamanayaan inuu dhaawac la mid kii UDUB uu soo gaadho.

 

Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa marka uu la wareego Guddoomiyenimada waxa ku wehelin doona oo talada Xisbiga ay wada hoggaamin doonaan Ku-xigeenkiisa labaad Md. C/raxmaan Cabdiqaadi, Ku-xigeenka saddexaad C/raxmaan Talyanle iyo Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Mr. Kayse Xasan Cigeh.

 

Madaxweynaha Talada dalka ku guulaystay Md. Siilaanyo oo dhowaan soo saaray Liiska Xubnaha Golihiisa Wasiiradda ayaa haba yaraatee aan ku soo darin xubnihiisii ay wada-hogaamin jireen Xisbiga Kulmiye, taasi oo bedelkeeduna noqon doonta in ay u hadhaan socodsiinta iyo hoggaaminta Xisbiga.

 

Tallaabada uu Axmed Siilaanyo kaga reebay hogaanka Xisbiga xukuumadiisa ayaa maalmihii u dambaysay si wayn loo hadal hayay waxa ay kala yeeli doonaan ama ay isugu biyo shuban doonto sababaha uu uga tagay, arrintanise waxay muujinaysaa in uu Xisbiga Kulmiye ku kala saarayo hawl-wadeenadiisa Xukuumada iyo kuwa Xisbiga.

 

 

Waaheen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siilaanyo oo la Filayo inuu Guddoomiyenimada Xisbiga Kulmiye ku wareejiyo Muuse Biixi

 

 

Hargeysa (SDWO 02/08/2010)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhowaan la filayaa dhowaan inuu ku wareejiyo Guddoomiyenimada Xisbiga ku-xigeenkiisii Muuse Biixi Cabdi, sida uu dhigayo Xeerka Xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee Kulmiye oo wax laga bedelay Shirweynihii Xisbiga ee ugu dambeeyay.

 

Arrintaasi oo looga gl-leeyahay in lagu kala saaro Xisbiga iyo Xukuumada sidii Xisbiga UDUB oo dhaawac ku keentay hawlihii Xisbigii talada hore u hayay, waxaanay Xisbiga Kulmiye kaga gaashaamanayaan inuu dhaawac la mid kii UDUB uu soo gaadho.

 

Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa marka uu la wareego Guddoomiyenimada waxa ku wehelin doona oo talada Xisbiga ay wada hoggaamin doonaan Ku-xigeenkiisa labaad Md. C/raxmaan CabdiqaadiR, Ku-xigeenka saddexaad C/raxmaan Talyanle iyo Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Mr. Kayse Xasan Cige.

 

Madaxweynaha Talada dalka ku guulaystay Md. Siilaanyo oo dhowaan soo saaray Liiska Xubnaha Golihiisa Wasiiradda ayaa haba yaraatee aan ku soo darin xubnihiisii ay wada-hogaamin jireen Xisbiga Kulmiye, taasi oo bedelkeeduna noqon doonta in ay u hadhaan socodsiinta iyo hoggaaminta Xisbiga.

 

Tallaabada uu Axmed Siilaanyo kaga reebay hogaanka Xisbiga xukuumadiisa ayaa maalmihii u dambaysay si wayn loo hadal hayay waxa ay kala yeeli doonaan ama ay isugu biyo shuban doonto sababaha uu uga tagay, arrintanise waxay muujinaysaa in uu Xisbiga Kulmiye ku kala saarayo hawl-wadeenadiisa Xukuumada iyo kuwa Xisbiga.

 

Shiine Cilmi Kaahin - SDWO News Desk - Hargeisa

 

 

 

Guled Abdi Sheekhaash - SDWO News Editor

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saxib musse bixi..is the most funniest man in hargaisa this is a guy who spent most of the war getting drunk in baligubadle, as soon as the other SNM rebels reached hargaisa he came and claimed victory, this is a man who was a proponent of the somaliland civil war and led to the death of his own bulaxarian people. So saxib let the awr..ina bixi take kulmiye all eastern burco wanted to do is a put a man into office for 5 years and they dont care afterwards.

 

as for us, the populations of southern hargaisa and western burco, as hassan tarabi ( a southern hargaisawi) said,

 

Cuqaal talisa Boqor caaddila iyo culimo miisaan leh

Ilaahi Carshiga Nuuriyoow kaaga caban mayno

Caddaankaanu wada loollanaa madaw cisaynmayno

 

We will be here regardless always on gaurd for the protection and security of our existence as usual.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muse bixi was the one who was leading the fourth snm division that Liberated hargeisa in the late 1980s The SNA troops were all located at xareed and gadha carmada and muuse biixi moved north words and reached hargeisa and moved his division inside hargeisa to clean the sna from his hometown he is a hero he is a well-respected Politician in Somaliland you shall hear more from him in the next coming years. He will be the next Kulmiye Chairman

adeer north burco west burco east burco , north hargeisa south hargeisa its all the same for me we are all somalilanders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muuse Bixii oo kala wareegaya M/weyne Siilaanyo Xilkii gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye Beri

August 3, 2010

By staff-reporter

Awdalpress(Hargaysa) 03 Aug,10– Sida ay u xaqiijiyeen warar xogogaal ahi shabakada wararka ee Awdalpress waxaa maalinta beri ah ee 04 Aug, la filayaa in xaflad loo sameeyo xil wareejinta gudoomiyenimada xisbiga Kulmiye, xilkaas oo uu hada hayo M/weyne Silaanyo ayaa la filayaa in lagu wareejin doon0 G/xigeenka xisbiga kulmiye Muuse Biixi cabdi, taas oo ah sida uu dhigayo xeerka iyo dastuurka xisbiga kulmiye in lagu wareejiyo jagadaas Gudmooyiha G/xigeenka marka lagu dhawaaqo natiijada doorashada, ka dib markii uu nidaamkaas xilwareejinta jagada gudoomiyenimada lagu ansixyay shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ee ka dhacay Burco 2008kii Aug,.

 

Xeerkan ayaa ahaa kii ka reebay golaha wasiirada masuuliyiinta xisbiga ee hogaanka sare ka ahaa ama ka hayay xisbiga Kulmiye, laba maalmood ka hor ayay M/weyne Axmed Siilaanyo iyo Muuse Biixi shir dheer oo labadooda ah ku galeen qasriga madaxtooyada Somaliland, shirkaas oo sida loo malaynayo lagaga wadahadlayay xilwareejinta gudoomiyenimada iyo habka wadashaqaynta ee xisbi xaakimka iyo xukuumada.

 

Dad badan ayaana arintan xilwareejinta ka warwar qaba in ay keento laba awoodood oo iska garab dhisan, halka qaarna aaminsan yihiin in ay keeni karto awood laba jibaaran oo xisbiga kulmiye helo, taas oo xisbiga Kulmiye u keeni karta in ay doorashooyinka soo socdana ku guulaysan doonaan.

 

Awdalpress

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siilaanyo ayaa si rasmi ah xilkii Guddoomiyanimada Kulmiye ugu wareejiyay Muj: Muuse Biixi Cabdi

 

 

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Somaliland Mudane; Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd si rasmi ah xilkii Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ugu wareejiyay Guddoomiye ku xigeenka xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi

 

 

 

Siilaanyo waxa uu xafladii xilwareejinta ee Guddoomiyenimada Xisbiga ka sheegay inuu xisbigu fulinayo Go’aamadii ka soo baxay shirweynihii labaad ee xisbiga kulmiye ee Burco kaasoo ay ka mid ahayd inuu xilka wareejiyo haddii uu ku guulaysto talada Dalka., isagoo qadarinaya inaanu laba xil qofna isku hayn karina uu maanta go’aansaday inuu wareejiyo

 

 

 

Intaanu xilka wareejin ka hor waxa uu Madaxweyne Siilaanyo sheegay xukuumad ahaan inay ku mashquulsan yihiin dhismaha Xukuumadda isla markaana ay magacaabeen Golihii wasiirada, taasoo uu sheegay inay ku keentay caqabado badan oo ay ugu weyn tahay xukuumadda la yareeyay oo sababtay dadkii iska waayay inay siyaabo badan u saamaysay, waxaanu ka codsaday dadka dareenkoodu lab kacay inay isdajiyaan oo aanay xanaaqin

 

 

 

Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maanta lagu wareejiyay xilka Xisbiga ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uga mahad naqay sida kalsoonida leh ee uu xilka u wareejiyay isagoo sheegay inay Afrika ku yar tahay Madaxweyne taladii xisbiga wareejiyay, waxaanu xusay Madaxweyne Siilaanyo inuu yahay Macallinkiisii Siyaasada haday tahay Halgankii iyo haday tahay ta xisbinimadaba

 

 

 

Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay Axmed Siilaanyo inuu yahay Siyaasi aragtidiisu dheer tahay isla markaana fuliya balamaha, waxaanu xusay maanta oo kaliya inaanu ku sifoobin inuu qadariyo heshiiskii xisbigiisu galay ee uu hore tan oo kale u sameeyay gaar ahaana wakhtigii SNM ee Bali-gaubadle, isagoo intaa raaciyay inuu la shaqayn doono ee aanu ka hor imanayn

 

Waxa munaasibadii xil wareejinta ka hadlay Lbada Guddoomiye ee labada Aqal ee Baarlamaanka Saleebaan Maxamud Aadan iyo C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”, waxaanay labada Guddoomiye u mahadnaqeen Madaxweyne Siilaanyo sida uu u wareejiyay Guddoomiyenimadii xisbiga, Muuse Biixina waxay u rajeeyeen in Illaahay u fududeeyo xisbiga iyagoo labada masuul Siilanyo iyo Muuseba ka codsaday inay Xisbiyada Mucaaradka ahna dhisaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muuse Bixi seems to be a polarizing figure.

If he has real Presidential ambitions, like people say that he does, he better heal those wounds of the past.

 

Otherwise, it wont be Kulmiye anymore, but Kalakiciye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Clearly not everyone hasnt forgotten Muuse's past.

If I read some of the comments above and the many articles posted on diffrent websites the past couple of weeks. Havent you seen any of those comments and articles?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have seen it’s just a person’s opinion just like some have negative opinion on the current president and former president , what muse bihi did for Somaliland is much more important in 1988

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this