Sign in to follow this  
xiinfaniin

Sharif prep'ing for Clinton meeting

Recommended Posts

the sharif must understand that his salvation is not at the door steps of Washington, Moscow, Brussels, Addis or beijing but in changing the mentality of nomads around to disengage this zero sum game.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in tababarro loo sameynayo Maleeshiyooyinka ka amar qaata Dowladda Soomaaliya

Arbaco, August 05, 2009(HOL):Madaxweyna ha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa saaka mar uu ka dhoofayay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa uu la hadlay warfidiyeennada, wuxuuna sheegay in Maleeshiyooyinka ka amar qaata Dowladda Soomaaliya tababarro loo sameyn doono, lana Qarameyn doono.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Maleeshiyooyinkaas laga dhigi doono Ciidamo Qarameed oo anshax iyo asluub leh, wuxuuna caddeeyay in haatan dowladda gacanta ku heyso qorshihii Ciidamadaas lagu tababari lahaa.

Waxaa uu sheegay madaxweynaha in ay dhameystirtay Dowladda dhismaha Maxkamadda Ciidamada Dowladda Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in ay Maxkamaddaas si rasmi ah u bilaabi doonto howlaheeda.

Ugu dambeyntiina, Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu sheegay in ay istiqaalad u soo gudbiyeen Taliyaha Nabadsugidda Soomaaliya iyo ku xigeenkiisa, balse ay istiqaaladdaas ku celiyeen Taliyaha iyo ku xigeenkiisa, ayna ku amreen in ay howshooda sii wataan.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Dalka Mareykanka Hillary Clinton oo habeenimadii xalay soo gaartay Magaalada Nairbi ee dalka Kenya,ayaa waxay maanta ka hadashay arrimaha Soomaaliya, iyadoo carabka ku adkeysay in dowladda Mareykanka ay taageersan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxa ay ka dashay wadahadalada lagu wado in berrito Magaalada Nairobi ay ku dhaxmaraan iyada Madaxwayneha dowladda KMG ah Shiikh shariif Shiikh Axmed oo isna maanta gaaray Magaalada Nairobi.

Mss Clinton, ayaa sheegtay in Madaxwayneha ay ka hadli doonaan sida ay beesha caalamku u taageeri karto dowladda KMG ah iyo baahida dowladda KMG ah ee xiligaani taasoo ku aadan sidii xasilooni Soomaaliya loogu soo celin lahaa.

Abwaan   

Originally posted by Farancab:

quote:Originally posted by Ducaysane:

Sheekhu bilcaanta Clinton ah ma salaami doonaa tolow?

I guess it will be live, don't miss it!
lol...anba waan is weydiinayey? I think he will!

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this