Sign in to follow this  
xiinfaniin

Sharif prep'ing for Clinton meeting

Recommended Posts

Tuesday, August 04, 2009

MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia's president says his upcoming meeting with U.S. Secretary of State Hillary Clinton presents a "golden chance" for his war torn country.

Sheik Sharif Sheik Ahmed says the meeting this week is a signal that world governments are serious about supporting Somalia.

Ahmed spoke to journalists Tuesday before leaving the Somali capital for Kenya, where he will meet with Clinton.

U.S. officials say Clinton will offer U.S. support, possibly in the form of weapons or military training, during their meeting.

Ahmed's embattled government is fighting Islamist extremists accused of links with al-Qaida who threaten to destabilize the Horn of Africa.

Source: AP, Aug 04, 2009

Share this post

Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Caalamka uu u soo jeestay in uu wax ka qabto Xaaladda Soomaaliya

Talaado, August 04, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay kulanka xasaasiga ah ee uu saacadaha soo socda uu la yeelanayo Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Maraykanka haweenayda lagu magacaabo Hillary Clinton.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Shiikh Shariif in waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka wada hadlayaan ay tahay arrimaha siyaasadda Ammaanka iyo xariirka labada dalka taasoo uu sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay uu soo hagaagay.

Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa ku tilmaamay kulankaas in uu yahay caddeyn muujinaysa in adduunku uu Soomaaliya u soo jeestay taasina ay tahay sumcad u soo hoyatay bulshada Soomaaliyeed. Waxaa uus heegay madaxweynaha in haddii beesha Caalamka ay Soomaaliya mar hore u soo jeesan lahayd in ay mar hore soo idlaan lahayd dhibaatada Soomaaliya.

Sidoo kale madaxweyne Shariif waxaa uu ka hadlay dhalinyaro ay gacanta ku dhigeen ciidamada Ammaanka ee dalka Australia kuwaasi oo la sheegay in fal is qarxin ay ka samaynayeen halkaasi,waxaana uu xusay in taasi ay tahay mid laga xumaado,wuxuuna intaas ku daray in ay sidoo kale wax laga xumaado tahay in dad dalka Soomaaliya nabadgelyo darro uga cararay ay dalalkii ay ku noolaayeen ka geysanayaan falal nabadgelyo darro ah.

Hadalka madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa imaanaya iyadoo saacado ay naga xigaan kulan ay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku wada yeelanayaan Xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka Hillary Clinton iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Kamaavi   

Originally posted by Ducaysane:

Sheekhu bilcaanta Clinton ah ma salaami doonaa tolow?

I guess it will be live, don't miss it!

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this