Sign in to follow this  
xiinfaniin

Sharif prep'ing for Clinton meeting

Recommended Posts

Sharif prep'ing for Clinton meeting

Preparing eh ?? ,,,,,, so he is taking shower using Zest, putting some perfume and probably buying a suit ,,,, Hair cut ?? ,, :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ahmed Musse

Horseed Media

Waxaa maanta lagu wadaa inuu kulan dhexmaro Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Shiikh Shariif Axmed iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka, Mrs.Hillary Clinton.

Kulankan oo ka dhacaya magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in diirada lagu saari doono taageerada ay dowlada Maraykanka u fidineyso dowlada kumeel gaarka ee Federaalka, si loo sugo amniga dalka Soomaliya.

War ay wakaalada wararka ee Reuters kasoo xigatay mid kamid ah xubnaha safarka ku wehliya Hillary Clinton, ee wasaarada Arrimaha dibada ee Maraykanka, ayaa sheegaya in kulankaasi Madaxweynaha Soomaaliya si rasmi ah loo gudoon siin doono xog la xariirta mucaawino ay dowlada Maraykanka ugu talo gashay Soomaaliya.

Waxaana mucaawinadan kamid ah mid militari oo la sheegay in uu yahay hub ay Dowlada Maraykanka qorsheysay in dhawaan la geeyo dalka Soomaaliya.

Warkan ayaa intaasi ku daraya in hubkan horey loogu qoondeeyey in lasiiyo dowlada Soomaaliya, kahor safarka Hillary Clinton ay ku timid magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

NGONGE   

I hear Siilaanyo is there to meet the lady too. Sounds to me like the cow is double dating.

As for the topic itself, stuff and nonsense really. Nothing will come of it.

^^ Any time. :D

Xiin, it's "election" season. Such photo opportunities are very valuable. My sources tell me (as in waxa la yedhi) Siilanyo will most definitely shake her hand. :D

As if Sh. Sharif needs the extra pressure, eh?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this