Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Breaking News: Maakhir State To Join Somaliland

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-11-21 (Hadhwanaagnews) Badhan (HWN):- Maamulkii Degmada Badhan ayaa si rasmiya Daboolka uga qaaday inay ku soo biireen Jamhuuriyada Somaliland, isla markaana ay taageeradii kala noqdeen Maamulka ******teeniya ee ay hore uga tirsanaan jireen

 

Sidaa Waxa uu Maayarka Degmada Badhan Axmed Maxamed Cismaan ka Cadeeyey Xaflad shalay lagu qabtay Magaaladaasi,isla markaana sheegay inay dadka degmadaasi ay ka mideysan yihiin mowqifka Somaliland oo ay sidaa ku taageereen.

 

Taliyaha Ciidamada Gurey ayaa isaguna ka dhawaajiyey in maanta Magaaladii oo dhan ay la wareegtay Xukuummada Somaliland, isla markaana Calankii Somaliland laga wada taagay Guud ahaan Magaaladii oo dhan.

 

Waxaanay Masuuliyiintii Magaaladaasi dhamaantoodba iyaga oo mowqif mideysan isku raacsan sheegeen inay uga soo digo rogteen maamulkii Marjeerteeniya ee ay hore uga tirsanaan jireen,kuwaas oo ay ku tilmaameen inuu noqdey mid fadhiid ah oo fashilmey oo aan wax horumar ah oo la sheego la iman,sidaa awgeed laga bilaabo maanta ay wax la qabsanayaan dadkooda Somaliland.

 

Arritan ayaa ka danbeysay kadib markii ay dhawaan Ciidamada Somaliland ee Jiida hore la wareegeen gacan ku haynta Guud ahaanba Gobolka Sool iyo maamulkiisa, kadib markii ay jabiyeen Maamulkii ******teeniya ee ka talin jiray Gobolkaas.Tan iyo intii ka danbeysay Wakhtigaasi waxa si is-daba-jooga loo dareemayey isla markaana isaga soo daba dhacayey taageerada iyo is-bedelada Maamuleedyada Degmooyinkii iyo shacbigii hore u taabacsaan jiray Maamulka Putland,ayaa wakhtigan isugu soo luga duwadeen dhinaca Xukuummada Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WOW

 

great news wallahi

 

I hope the formation of our eastern regions can be autonom.

As we already are a federal republic .

Perhaps we should give the eastern ***** regions super autonom status ?

 

Sool+Cayn = New Sool

And should have a Vice President elected .

 

Maakhir is a different case

remember the people their have huge chunks of Bari incorporated into Maakhir state.

 

What should Somaliland Maakhir do ?

abandon those areas to Puntland.

Or rewrite the borders.

 

Then the whole point of sancro sanct borders are not valid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Badhan and Eastern Sanaag embrace Somaliland

 

Badhan(Qarannews)-The local district council in the township of Badhan, Eastern Sanaag have unanimously elected to return to Somaliland administration and to withdraw their support for the local Puntland regional authority.

The mayor of Badhan, Ahmed Mohamed Osman, speaking at a ceremony held in the town yesterday stated that the "decision was taken in the light of the recent developments in the region, and was a unanimous decision".

The government of Somaliland has recently taken steps to re-absorb the administration of parts of eastern Sool and Sanaag. These moves have been wholeheartedly welcomed in the region by the local residents.

Sources in the area have confirmed that Somaliland officials have begun work in Badhan, and the national flag flies over the town hall.

It is also reported that strong contingent from the Somaliland Defence Forces have moved from their basis in Erigavo, the regional capital and have taken secure positions in the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

LIES LIES LIES.

 

IT IS WISE TO ABSTAIN FROM THE OBSCENITIES OF LIES AND PROPAGANDA. IT SURE PLACES PERMENANT, IGNOMINOUS MARK ON THE SOMALILAND FACE.

 

 

listen to the speech of Maakhir President, Jibriil Ali Salad today.

 

It also seems that Somali-Land is set on new approach that is to take a false credit on the creation of Makhir State just to boost their public relations campaign and the tactics of influencing the tide of self-governance and autonomy by the people of Maakhir on their clannish favor.

 

In this speech, he is entreating his people both inside and outside the country to participate the rebuilding of this state, touching on other issues like its administrative divisions. He says Maakhirities contributed to the reconstruction and support of the two neighboring entites . Therefore, the time has come when Maakhir divorces itself from any political affiliation with the two entities.

 

 

He even calls the Hargeesa adminstration as Somalidiid or "Somali Rejectionist"

 

 

 

http://dhahar.com/wareysi/jibriilkhudbadii112207.rm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

BarigaSanaag & JB, Maakhir represents much of Sanaag and western portion of Bari. It is a huge land if you are not blind to the facts and figures.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^JB, heestu adiga inaad heesto ayeey ku xurux badnaan lahayn - Maakhir in ay SL ku soo biirto waa sidaa - riyo soo jeed la moodey smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylka,

Maakhir meel fog ma jirto. At least the locals there are minding their own business. If they keep out Puntland influence from their areas, that is good enough for us.

 

Knowing that most of the leaders of Maakhir State are same indivituals that called Hargeisa home for the better most of the past decade. Somaliland needs to cultivate that connections for the longer term in order to make it easy for the future re-integeration of that areaa into the Somaliland community.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War UMUSHAAN sheeganaysa Bariga Sanaag bal eega. War meesha intaan ka maqneyn bay na xanteen. Somaliland iyo Maakhir baa le'eg, Sideen idiinkugu biirnaa. Ma idinkaa nagu soo biiraaya mise anagaa idinku soo biireyno. Markaad Badhan ka hadlaysaana waa eastern Bari, marka ceel afweyna oo ah intaad ka degtaan dhulka waxaad tiraahdaan Sanaag. lol

 

Mapka dib ugu noqo miskiin yahow dhulbaa la sheegtaa baad maqashay. Xuduud iyo xiniinyaba ragbaa ku dheer.

 

Ragaad taqaaneybaa ku dheer...... hadaad garanweydeyna Waqaf weydii.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

i never try this said damn, all i can said is ............... smile.gif

If you neglect to recharge a battery, it dies. And if you run full speed ahead without stopping for water, you lose momentum to finish the race :Dsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this