Sign in to follow this  
Maaddeey

The 'Jab' of the Dawlad ku sheeg 'Qareebun Jiddan'

Recommended Posts

Originally posted by Maaddeey:

 

Paragraph'kaaga ugu dambeeya dulmi baa ka muuqda & aqoon darro.

How colorful... coming from a person whose heroes are murderous traitors and appeasers of foreign terrorists. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Those of us who love their country and are praying and working hard for it are the hebal and hebal.

 

JIhad is firstly defines as the struggle against ones soul and than it is the fight against a non-muslim that is fighting you. No matter how much the TFG etc are wrong they are muslims so you can't have a jihad against them.

Question.

How does killing qof muslim ah oo ilaahey u sooman qualify for jihad?

 

lastly aqoon daro waata heysa wiilsha yar yar een aakhiro iyo aduun toona yagoon baran xabada iskala booday ee aniga i now what I am talking about.

 

Now sober up and stop supporting this curse with the black flag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Weli aqoon daradii baad la soo indha caddahay!, wiilasha iney aakhiro & aduun toona baran yaa kuu sheegay? ma media-ha mise qaar iyaga ka mid ah baad la sheekeysatay?, mise...?.

 

Dagaalka meelo badan oo Adduunka ka socda wuxuu u dhexeeyaa Gaalo & Muslim, haddii nin sooman oo salaada uu doorto inuu safka gaalada soo raaco gaaladii magaca kama bedelaayo ee iyagaa lagu tirinyaa uun, taas caqli badan uma baahna, oo waa halkuu Sayid Maxamed ka yiri:

 

Nin aqdaama Ferenjiga, maantiyo abuurriin

 

Ama aaladduu sida, ama awrta buu rara

 

Ama adhiga buu qala, ama laba ugaadhsada

 

Ama uba ilaalaa, ama uurka kala jira

 

Ashahaado beeniyo, islaamnimo ha lagu dhaqo

 

Ilaahayna nama oran, anna ma oggolaan karo.

 

 

Shabaabka qaladaadka ay leeyihiin kama baab'ineyso tilmaanta 'mujaahid', ee lastly whats ur problem with the black flag?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Madeey hadaan Somali Maxamed nahay waligeedba umad muslim ah oo culuma leh baa aheyn balayadana maana arag. These boys make main religious decisions based on whims, personal interests and exaggerated gaal naceyb rather than diin iyo akhlaaq.

 

About the black 'flag' calanka buluuga qiimo intee la eg buu kuugu fadhiyaa? qof somlinimo u dagalamay miyuu badali lahaa the symbol of our existence? Anaga gaalo iyo Arab proxy war in eey isku keen kor dagaalaan ma rabno so neither sides (the TFG and the alshabaab) are for our interest.

 

Ugu danbeyntii qof islaam sheganay oo ashahadad qiray gaal ma aha despite his/her actions and that is based on Islam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ugu danbeyntii qof islaam sheganay oo ashahadad qiray gaal ma aha despite his/her actions and that is based on Islam.

taas jawaabteeda waxa kaaga filan tixda Sayidka.

 

Calanka & arrimo badanna horaan uga hadalnay, mana ila qumana inaan isa soo cel-celiyo ee haddey kuu fududahay dib ugu laabo archive'ka Sol. Hoos ka akhri maqaal si wanaagsan loo qoray (malahayga) oo ku saabsan calanka madow.

 

http://somalitalk.com/2009/08/04/calankii-nabigeenu-scw-caynkee-buu-u-ekaaabdibashir/

 

Ps. Carabtu ma antonym bay gaalada u tahay, micnaha sida aad gaalada u necebtahay baad iyaga u necebtahay?. carab & Cajam mar horaa laga baxay oo waagii Islam uu carabnimo ku tusaayey waa la dhaafayoo Yusuf Estes, Khalid Yasin & Zakir Naik oo af-carbeedka & Quraankaba jejebinaaya baa Islam dadka bara! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Maddeey I admire Sayd Maxmed Cabdille but that doesn't mean tixdiisa in eey tahay the gospel truth. Saydka macsuum ma aheyn oo waliba truth is he killed many muslims. Lakiin qof walbe miisaankiisa xumaan iyo samantaa loo fiiriyaa and God is the judge. I know he was a great patriot but I am not gonna agree on everything he said.

 

On the issue of calanaka waxaa la yaaba aha saan horay u idhiba alshabaab horteed soo umadu muslim ma aheyn oo diin ma laheyn? Do you think culamadii Soomaliyeed never knew of this? Lilaaha ilalalaah waa xaqiiqa qalbiga ku jirto and we don't need to erase our symobol to show that we believe in it.

 

Nabiga caleyhi salaatu wasalaam markii carab loo soo saray wuxuu yidhi wixii dhaqankiina diinta ka soo hor jeeda tuura wixii diinta eyna xarimina iska wata. Markuu xalku saa yahay maxaa ku jaban calanka muujinaya qaranimdeen ee ahaa calaamadeena all this time. In other words the blue flag and Laailaaha ilaahu Maxamadu rasuululaah ma aha two mutually exclusive things. If alshabaab wants to put a new flag among the flas of the world they would have to find another country. Somalia is always gonna keep that blue flag because it has always been like that and because our people died to put it up in the air.

 

Arabta iyo gaalda ma aha antonym in the real sense but in this case they are. There is a political war here and in political wars when two relatively powerful ideologies or countries fight there are always proxy wars in the rest of the world. We don't need nin carab ah oo wadankiisa intuu ka soo tago isku qarxinaya near our mothers and children the same way we don't need the said peace keepers. Somalia ha noolato and peace out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalidu inkasta oo lagu sheego inay yihiin dad silloon had iyo jeer, lama odhan karo markani sifadoodii baa ku cadaadatay. Waayo Soomaalidu badankood maanta waxay diideen argagaxiso aan aayatiin lahayn iyo wadaado waalan inay hiil iyo hoo siiyaan. Waxaad moodaa inuu lisaan xaalkoodu ku halqabsaday tixdii carabiga ee ahayd: "Ith-hab anta wa rabbuka faqaatilaa, innaa haahunaa qaaciduun". Ninkii awood badan baa Alla weyn weeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Prometheus:

Soomaalidu inkasta oo lagu sheego inay yihiin dad silloon had iyo jeer, lama odhan karo markani sifadoodii baa ku cadaadatay. Waayo Soomaalidu badankood maanta waxay diideen argagaxiso aan aayatiin lahayn iyo wadaado waalan inay hiil iyo hoo siiyaan. Waxaad moodaa inuu
lisaan xaalkoodu
ku halqabsaday
tixdii carabiga
ee ahayd:
"Ith-hab anta wa rabbuka faqaatilaa, innaa haahunaa qaaciduun"
. Ninkii awood badan baa Alla weyn weeye.

Aaway NGONGE?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The so-called golden rule number 4 states the following:

-----------

4 - Anti-Islamic: No one will be allowed to insult Islam and Muslims under any circumstances. Your post will be deleted and/or username banned if caught with any anti-Islamic attacks. Your views are welcome but your derogatory language against Islam/Muslims will not be welcomed at the expense of those muslims who pay the bill for this privately owned website.

------------

 

Marka anigu garan maayo hadii qoraalkan hoos ku taxani uusan ahayn aflagaado iyo islaam la dagaal in lagu matalo (ama la barbar dhigo) haddalkii Alle weyne (swt) inuu yahay "tix gabay ah".

 

 

Originally posted by Prometheus:

Waxaad moodaa inuu
lisaan xaalkoodu
ku halqabsaday tixdii carabiga ee ahayd: "Ith-hab anta wa rabbuka faqaatilaa, innaa haahunaa qaaciduun". Ninkii awood badan baa Alla weyn weeye.

Prometheus: shaqi baad tahay, xorna waad u tahay waxa aad aaminsantahay balse fadlan ka daa dadka aflagaadada (adigu hadaadan u arag aflagaado anagaa u aragnee) aad ku hayso dadka muslimiinta ah ee kula isticmaala websitekan.

 

Waxaad u egtahay nin wax bartay, marka ma ii sheegi kartaa faa'iidada aad ka gaadhayso inaad xumayso ama aad aflagaadayso kitaabka ay aaminsanyihiin in ka badan 1 billion oo qof oo aduunka ku nool - mise waxaagu waa sida kan hada ku hantaataqaya waxaan gubayaa kitaabka Alle, hadhoowna doonaya inuu ka cabaado markii ruux xamaasadaysani uu falo fal kiisa u dhigma kasoo ay macquul tahay in uu abuuro ibtillo iyo halaag ay wax ku noqdaan masaakiin aanan waxba galabsanin.

 

Caqliga saalixa ahi ma ogolla gardarada ee ka fiirso falkaaga, ummaduna waxay ku wanaagsan tahay inay ku wada socdaan qadarin iyo is maamuus ee taas mar walba xasuusnoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ War adna Al Shabab ha nago noqon. Wax hubso intaanad golden rules iyo 'lecture' dhan bixin. Ninko so'aal ayaa la waydiiya ka dibna waa la karbaasha hadoo kibirka cadaysto. Somali bila asbaaro baad wada tihiin. :D

 

Maaddeey,

It sounds ugly but lets not panic just yet and ask him what he meant by 'tix' instead. smile.gif

 

In the meantime, how about you read the ayaat that followed that one (the parts about killing, etc). Sounds to me like Prometheus has made an inspired mistake there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

what inpired mistake?, Following Aayaat talk about how Moses (CS) is fed-up and complain to God, consequentially they were cursed not to enter the City for 40 yrs!, ma waxaad leedahay kanna sidaas oo kale Tiih baa ku dhici doona?.

 

Fiiri, adiga normally waxaad tahay cynical oo dadka ma aamintid oo beri dhoweyd nin thread uga sheekeynaya ina adeerkiis baad lahayd: 'been baad sheegeysaa' haddana warkan iska cad oo Quraanka 'tix' lagu sheegay baad waxaad isticmaaleysaa benifit of doubt!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Ninyaho xamaasada goormaad joojin doonta?

Waa ruunta, anigu sidaydi ba dadka ma aamino (waa cudor xun, ee ii ducee saaxib). Lakin sheekado markay diin gaadho argtidaydii way is badasha.

 

Khalad ha o fahmin oo ha moodin in aan ninkaan jicelahay ama in aan saaxiibnimo ku taagiirayo. Ee sheekado waa diin, saaxib. Waxba kama faa'idayo hadaan zandiiq ku sheego anoon si cad soaasha o waydiin. Armo kilmada khalad o qoray? Armay tixdaada aad qortay khaladay (waanay dhici karta). Miyaan ku degdega xukunka?

 

Taa ka bood; adiga laftigaaga Al Shabab baad taageerta. Anigo Al Shabab markaan si kasta 'benefit of the doubt' siyaay ayaaan aakhirka ka quustay oo hada xawayaanat 'fasaad fi al ard' wataa ayaan o arka. Hadana adiga kaa maan quusan oo mar walba 'benefit of the doubt' ku siiyaa. Bal maxaa ii diiday inaan sida Prometheus samiyoo oo 'safeeh' kugo sheego (ileen kuux waalan baad taagiirta)? Ta labaad, waan arkay markee lago laha 'Hotel Muna ka waran' oo aad ka baxsatay jawaabta. Dee man farta kugo fiiqo adna? Ma in aan ka xishooday baad o maleenaysa mese in aan kaa la baqay so'aasha? NO! Waxaan diiday 'confrontation'. SABAB; qofka markaad calaacil iyo cay ola timaadid waligee kaama aqbalayo (xita hadoo ogayahay in oo khaldka leeyahay. Kan na waa sida). WAX FAHAN.

 

P.S.

Try ayaah number 32 in that surah, saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Masha Allah Maadeey wallahi waa raggeedii. Keep reporting the good news. Intii diinta iyo xaqa neceb meel ayaa cun cunta. Ninkii xaqqa sheegana wakaasoo way iskugu habar wacdeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this