Sign in to follow this  
Kamaavi

Dagaalo ka socda Dhoobleey Diif

Recommended Posts

Kamaavi   

Warar hordhac ah oo naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in haatan ay dagaalo ka socdaan magaalooyinka Dhoobleey iyo tuulada Diif

 

KismaayoNews oo warkan ka heshey illo xog-ogaal ah oo gobolka ku sugan ayaa sheegaya in waqti xaadirkan oo saacadu geeska Afrika tahay 4 saac habeenimo ay socdaan dagaalada Dhoobleey.

 

Dagaalka diif maanta ayuu biloowdey waxayna wararka sheegayaan in garab ka mid ah uu ku awood roonaaday dagaalka

 

Dagaalka waxa uu dhexmarayaa Alshabaab iyo Xisbul Islaam oo uu hogaaminayo Sh. Axmed Madoobe, wararka aan heleyno waxay sheegayaan in Alshabaab ay qaaday dagaalka Diif, dib ayaana loosoo celiyey sida aan ku heleyno wararka, dagaalkii Diif ee maanta ayaa kusoo faafay Dhoobleey sida aan ku heyno warar ilo wareedyo gobolka ku sugan ay noo xaqiijiyeen

 

Dhanka kale degmada Afmadoow ayaa caawa waxa ka dhaqangalay bandow lama filaan ah oo loo maleeynayo in uu yahay dagaalada dartood, goobihii ganacsiga ayay ciidamada Alshabaab kasoo ceeyriyeen dadkii ku ganacsanayay kuna amreen in ay si dhaqso ah u xiraan.

 

Wixii faahfaahin ah kala soco KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Waxa waalan dagaalka wuu inoo soo dhoweynaayaa. Mar haduu Diif soo gaarsiiyey, then Liboi iyo meelahaas ma foga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by xiinfaniin:

^^
mintid fara yar mirihii battaa kama macaashaane

soo maahayn, ahmed madoobe taag loo waa

 

diidyey inuu guul darro qaatto

Ahmed diide dhuluu leeyahay in loogu taliyo

 

libaax weeye aaan la waabine

 

Labada daan Caanoole miduun ku sheeg?

Share this post


Link to post
Share on other sites

More like a cowardly hyena I'd say..

On a serious note; What happened is that the mujahideen attacked and took Diif.

Diif over time became a kind of last location to gather for militia loyal to Ahmed Madobe who himself is hiding in Kenya at the moment.

From there he has been trying to encourage them and urging them to wait for the planned offensive against the Juba Regions.

However, those who stayed behind in Somalia had become impatient and were having serious doubts about how, when

and if Ahmed Madobe would fulfill his commitments.

Out of boredom and despair, these militias began to harass the local businessmen and to bother the people.

You can guess the rest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this