baala xoofto

Somaliland: Operation Clean up Laascaanood (Loading...)

Recommended Posts

Saaka salaadii subax waxa weerar lagu soo qaaday goobo fadhiisin u ah Ciidan Qaranka oo udhaw magaalada Laascaanood.

Ciidanku markii ugu horaysay wuxu amar lagu siiyay inu ka dabo tago cidii soo weerartay. Waxa socda dagaal lagu baacsanaayo kooxdii weerarka lahayd saaka, waxa badan dhimasho iyo dhaawac iyo waliba maxaabiis. 

Saaka dagaalku waa ka duwanyay dagaaladii hore ee difaac uun ahaa, ciidanku waa weerar celis. 

Dhanka Tukaraq ayaa waxa jira dhaqdhaaqyo badan oo ay wadaan dhanka Puntland. Ciidan adag ayaa jooga Tukaraq oo loo baqi maayo.  

Share this post

Link to post
Share on other sites
18 minutes ago, baala xoofto said:

Shalay aroortii waxa lagu dilay Bariga Laascaanood sarkaalkii watay meleeshiyo beeleed weerar soo qaaday.

image.png.528b4ef2449af0bc67e9d0a58df29745.png

Saaxib,hadey runtahay iyo hadii kaleba labada dhinac Waa lagu dhintey,  Waa facts, waxa gar daradaa wadana Waa muuqata.

HADEY runta tahay, Waa ehlu jano

Share this post

Link to post
Share on other sites
8 minutes ago, maakhiri1 said:

HADEY runta tahay, Waa ehlu jano

Ilaahay ayuunba mizaan saari kara. Kolka ku danbaabi maayo anigu. Waxaan huba inu ilaahay daalacdo qof walba qalbigisa. 

Ninka Somaliland u dagaalamaya wuxu u dagaalamaya waa Qaran, kan ka soo hor jeeda qabiil. Ilaahay ayuunba xisaabta kala saari kara. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
33 minutes ago, baala xoofto said:

Shalay aroortii waxa lagu dilay Bariga Laascaanood sarkaalkii watay meleeshiyo beeleed weerar soo qaaday.

image.png.528b4ef2449af0bc67e9d0a58df29745.png

Waxa cadaynaya dhimashada sarkaalka saxiibkii oo isna dhawr maalmood ka hor gacanta ka dhaawacmay.

https://www.facebook.com/kooshin.farah.7/posts/pfbid0fQ7TDKLCG24CLp1XpjAyZhGHfBZdssJUWpNavFfwGEfigrZ9bkoRBsyyfkQYqCgil

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

Lol secessionists are going crazy. Mar waxaa ladagaalaya argagiciso, Puntland, Somali State, Somalia and now Turkey trained 😂😂😂

Meesha ceebtiina baad ku qarinaysaan 7 maalmood baad waxaad ladagaalamaysaan jufo yar oo aad ka qabsan la'dihiin magaalo aad 15 san haysateen, marka jabkinaad ku qarinaysaan. Shalay iyo maanta dagaal xun bay SNM soo qaaday labadabana waa idiin suurtoowbiwayday inaad magaalada soo gashaan iskadaa inaad qabsataane. Shalay maydkiinii baad ka cararteen oo anaa waxaa tiriyay ugu yaraan 6 mayd oo yaala meel lagu diriray marka ciidan maydka ka cararaya waa ciidan jabay.

Taas waa sababta aad magaalada ugu duqooynaysaan madaafiicda xanuunka idin gaaray baa keenaya. Madaafiicse magaalo laguma qabsan karo waxay sii midaynausaa reer SSC oo waxay tusaysaa cadaawada aad uqabtaan waxay kaloo muujinaysaa inaad aargoosi smaynaysaan oo aad Siyaad Bare wuxuu idinku sameeyay aad ka aargoosanahsaan reer SSC.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
26 minutes ago, Samafal said:

Meesha ceebtiina baad ku qarinaysaan 7 maalmood baad waxaad ladagaalamaysaan jufo yar oo aad ka qabsan la'dihiin magaalo aad 15 san haysateen, marka jabkinaad ku qarinaysaan. Shalay iyo maanta dagaal xun bay SNM soo qaaday labadabana waa idiin suurtoowbiwayday inaad magaalada soo gashaan iskadaa inaad qabsataane. Shalay maydkiinii baad ka cararteen oo anaa waxaa tiriyay ugu yaraan 6 mayd oo yaala meel lagu diriray marka ciidan maydka ka cararaya waa ciidan jabay.

Dagaal maryo calasta miyaa mooday? Ciidanka Qaranku siyaasad ayaa hagta. 

With regards to the photos you mentioned. Truth is the first causality of conflict and certainly that also holds true here. The clan melitia and terror sidekick have nothing else going for them but to exaggerate everything and photoshop or whatever it takes. I don't blame them, because that is how they can sustain the momentum.   

The photos that still circulating among the melitia's media outlets including Signal/Telegram/WhatsApp are from the early days of the conflict. The deadliest day was the 2nd day when formerly friendly local clan melitia surprised the army and killed more than 20 soldiers. That is the only day the army left dead bodies on the field. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Korneel Cali xaashi jaamac (Cali Dhafoor) wuxu hogaaminaayay Ciidan ka soo galay dhanka Ethiopia oo Mudug ka yimid. Ciidanka Qaranka oo ku sugan Kala Baydh ayaa ku dhaacay shalay aroortii.

Maanta ayuu u geeriyooday dhawaciisi.

Isla Kala baydh wuxu Ciidanka Qaranku ku soo qabsaday ilaa 4 gaadhi oo mid yahay xamuul askatar qaada iyo dhawr iyo 20 maxbuus. 

image.thumb.png.0227c71fbf51d2651c6c9732043dd689.png

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
2 hours ago, baala xoofto said:

The pictures I saw were not few days ago and  certainly were different from the ones I saw in the first two days. The truth be told infantry wise Somaliland are vulnerable. The only thing that is going for you are the big artillery weapons and technicals that you got from Djibouti and those can only go so far. The longer this war goes on and you do not get result you want ( capturing Laascaanood), the lesser the chance of holding on to the rest of Sool. If there is another frontline in Tukaraq that would even be harder for you to hold on both frontlines. In the next few days I am predicting that Muse would vacate one of the frontlines to put up any fight.

Something does not add up. What was he doing Mudug so far away from frontline. The Yagoori corridor where Somaliland logistics pass could be another frontline that would be a game changer in this war.

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Samafal said:

The pictures I saw were not few days ago and  certainly were different from the ones I saw in the first two days. The truth be told infantry wise Somaliland are vulnerable. The only thing that is going for you are the big artillery weapons and technicals that you got from Djibouti and those can only go so far. The longer this war goes on and you do not get result you want ( capturing Laascaanood), the lesser the chance of holding on to the rest of Sool. If there is another frontline in Tukaraq that would even be harder for you to hold on both frontlines. In the next few days I am predicting that Muse would vacate one of the frontlines to put up any fight.

I find it hilarious that you even raise Djbouti name into this. At least you could have waited for 1 or 2 months and claimed that Somaliland has run out of ammunitions or something. kkk 

Like I said, there has not been any major conflict so far. The Army's approach is softly softly and its aim is not to kill anyone but to force the Garaads to come to the negotiations table. 

If Army's brief included destroying the town, it has the capability, it can bombard the town night and day 24/7. At the moment, the army is only sending messages to the Garaads to come to the table.  

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.