Che -Guevara

AT LEAST 34 KILLED IN CLASHES IN SOMALILAND – TWO DOCTORS AT PUBLIC HOSPITAL

Recommended Posts

11 minutes ago, Che -Guevara said:

 

And the only casualty is dameer ,   wtf  why they kill the innocent abgaal donkey.   They should hit where the dabayacos party with  the local prostitutes .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar dulmihante iyo hartyaw  let me give you a hint ,  UN Ka hanooga dacwoonina iyo gaalo toona kuwaa anaga 30 sano waxba Ka waynee.    Hawiyaha u dacwooda , only Mogadishu Clan uunbaa goojacade naga saari kara.  Isaaqu inay kun talaabo idinka horeeyan muqdishu xitaa anaga idinkaga  saamayn badan.   Waxad Ku jirtaan marxaladii falastiin.   Cidna idiinma maqna ceelna idiinma qodna.   The more aad nala sii dagaalantaana dhul hor leh baad waayeysan.   

  Weligayana Ka bixi mayno hadii kun masaajid eedaanka isku daraan .  Anagu umaba socono in somaliland laascaanood maamusho dhulka laftiisaanu u socona.    Waana wax iska caadiya ee aqbala waayo weligeed ba Dhul waa idinka qaadi jirnay.  Maxaad isla waalaysan maanta ee aad gaalada noola marag sanaysan.   Mida kale nimanyaw daaro fiican baad Ka dhisateenba ceerigaabo.  Laakiin taayaradii baad Ka illawdeen.   Laascaanood baad la yaaban tihiine dhuxulaysatada xitaa waa siraadayna.  Nafar ka reebi mayno.   

Midna aan idiinku daro ina biixi iyo family giisu toona qurbaha ma joogaan , umana socdan , in fact muuse biixi wiilkiisa goojacade jooga.   Anaga madaxwaynahayagu waa untouchable.  Dal la aqoon San yahayna ma nihin oo shuruucda aduunku nama qabtaan. Hal million oo dada hadaanu dilno waa gar iyo mag la,aan.    Berigii hore caqli baanu lahayn.  Imika caqligiina ogaan baanu u format garaynay markaanu is yeelyeelkiina aragnay.  Xal aan dagaal ahayn idiinma hayno. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.