Che -Guevara

AT LEAST 34 KILLED IN CLASHES IN SOMALILAND – TWO DOCTORS AT PUBLIC HOSPITAL

Recommended Posts

On 6/8/2023 at 4:35 PM, maakhiri1 said:

Take easy on drugs 

Have you noticed he stopped writing 'laandheere, laandheere' after I posted that Reer Xamar lady story from berisamaadkii. Now si kale u badashay faankiisa jacburka ahaa.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nin waalan oo qori dable sita baa  mid Ka ag yidhi waar guriga ha gubin,. Kulahaa adaaba I xasuusiyey markaas buu toos u gubay gurigii iyo wixii ag yaalayba. 😄Faanku   Intii hore   introduction (hordhac)  iyo isbarasho  buu ahaa   cayna idiinman yareysane ma in kalaad iga doonaysan.    

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wish if the government allow us to operate separately from other JSL forces .    Because our Goals are completely different from others anyway.   We are not defending somaliland we are karbaashing Sool Clan on purpose . 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax alaale wixii daaroodi ha dareeraan   kharash ka nagaga baxa geeska Africa oo dhan baanu Ku qabsan karna , weliba haday dareeri  waayaan naagaha iyo caruurta isqa baanu leenahay Ku mudaharaada.   Drod keliya waxaanu is fahmi karna nin warlord ah oo aanu dagaal iska kaashan karno.   Wixii civilian ah ee dawlada Ku jira faa,iido nooma laha. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Feysal Dhurwaa:

Waraabe oo si adag uga jawaabay hadalkii Deni – “Waa inoo Garoowe”

 Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga jawaabay hadalkii shalay kasoo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ciidanka Somaliland aysan marnaba kasoo bixi doonin Laascaanood, taasi oo ugu baaqay Deni, si ay u kala badbaadan.

Waraabe oo ka jawaabaya hadalkii Deni ee ahaa “Somaliland ciidankeeda haka qaado Laascaanood,” ayaa sheegay in ciidankooda aan la qaadayn in ay sii socdaan mooyee, sid uu hadalka u dhigay.

“Saciid Deni ciidamada ka qaada ayuu yidhi Laascaanood, ka qaadi maynee balanteenu waa Yoocada, hadad joogi waydana waa inoo Garoowe,” ayuu yiri guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

Deni ayuu sidoo kale waxa uu ku eedeeyay in dhibaatada Laascaanood ka dhacday uu masuul ka yahay, islamarkaana madaxweynaha Puntland uu Laascaanood ka barakaciyay dadkeedii.

“Laascaanood waa ka nolol fiicnayd Garoowe iyo Boosaaso, laakiin (Deni) ayaa dadkeedii barakiciyay,” ayuu yiri guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Ugu dambeyntiina waxa uu dadka reer Laascaanood ugu baaqay inay nabada qaataan, isaga oo sheegay in aanay jirin faa’iido ay dadka Laascaanood ka heli karaan maamulka Puntland, oo si weyn isku hayaan xukuumadda Somaliland.

Deni ayaa shalay ku goodiyay haddii ay Somaliland ka dhaga fureysato baaqaas ay si toos ah ula safan doonaan ciidamada deegaanka ee SSC-Khaatumo ee ku sugan magaaladaasi.

“Dowladda Puntland waxay si aan qarsoodi lahayn u garab-istaagi doontaa shacabka reer SSC haddii maamulka Muuse Biixi Cabdi uu ka dhega-fureysto baaqyadda Golaha Ammaanka iyo inta nabada jecel oo ah in uu ciidamadiisa kala baxo magaalada Laascaanood” ayuu yiri madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in aan loo dul qaadan karin dhibaato u sheegay in Somaliland ay ku heyso dadka reer Laadcaanood.

Si kastaba, xaaladda Laascaanood ayaa weli cakiran, waxaana ciidamada labada ay haatan isku horfdhiyaan duleedka magaalada , gaar ahaan aagga dhaanka xerada Goojacadde.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.