Che -Guevara

AT LEAST 34 KILLED IN CLASHES IN SOMALILAND – TWO DOCTORS AT PUBLIC HOSPITAL

Recommended Posts

3 minutes ago, baala xoofto said:

I agree. Fake news will give way to real facts on the ground.  

Sawiro iyo video taariikhda gala ayaa dhacay in the last few weeks. 

 

 

Wretched secessionists ma xishoodaan. Jaad intee ka soo dhargaan been cad la imaanayaan.

329970904_1061430664628155_3352063408127

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiye ku xigeenkii gobolka Sool oo iscasilay, baaqna u diray xukuumada Somaliland

202329638115061606425539.jpg

Guddoomiye Ku xigeenkii dhawaan xukuumada Somaliland u magacowday gobolka Sool ayaa iscasilay, xukuumadana wuxu ugu baaqay in ay ciidankeeda kala baxdo gobolka.

Saleebaan Diiriye Cabdi oo madaxweyne Biixi u magacaabay xilka guddoomiye ku xigeenka Sool bilowgii kacdoonka Laascaanood, ayaa sheegay in uu xalka nabadu ku jiro Somaliland oo ciidankeeda la baxda.

"Xalkii Laascaanood kolay xabad ayuu noqday, umada inta hadhay in ay kala badbaado waxa lagu heli karaa ciidamadaas oo Laascaanood lagala baxo," ayuu yidhi Diiriye.

Waxa kale oo uu sheegay in Laascaanood ayna ku dagaalamayn argagixiso lakiin ay dagaalamayaan ciidamada Somaliland iyo dadkii deegaanka, waxa uu sheegay in ciidan beeleedyo iyo ciidamada Somaliland uu dagaalku u dhexeeyo.

Waxa uu sheegay in uu iska casilay xilkii uu u hayay xukuumada Somaliland ee ahaa guddoomiye ku xigeenka gobolka Sool, isaga oo masuuliyiinta kale ee deegaanka kasoo jeeda ee xilalka hayana ugu baaqay in ay is casilaan.

Dhinaca kale, maayarka iyo qaar kamid ah golaha deegaanka ee Laascaanood ayaa iyaguna ku baaqay in ciidamada Somaliland ay ka baxaan gobolka, iyagoo ciidamada ku eedeeyay tacadiyo xuquuqda aadanaha ka dhan ah, taasi oo xukuumadu beenisay.

Wasaarada gaashaandhiga oo sii adkaynaysa sheegashada Somaliland ee ah in kooxo argagixiso ahi joogaan Laascaanood, ayaa tusaale usoo qaadatay mid kamid ah dagaalyahana guddaha magaalada ku jira oo la yidhaa Cabdi Madoobe, kaasi oo ay ku eedaysay in uu yahay Alshabaab.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

A number of South Somalia terrorist cells have been spotted in Laascaanood including Fuad Shangoole and Cabdi Madoobe.

Like rats, if you see one of them, there are certainly many of them around. 

 

Another good reason why Somaliland must decisively clean up Laascaanood. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

And since when do u believe anything alshabaab says ahaha they are terrorists 

waleh maraykan walaa shabaab will stop the nightly somaliland nation  the war has been won and the qaranndiids have been destroyed 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Xaaji Xunjuf said:

And since when do u believe anything alshabaab says ahaha they are terrorists 

waleh maraykan walaa shabaab will stop the nightly somaliland nation  the war has been won and the qaranndiids have been destroyed 

Here's Mareykanka

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.