Sign in to follow this  
RedSea

Puntland: The curse of Somalia!

Recommended Posts

Originally posted by MAXIMUS POWERS:

JB, Puntlanders dont distinguish between people and politics!

and you don't have to be like them ........

 

 

"he who steals from a thief is a thief" ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by MAXIMUS POWERS:

JB, Puntlanders dont distinguish between people and politics!

lool marx! this explains something that was bothering me. Lately, they are sending me insulting PMs, some even threats, and they have ordered their girls in SOL not to return my greetings. They have even warned the good-hearted KK not to accept my congratulations for the baby girl she got. War sidani waa ceebe, gabdhaha iyo maatida yaan la isku dirin reer Puntlanoow. Where is their oday, Gheele T? :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Hunguri: Gobanimo waa taa JB ka hadasiisay. Inkastoo aan inaderkii ahay hadana fikradiisi si gooni ka ah tayda ayuu udhiibtay. Bal wakaasi rer Buntland halaga helo intaas oo kale. Waa dameer iyo labdiisa daan kulu wada adhi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Red-Sea, maan jeclayn inaan hadalka kusoo laabto. Laakiin, intaanan hadalkayga ama odhaahdayda aanan soo qorin. Waxaad iiga jawaabtaa hal suaal ah.

 

(1) Ma Puntland ayaad siyaasadeeda diiday. Mise,

reer Puntland iyo beel gaar ah ayaad duullaan ku tahay. Hadaad, halkaa jawaab iga siisid. Waxaan hubaa, inaan warkaaga meel dhigayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Hunguri,

 

Puntland is not owned by a conglomerate of cows, sheep and goats. Of course, beel baa leh and whatever one says againt Puntland goes for the owners too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Hunguri,

 

Beesha iyo Buntland maxay kala yihiin horta? Buntland=1 qabiil. Siyaasigooda, ganacsatadaha taagersan, ka shacabka ah ee usacabo tumaya iwm intuba way soo galayaan meesha.

 

Yaa soo hadhay? waxaa soo hadhay intii aan ku jirin intaa aan sheegay kana soo horjeeda sida Mamul beeleedka Buntland uu dhaqmayso. Hadii markaa aad leedahay waa khalad gudbinta shacabka ONLF, human trafficking, piracy, money laundering etc...then you're spared,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Hunguri,

 

Puntland is not owned by a conglomerate of cows, sheep and goats. Of course, beel baa leh and whatever one says againt Puntland goes for the owners too.

Waar horta, af soomaali ayaad igula hadashay. Haddana, hangariisi ayaad u leexatay. Markaa, bal Hangariisidu ha inoo danbayso.

 

Waxaad tidhi, Puntland beel ayaa leh. Beeshaasaana duullaan ku ahay. Waxaad kaloo tidhi, Jacaylbro waa ina adeerkeey oo waa nin gob ah, oo runtii buu sheegay. Waxaad kaloo tidhi, qolada Puntland isma qabato.

 

Jacaylbro, waa gob oo waa runtaa. Waayo anigaa shakhsiyan u aqqaana.

 

Reer Puntland, waa is qabtaan. Oo Che, Anigayga kula hadlaya, Dabshid, Jamal1, Gheele, kulligayo xaggaasaanu ka nimi. Haddana, wixii khalad ah waanu sheegnaa. Waliba, intaas waxaa dheer dadka aan meesha inakula jirinoo iyagu nadiifta ah. Laakiin, nasii darro adigu waxaad tahay nin aad iyo aad u fudud. Oo waliba, u dhaadhac iyo duul duul badan. Waayo, waxaad ku adkaanaysaa aflagaado iyo cay aan geedna loogu soo gaban.

 

Puntland, reer ma leh. Laakiin, waxaa jira qaladaad fara badan oo u baahan in raalli galina laga bixiyo, ballana la qaado inaanay waxaasi dib oo danbi u dhicin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reer Puntland, waa is qabtaan. Oo Che, Anigayga kula hadlaya, Dabshid, Jamal1, Gheele, kulligayo xaggaasaanu ka nimi.

Adiga iyo dabshid baan aqaanaayoo reer Somaliland baad tihiin ,,, that is why :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Hunguri:

Puntland, reer ma leh. Laakiin, waxaa jira qaladaad fara badan oo u baahan in raalli galina laga bixiyo, ballana la qaado inaanay waxaasi dib oo danbi u dhicin.

I will take this as a factual statement the day Ilkajiir or Af-qudhac become Presidents; and the rotational inter-one-clan nominations stop.

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

War adugu inta aadan sheekadan soo dhex galin waxaadba u baahantahay 101 somali culture waayo sida la ogsoonayahay waxaad ka timid ama aad kusoo barbaartay halkaa iyo sub saharan africa. Marka in aad ka hadasho waxaadan aqoon ma wanaagsana bulsho weyna laguma xukmiyo sedex qof oo ad web kula kulantay iyo afar kale oo ad xaafada ku taqaan.

 

Bal ninyahow is yara gaabi qaybta siyaasada ka duwan general sectionka oo Uff iyo waxaad doonto laguma qoro.

 

Originally posted by MAXIMUS POWERS:

JB, Puntlanders dont distinguish between people and politics!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

looool waaryaahee, waxba hanakala gurina. Marka hore, waxaanu nahay midhihii Odaygii Waliga ahaa, ee Binu Fulan Binu Fulan loool marka danbena, waxaanu nahay Kunbus, iyo Muqqamad iyo Oodkac iyo wax laysku fadhiisiyey.

 

Markay halkaa marayso, ayaa markaa hunguri xumo nakala kaxaysaa loooooooool oo ninba meel wax ka walaaqaa. Walaw, lakala walaaq xunyahay.

 

Markaasaa, idinku ka faaiidaysataan :D Dee waataasoo hadda anigii iyo Dabshid ayaad nagasoo reebtay lol.

 

Almuhim :D ( Maalinkii oday oday, habeenkii Habar habar ) :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

quote:Originally posted by Hunguri:

Puntland, reer ma leh. Laakiin, waxaa jira qaladaad fara badan oo u baahan in raalli galina laga bixiyo, ballana la qaado inaanay waxaasi dib oo danbi u dhicin.

I will take this as a factual statement the day Ilkajiir or Af-qudhac become Presidents; and the rotational inter-one-clan nominations stop.
A&T :D shaydaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

quote:Originally posted by Hunguri:

Puntland, reer ma leh. Laakiin, waxaa jira qaladaad fara badan oo u baahan in raalli galina laga bixiyo, ballana la qaado inaanay waxaasi dib oo danbi u dhicin.

I will take this as a factual statement the day Ilkajiir or Af-qudhac become Presidents; and the rotational inter-one-clan nominations stop.
N Hungura will take your Somaliness as fact the day you become the president of Somalia icon_razz.gif

 

What does political "injustice" have to do with professed identity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this