Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Updates from Las Anod: Warning-Some Graphic Images

Recommended Posts

The unethical lip-service and false hope continues. Coming clean and telling the people that you have nothing for them, must be the hardest thing to say.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Socdaal's face iskeenay barxadda, revealing he is a true Ismaaciil Cumar Geelle's gacanyare. Waa yaab.

Worse many of Reer Sool xildhibaanno selected him as a president under the advise of Deni almost eight months ago. Maxee ka shalaayeen maanta, same way Deni is for different reasons. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

When one is full of jaad and from marqaan sessions, this is how they fire. Even the sickening way they fire seems like inaanan waligood la tababarin.

 

These are the local police force which are drawn primarily from locals.

The RRU are only used in special operations as they are Anti-terrorist task force.

The RRU have different hardware and equipment, recently got upgraded toys.

image.png.def582fa16870b9f71dbc4d3d7076acf.png

 

image.png.d189d7751c8994cdad8720ae81189667.png

 

image.png.c330f50dd843a46a97e0963e81276950.png

image.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Xasan Socdaal's face iskeenay barxadda, revealing he is a true Ismaaciil Cumar Geelle's gacanyare. Waa yaab.

Worse many of Reer Sool xildhibaanno selected him as a president under the advise of Deni almost eight months ago. Maxee ka shalaayeen maanta, same way Deni is for different reasons. 

 

HSM is not being fooled by Farmaajo's support base.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

When one is full of jaad and from marqaan sessions, this is how they fire. Even the sickening way they fire seems like inaanan waligood la tababarin.

 

Animals 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Guddi u magacaabay soo baarista dhibaatooyinkii ka dhacay Laascaanood

202313638083139232675037.jpg

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaarinaya dhibaatooyinka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Guddigaan uu magacaabay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madobe ayaa ka kooban ilaa 10 mudane oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa faray guddigaan iney kasoo tala bixiyaan xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Laascaanood, waxaana si gaar ah loo faray guddigan in warbixin dhameystiran ka keenaan dadka ku dhintay shaqaaqooyinka iyo kuwa dhaawacmay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sidoo kale faray guddigaan iney deg deg ku howlgalaan, islamarkaana guddiga ay dib ugu soo celiyaan natiijada kasoo baxdo xog baaristooda iyo xaqiiqada waxa ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

_______________________

Expect another 'guddi' from Cabdi Xaashi, Muuse Muqayil's representative in Xamar si uu qash qashaad u alifo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal culus oo ka dhacay Laascaanood & wararkii u dambeeyay

Xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa weli kacsan, waxaana lagu soo warramayaa in xalay saq-dhexe dagaal culus oo ka dhacay bartamaha magaaladaasi, kaas oo geystay khasaare u badan dhaawac.

Dagaalka ayaa yimid, kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerar gaadmo ah ku qaadeen saldhig ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin xaafada Durdur ee magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaas ay ku dhaawacmeen ugu yaraan illaa saddex qof oo shacab ah, kuwaas la geeyay goobaha caafimaadka ee Laascaanood, mana jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha laamaha ammaanka ee Somaliland.

Sidoo kale ciidamada ammaanka ayaa saaka bilaabay dhaq-dhaqaaq cusub iyo howlgallo ay ku baadi goobayan raggii ka dambeeyay weerarka xalay ka dhacay halkaasi.

Xaaladda guud ee magaalada ayaa weli cakiran, waxaana dadka deegaanka ay bilaabeen inay ka barakacaan xaafadaha qaar ee Laascaanood oo ku taalla waqooyiga Soomaaliya, maadaama rabshaduhu ay sii kordheen, isla-markaana ay socdaan todobaadkii labaad.

Dadka banaanbaxyada dhigaya ayaa sheegaya in aysan dooneyn inay Somaliland xukunto Laascaanood, iyagoo ku doodaya in dilka haldoorkooda aysan sidaan ku sii fiirsa karin.

Magaalada waxaa ku soo noqnoqday dilalka kooxaha aan la garanayn ay geystaan, waxaana la beegsadaa dadka haldoorka u ah bulshada magaalada Laascaanood.

Dhankooda ciidamada Somaliland ayaa awood u adeegsanaya dibadbaxayaasha, waxay maalmihii lasoo dhaafay toogteen dhowr qof oo shacab ahaa, kuwaas oo aan waxba galabsan.

Si kastaba, baaqyo ku aadan in la qaboojiyo xiisadda Laascaanood ayaa iska soo dabadhacaya, balse sida muuqata Somaliland waa ay ka dhego furaysatay.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
29 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Dagaal culus oo ka dhacay Laascaanood & wararkii u dambeeyay

LOOL

What you call dagaal culus, we call it just a mop up operation. Dagaal waxan u naqaan ka banaanka la isku haleelo, conventional warfare. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
35 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaarinaya dhibaatooyinka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Afgooye ma tagi karaa? kkk 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.