Sign in to follow this  
General Duke

Election for the speaker of new Parliment is taking place

Recommended Posts

War deg deg ah Doorashadii Gudmoomiya Barlamaanka FKMG oo si xoowli ah ku socota.

 

Nairobi

War aan dhawaan ka helnay qadka isgaarsiinta ayaa noo xaqiijiyey in ay si xoowli ah ku socota u codeyntii cida noqon laheyd afayeenka Barlamaanka 5ta sano ee soo socota .

 

Maanta ayaa u ah umada Soomaliyeed meel walba ay joogaan maalin faraxad leh kadib markii 14 sano kadib ay heleyn Barlamaan loo wada dhanyahay oo ay kasoo qeyb galeyn qeybaha kala gadisan ee bulshada iyo waliba taageero ay u fidiyeen beesha calamka.

 

Wali ma jiraan ilaa iyo hadda tirinta codadka , ayadoo ay hadda socota codeynta Xildhibaanada .

 

Waxii soo kardha ha ka bixin dayniile com si aad ula socota natiijada kama danbeeska ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Daagaalka iyo xiisadaha ka aloosan Jubbada hoose amba ka socda Buulo Xaaaji, sidey saameyn ugu yeelan karaan shirka iyo doorashada speaker-ka? Hakkad ma u keeni karayaa habsocodka shirka guud ahaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada guddoomiyaha baarlamaanka

 

Nairobi - 15.September.2004

 

 

Shariif Xasan Maxamed---------119 cod

 

Shiikh Aadan Madoobe-----------98 cod

 

Maxamed Cabdi Yuusuf----------12 cod

 

Shariif Saalax--------------------9 cod

 

Sekeriye Xaaji Maxamed----------6 cod

 

Jinni Boqor-----------------------4 cod

 

 

Waxaa iminka socda wareeggii labaad ee tartanka doorashada guddoomiyaha baarlamanka oo sida muuqata ay isku soo hari doonaan Shariif Xasan Maxamed iyo Shiikh Aadan Madoobe.

 

Wararka natiijada codbixinta xildhibaannadana waa ay isa soo tarayaan.

 

SBC Online.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Not a problem mate. What are your thoughts as to the outcome of this tight race between Sh. Adan Madoobe and Sharif Xasan? It seems A. Madoobe has got quiet a challenge ahead of him.

 

And I am sure some on this forum will be disappointed Jinni Boqor didnt make a better show of it. Wishful thinking on their part I'm sure.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

And I am sure some on this forum will be disappointed Jinni Boqor didnt make a better show of it. Wishful thinking on their part I'm sure.

:D what about Zakaria LOL.

 

It is a tight race but you never it might go either way, I dont have any horse in this race though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Actually, the realpolitik should have been Jinni Boqor as a ra'iisul baarlamaan, Iimaan Hilowle as a co-speaker. The president would have to go C/qaadir Suufi Muriidi Goolof, whereas the prime minister should rightly reserved to Mowliid Qareere Max'uud.

 

And the rest? Duufaan aa qaaday.

 

Ah, since this isn't in reality, ee waa ku waanaa sawiradii caawa:

 

sawir3aad.JPG

Guddiga qabaqaabada.

 

sawir2aad.JPG

I guess this is Cismaan Caato, fartiis istakiin u eh. Meesha doorasho maa ka socoto mise hilib gaal aa lagu cunooyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this