Sign in to follow this  
MoonLight1

Ashabab are chased out of CITY of FART Dhusamareeb.

Recommended Posts

Maamulka Ahlu sunna Waljamaaca oo sheegay in Caawa ay gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

 

Posted: 1/2/2010 8:26:00 PM

Shabelle: DHUUSAMAREEB.

 

Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu sunna Waljamaaca ee ka arimiya qeybo kamid ah gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay Caawa gacanta ku hayaan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

 

 

 

Saraakiil katirsan maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo lahdlay Idaacada Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in galabta uu mar kale dagaal ka dhacay qeybo kamid ah degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wajamaaca iyo Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

 

 

 

Waxa ay sheegeen Saraakiishaasi in caawa ay iyagu gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud islamarkaana ay ka saareen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab sida ay hadalka u dhigeen.

 

 

 

Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo kamadaxbanaan sheegashada maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ay sheegeen in ay caawa gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta goolka Galgaduud oo maanta ay dagaal kula wareegeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

 

 

shabelle.ne

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waraa magaalada magaceeda aa ku ciyaaroosaa. Waa Dhuuso-ma-reebto = The city that doesn't retain a fart. If you live one behind, it will package it and send it right behind you, of course electronically tagged with all the genetic code so that the owner can't argue about its ownership...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this