Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland elders and politicians from awdal hold pressconference

Recommended Posts

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Suldaanka Guud ee eeh beelaha awdal Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal Mudaharaadkii ka dib Sawir

 

116_0512.JPG

Borama(Bnn) SuldaanC/raxmaan Jaamac Dhawal oo ka mid ah salaadiinta ugu cadcad ee ka soo jeedaGobolada Awdal/Salal , ayaa xalay goor danbe shir jaraa’id ku qabtay gurigiisaoo ku yaala Xaafada Sh/Makaahiil ee Degmada Borama.

Suldaanka ayaa waxaauu shirkiisan jaraa’id uga gol lahaa, xaaladahan siyaasadeed eek u soo kordhayjawiga Somaliland gaar ahaan, Degmada Borama, iyo mudaharaadka maanta ka dhacaydegmada Borama ee xarunta Gobolka Awdal.

Hadaba shirkiisiijaraa’id ayaa sidan u dhignaa ee hoos ka akhriso

Mahadnaq eebe ka bacdi,waxaancaawa iskugu kiin yeedhay inaan caawa si toosa uga hadlo, arimaha ka socda GobolkaAwdal, Gaar ahaan Degmada Borama waxaan doonayaa inaan inii cadeeyo qaabka ay arintaasi ku haboon tahay.

Waxaan leehay oo caawahalkan uga jeedinayaa Bulshada reer Somaliland,gaar ahaana reer Awdal, eedegmada Borama ku dhaqan, maanta halkan waxaa ka dhacay mudaharaad lagucadaynayo tabashada ay dadku ka tabanayaan Xukuumadaa maanta dawlada Cusub soodhistay,umadu wax way taban kartaa , wax waa la sheegan karaa, waa laga doodikaraa,waana la diidi karaa wixi la tabanayo, waxaanse meesha ku jirinwaxyaabaha saa’idka ah, ee aan ku jirin dawladnimada, Dadnimada iyo dalkaba kujirin, waa in laga reebaa, waxaasi waamaxay ?waxaasi waxa weeji, dadku marka aywax tabanayaan waxa ay leeyihiin hogaamiyayaal, salaadiin Cuqaal, siyaasiyiinbay leeyihiin, markaa waa inay tagaan miiska wada hadalada oo waxa aytabanayaan halkaas ka sheegtaan.

Markay maaran waayaanwaa in ay talo wixii iska waydiiyaan,oo wixii ay doonayaan talo ahaan la iskawaydiiyaa , talo ahaana lagu maareeyaa, laakiin maaha wax aan la isku ogayn oo aan laga tashanin oo aan la iska arkin laiskagana iman ay markasta yimaadaanmaaha, waxaa maanta halkan ka dhacay mudaharaad , mudaharaadkuna waa imankaran, cidii wax tabanaysana waa ay ku cabiri kartaa waxa ay tabanayso,laakiinwaxaa saa’ida Marka ay mudaharaadyo ka dhacaan Goboladan Awdal/Salal waxaa soobaxa calamaan runtii,waxaa maanta soo baxay calan la yidhaahdo AWDAL LAND oo aymaanta aniga iigu horeysay ayaa soo baxay, aragtidiisa iyo maqalkiisa waanfahmi waayay , waxaan ahay madax dhaqameed waxaan ka mid ahay salaadiintaGobolada Galbeedka , waxaanan ahay salaadiinta kuwa ugu xogogaalsan ayaan ahay,waangaran waayay meesha uu calankaasi runtii ka yimid,umadu markii laga hadlayo gu’itaan,markii laga hadlayo Gooni isu taag, waa arin wayn waa arin aan shakhsi ka hadliKarin,waa arin ay koox yaroo gaar ahi ayna ka hadli karayn, waxa weeyi wixiiguud ee masiir guud ee goboladan galbeedku leeyihiin ee dawlada laga tabanayowaa in la isku yimaado oo laga wadahadlo,waa in ay ka wada hadlaan, madaxdhaqameedyadu, salaadiinta, cuqaasha,indheer garadka, aqoon yahanka iyo Culumadu isku timaadaa oo ay is fahansiiyaan.

Waxaan hadalkayga kusoo gabo gabeynayaa , in ay wixii mudaharaadkan maanta dhigay ee ka danbaysayee waday yayna ku noqon ha ka joojiso dadka , halkay wax yaalaan iyo cidiihayso iyo ciday wax ku maqan yihiin way garanaysaa ee ha tagto,waxaan leehay kasalaadiin ahaan, ka culuma ahaan, anagu hadaan nahay Madaxdhaqameedyadii iyosalaadiintii goboladan,iyo odayaashaba waan is arkaynaa wixii nagaga haboon anawaan ka hadli doonaa waanan ka qaban doonaa haduu alla idmo, laakiin waxaan kacodsanaynaa in laga daayo iminka tan maanta oo kale dhacday,waxaanan mar labaadku celinayaa cidii waday ,hawshaa maanta foosha xumayd ee dhacdayna kadanbaysay, in ay joojiso ,miiska wada hadalkana ay ku noqoto, wixii aytabanayaan lagu noqdo ayaan hadalkaygii ku soo gabo gabaynayaa.

Suldaanka ayaa waxaauu shirkiisan jaraa’id waxa uu imanayaa xili xaalada siyaasadeed ee goboladangalbeedku circa isku shareertay, taas oo maalintii maanta ahayd ay gayiga Boramaka dhaceen , mudaharaadyo isku lidi ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan hadalkayga kusoo gabo gabeynayaa , in ay wixii mudaharaadkan maanta dhigay ee ka danbaysayee waday yayna ku noqon ha ka joojiso dadka , halkay wax yaalaan iyo cidiihayso iyo ciday wax ku maqan yihiin way garanaysaa ee ha tagto,waxaan leehay kasalaadiin ahaan, ka culuma ahaan, anagu hadaan nahay Madaxdhaqameedyadii iyosalaadiintii goboladan,iyo odayaashaba waan is

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Siyaasi ka soo jeeda Goboladan Awdal/Salal Mudaharaadkii ka Dib+Sawir

 

Borama(Bnn)Sida aan la wada socono saaka ayaa caasimadaGobolka Awdal ee Borama, waxaa ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo saami qaybsiga xukuumada Cusub.

Hadaba mudaharaadkii ka dib ayaa waxaa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Siyaasiga Axmed Mu’min Seed oo ka soo jeeda goboladan Awdal/Salal,kana mid ah Xisbiga Mucaaradka Ah ee UCID.

Shirkiisan jaraa’id ayaa waxa uu ku sheegay in Mudaharaadkan maanta ka dhacay Magaalada Borama aan loo wada dhamayn, ee koox yari ay soo abaabushay,laakiin loo baahnaa hadii wax la tabanayo loo waajaho, ka gobolahaan wada hadal iyo is hor fadhiisi, waanan ka soo horjeedaa falkaas fooshaxun leh ee lagu dhaqaaqay maanta,waxa kale oo uu sheegay in reer Awdal dhaqan aan ulahayn fadqalad iyo qalalaso ayna yihiin dad nabad jecel, waa sidii horeylooga bartay, loona baahan yahay in aan iska qabano cida sumcadeena wax udhimaysa,waxa kale oo uu sheegay in dawladan iminka dhalatay ay wali cusubtahay, waxna aynuka arag ee waxaa wanaagsanaan lahayd bal inaan sugno ayay ahayd, laakiin loomabaahnayn in inaga oo ka sii maqan maalmo kursigii, aynu ku kacno falal aanqurux badnayn, waxanan walaalahayaga Somaliland u cadaynaynaa, in ay tani ahayd dad yar oo kooban oo iska dhex waayay Dawladan Cusub,ayna u badnaayeen dadka hawshan ka qayb galay Caruur iyo Dumar, reer Awdalna ayna u wada dhamayn,wixii reer Awdal ay tabanayaan waxa soo jireen u ahaa, wada hadal iyo is horfadhiisi.

Waxa uu ugu danbayn ku booriyay shacabka reer Awdal in ay la shaqeeyaan Dawladan Cusub, nabad galyadana ilaaliyaan, wixii nabadooda iyo deganaanshahoodana wax u dhimaya iska qabtaan,Saami qaybsigan aan iminka kahadlaynana waxa ay banaanayd waqti aan kursiga ku fadhinay in aan ka hadalno,iminkana wadahadalku waa banaan yahay

 

DSC04298.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

I just read that and wondering who paid him to say that the tigray official in hargeisa or silanyo?

 

Anyways this guy should know that he represents his people and what his people want hadusan sameyn he might just find himself not representing anyone in the near future.

 

I advice the saladiin of awdal dadkkagu waxay doonayan waa inay matheelan ma ahan inay matheelan meesha ay xooga lacag ka helayan. Hadad mamul samaysatin qaadkaga ama waxad doonaysid reerkaga baa ku qaadi doono marka I don't undestand honestly.

 

I don't know why he goes with snm. Xog waxba idin maka qadan karan because calamka indhoole ma ahan, tfg ba jirto oo isla marki la xiriri karo u.nka oo ciidan loo diri karo waqoyi haday kugu soo duulan.

 

Anyways I think ethiopia wants to see united waqoyi similar to 1960 and when hamar gets solved dalka federal rasmi ah laga hir-galiyo. I can respect that however awdal should have the right to be mamul of their own under the federal context and cid u didi karo ma jirto. A united waqoyi that is not wanted by the people is not good idea and ticking timebomb.

 

Anyways I read what the isim has to say and taken note.

Share this post


Link to post
Share on other sites

No one paid him what you don’t understand is these elders signed the Somaliland agreement in 1991 and then later in 1993, and later adopted the Somaliland constitution Like the rest of the people. The people who demonstrated were apparently from the same subclan and wanted one more wasiir. Cowke you’re a funny man how the hell can you put the tfg and beesha calaamka awoododa in the same sentence as for Ethiopia you give these short nappy haired Ethiopians to much power Somaliland has its own interest its own future its own people and our own political ideology. We don’t follow Ethiopia Blindly like you do my friend

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

No one paid him what you don’t understand is these elders signed the Somaliland agreement in 1991 and then later in 1993, and later adopted the Somaliland constitution Like the rest of the people. The people who demonstrated were apparently from the same subclan and wanted one more wasiir. Cowke you’re a funny man how the hell can you put the tfg and beesha calaamka awoododa in the same sentence as for Ethiopia you give these short nappy haired Ethiopians to much power Somaliland has its own interest its own future its own people and our own political ideology. We don’t follow Ethiopia Blindly like you do my friend

You sell your port to ethiopians and they haven't recognized you for 20 years yet you call me blindly following habashi? At least the habashi recognize my political program which is federalism which is the tfg foundation. What do you have to show for yourself for following ethiopia? 1 university I think lol :D

 

And as for your weak response about signing constitutions and in 1991. What at the point of gun? Thats not free will. That argument goes right back at you when u joined somalia 1960 yet you have backtracked today icon_razz.gif

 

PS: Dont think I believe your aqoonsi program I know why ur politicians use it just to keep you animals from killing each other but in reality they know the zeylac to kismayo border mamulkisa ama kala goyntisa ayaga waxba laga waydin mayo wa langaabyo ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sell our ports to Ethiopia wow you are such Fool saying this. Tell does puntland soliders get trained in Ethiopia, does not your regional have working relationship with them. So please stop acting like somalilands kissing Ethiopia butt and you guys don't do nothing with them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

freedom at least i get something out from ethiopia whilst you get nothing from ethiopia.

 

Why are you allied with ethiopia? dont u want to be recognized? well guess what ethiopia will be the last to recognize you. Guess what? Ethiopia supports the federal program sxb because caqlikeygu ayaan taas ku gaadhay and I made ethiopia follow my policy. Ethiopia never brought the federalism project since 1991 till 2004 federalism wasn't even applied to somalia untill abdullahi yusuf came.

 

So get a life u moron you dont know politics thats why your in the current state of nothingness whilst i am an oil emerging state and your burco people are depedent on my port just tells you who copies who who. U copy us and form a jabhad, now u copy us by coming to our port. Ur the sorry loser that sitting in hamar politics but u will never see me anywhere near u either politic or business because i know i am better then you. Maxan ka baran kara waba ka fican ahay.

 

Even tarikhda ayaaba sidas ba lagu yiri go read this official english government record where they sent an official to find out about somalis and said the history and said the boys in the east are the most superior clan in all somalia.

 

Tarikh Of My Superiority

 

Thats why the hamari boys whenever they hear my name they cry and yell. Whilst when they hear ur name wayba ku amaanayan sida nag la gabo oo kale lol.

 

Marka sxb is-deji and go play else-where i know i am the best but the only difference is I RUB IT IN PPL FACES where-as most of my fellow clans-men don't :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cowke stop crying and calling names like child fool lol. Ethiopia use our port and we get paid, Ethiopian officials in addis privately for Somaliland. The world community look at Somaliland vibrant democracy compared to you pirate dust bowl. Uk, French embassdors visit hargasia, we have schools, unversities, and most importantly peace while in puntland you got crime and terrorist cells. So please don't compare my nation to yours cause you lose all the time

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaadiinta Gobolada Awdal/Salal oo la tacaalaya Mudaharaadka Maalintiisii labaad Galay+Sawiro

 

Borama(Bnn) Sida aan la wada socono waxaa maalintii labaadgalay mudaharaadka lagaga soo horjeedo saami qaybsiga xukuumada Cusuub.

 

 

Hadaba waxaa saaka aroortii hore shir jaraa’id ku qabtayhotel Rays qaar ka mid ah salaadiinta Gobolada Awdal, salaadiinta shirkanjaraa’id qabtay ayaa waxaa ka mid ahaa, Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal,Suldaan Xasan Xaddi Baade Iyo Suldaan Saleebaan.

Salaadiinta ayaa dhamaantood waxa ay carabka ku wadaadkeeyeen in dadkan yar ee farakutiriska ah ee mudaharaadka wada , kuwaas oo ubadan caruur iyo dumar in ay sida ugu dhaqsaha badan u joojiyaan, wixii latabanayana lagu waajaho wadahadal iyo is hor fadhiisi ee aan loo baahnayn in lagu raadiyomudaharaad iyo cunfi , waa sida ay hadalka u dhigeena waxa ayna hadalkoodii kusoo afmeereern, in shacabku qabsadaanhawlahooda ardayduna isku diyaariyaan waxbarashadoodii oo bari la bilaabayo.

Markii ay shirkiijaraa’id uu dhamaaday ayaa waxa ay u sookaceen meelihii Mudaharaadku ka socday iyaga oo is dhex taagay lana hadlay carruurtii mudaharaadkasamaynaysay, ugu danbayntiina la iskugu tagay khayriyada way nee magaala****rama, halkaas oo ay salaadiintu kula hadashay, waxaana halkaas ka hadlaySuldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal iyo Suldaan Saleebaan waxa ayna dhalintii usheegeen in ayna jirin wax la yidhaahdo AWDAL LAND,aynuna ka mid nahaySomaliland calan la wada garanayana uu leeyahay wadankani, waxa ayna u sheegeenin sidan ay wax ku raadinayaan in aan loo baahnayn , hadii ay wax tabanayaanwaxa ay leeyihiin Cuqaal, Salaadiin , aqoonyahano, iyo Culumo, waxa aynasheegeen in dadkaasi ay Mas’uuliyadoodusaaran tahay , iyaga ayaana ka wada hadli kara miiska wadahadalana fadhiisankara.ee markaa iska kala taga nin walbana hawshiisii caadiga ahayd ha qabsado,loomana baahna in suuqyada iyo dadka la rabsho, cidii u hogaansami waydana waxaa talaabo sharciga waafaqsan kaqaadaya Ciidanka amaanka iyo kuwa qarankaba, markaa nin walowba xaafadadii tag,markii ay hadalkii dhamasteen waxa ay dhalintii u kala dareereen xaafadahoodiiiyaga oo wali mudaharaadaya,mana jirin cid mudaharaadlalyaasha u hadlay.

Saacadu markii ay ahayd 12:00 Duhurnimo waxa shir albaabaduu xidhan yihiin yeeshay , Salaadiinta iyo taliyayaasha Ciidanka amaanka iyociidanka qaranka, waxa ayna ku yeesheen Saldhiga dhexe ee degmada Borama.

Markii shirkii dhamaaday waxaa gaadiidka Ciidanka Policekaoo laba ah la saaray cod baahiyayaal waxaana raacay Ciidanka Amaankaiyo kuwa qaranka, iyo salaadiintii gobolka , kuwaas oo hadalo digniino iyohanjabaad ku dheehantahay dadwaynaha u sheegayay,waxa ayna dadwaynaha usheegayeen in cidii mudaraad danbe la timaada maanta ka dib cidii la qabtojeelka loo tabaaxi doono, cidii wax ku noqotana waa Nin damreer dilay,eeamaanka ha lagu dadaalo ha lana adkeeyo waa sida ay hadalka u dhigeena,Waalidkuna carruurtiina ha qabsadaan.

Dhinaca kale Masjidka way nee ku yaala Bartamaha Magaala****rama ee layidhaahdo Masjid Harowo ay duhurkii maanta waxaa ka hadlay Sh/XasanDaheeye, waxa uuna jamacii tukanayay salaadii duhur ka bacdi, in dadkancarruurta soo diraya ee waxaan jirin oo aan joogin usoo dhiibaya in ay iyaguhadii ay siyaasiin isku sheegayaan in ay caruurta usoo dhiibin calan aan lagaranayn meel uu kayimid ee ay iyagu soo qaataan banaankana u soo baxaan,waxauuna sheegay in Somaliland nimadu ay tahay mid muqadas ah, calanka Somalilandyahay mid lama taabtaana,wixii tabasho ahna waxaa loo baahan yahay in wadahadallagu dhameeyo iyo miiska wada hadalka , waxaana loo baahan yahay in la isdajiyo , waxa uuna amaan aad u badan u soo jeediyay General Xudhuun oo uu yidhi shalay ilaa maanta waaninka qudha ee dawlada ka tirsan ee hawshiisa daacad u wata, hadii isaga iyociidankiisu ayna joogin in dagaal faraha la iskaga gubtay uu ka dhici lahaaDegmada Borama.

 

source boramanews.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markii ay shirkiijaraa’id uu dhamaaday ayaa waxa ay u sookaceen meelihii Mudaharaadku ka socday iyaga oo is dhex taagay lana hadlay carruurtii mudaharaadkasamaynaysay, ugu danbayntiina la iskugu tagay khayriyada way nee magaala****rama, halkaas oo ay salaadiintu kula hadashay, waxaana halkaas ka hadlaySuldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal iyo Suldaan Saleebaan waxa ayna dhalintii usheegeen in ayna jirin wax la yidhaahdo AWDAL LAND,aynuna ka mid nahaySomaliland calan la wada garanayana uu leeyahay wadankani, waxa ayna u sheegeenin sidan ay wax ku raadinayaan in aan loo baahnayn , hadii ay wax tabanayaanwaxa ay leeyihiin Cuqaal, Salaadiin , aqoonyahano, iyo Culumo, waxa aynasheegeen in dadkaasi ay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sh/XasanDaheeye, waxa uuna jamacii tukanayay salaadii duhur ka bacdi, in dadkancarruurta soo diraya ee waxaan jirin oo aan joogin usoo dhiibaya in ay iyaguhadii ay siyaasiin isku sheegayaan in ay caruurta usoo dhiibin calan aan lagaranayn meel uu kayimid ee ay iyagu soo qaataan banaankana u soo baxaan,waxauuna sheegay in Somaliland nimadu ay tahay mid muqadas ah, calanka Somalilandyahay mid lama taabtaana,wixii tabasho ahna waxaa loo baahan yahay in wadahadallagu dhameeyo iyo miiska wada hadalka , waxaana loo baahan yahay in la isdajiyo , waxa uuna amaan aad u badan u soo jeediyay General Xudhuun oo uu yidhi shalay ilaa maanta waaninka qudha ee dawlada ka tirsan ee hawshiisa daacad u wata, hadii isaga iyociidankiisu ayna joogin in dagaal faraha la iskaga gubtay uu ka dhici lahaaDegmada Borama.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this