Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland elders and politicians from awdal hold pressconference

Recommended Posts

Badhasaab Ku Xigeenka Gob. Salal iyo Maayar Ku Xigeenka Deg. Saylac Oo Xukuumada Hambalyeeyay Reer Booramana Ugu Baaqay Inay Xiisada DajiyaanPosted in July 31st, 2010 by lug in NewsSaylac-(Lug)-Gudoomiye ku xigeenka gobolka Salal Cali Allaale Riyaale iyo Gud/Xigeenka deg. Saylac ayaa soo gaadhsiiyay hambalyo madaxwaynaha Jamhuuriyada Soamaliland mud. Axmed Siilaanyo iyo Mud. Cabdiraxmaan Saylici waxana ay masuuliyiintani oo ku hadlaya afka dadka reer Salal sheegeen inay xukuumada uga hambalyaynayaan qaabka ay u soo dhistay wasiirada tayada leh ee dhawaan la magacaabay, waxana ay yidhaahdeen waxa aan eebe uga rajaynaynaa inay noqdaan kuwo dalka waxa u qabta eebena ku asruro xilkooda.

 

Waxa kale oo ay Mudanayaashane Baaq nabadeed u soo direen dadka ku dhaqan magaalada Boorama oo ay yidhaahdeen waxa aan ugu baaqaynaa inay joojiyaan banaanbaxyada isla markaana nabadgalyo waxa ku doonaan. Waxa kale oo ay baaqaas ku sheegeen in aanay dimuquraadiyadu ahayn rabsho iyo dagaal ee ay tahay wadatashi iyo aan wax wada qabsano.

 

Lughayanews/Saylac

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this