Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xamsa Cabdi Barre - newest, hottest (and now most useless) name in Xamar

Recommended Posts

I agree, I never thought,  we would ever go below Baahane, atleast Baahane was doqon who listen toTolkiis.

This is dumbest and foolest Prime Minister,  where did Culusow found him?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

You seem to have missed the material value of his message, and are instead focused upon the less material nuance.  Both Xamze, and Hasan Sh. said what was asked of them. End of.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ten months in, seefta lagu ridi lahaa next month ayaa loo afeysanaayaa. Xamse has very few supporters in and outside baarlamaanka. Up to 200 xildhibaanno ayaa rabo inay ridaan la leeyahay, including kuwii Kheyre, Shariifka, Deni iyo Madoobe taageersanaa, plus kuwii Xasan Sh. xulafada ahaayeen laakiin jago iska waaye sida Sanbalooshe iyo C/raxmaan Odawaa oo kursi raadinaaya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooshin lagu ridayo xukuumadda R/Wasaare Xamsa oo socda

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarinaya mooshin ka dhan ah xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre, sida ay inoo xaqiijiyeen mudaneyaal ka tirsan BF.

Sida ay ogaatay Caasimada Online, Mooshinkan ay diyaarinayaan qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa la rabaa in lagu rido xukuumadda aan sanad jirsan ee uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xamza.

Kaambaynka mooshinkan ayaa si xawli ah u socda, ayada oo Xildhibaanada hormuudka u ah qorshahaan ay isku dayayaan inay taageero u helaan mooshinkooda.

Xildhibaanadan ayaa xiriir la sameeyay qaar kamid ah saaxiibadooda Baarlamaanka, kuwaasi oo ay ka dalbadeen inay ka qeyb qaatan mooshinka lagu ridayo xukuumadda Xamza, sida ay ogaatay Caasimada Online.

Xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza ayaa muddooyinkii dambe wajaheysay dhaliilo xooggan oo la xiriira hab maamulkeeda iyo shaqada loo igmaday, ayada oo dhawaana uu weerar ku qaaday Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bini’aadannimada iyo gurmadka Abaaraha ayaa waxa uu si weyn ugu dhaliilay xukuumadda, oo uu sheegay in isdhex-yaac uu ka jiro hay’addaha dowladda.

Ergeyga ayaa xilligaasi wareysi uu siiyay VOA wuxuu ku sheegay in xukuumadda ay sidii la rabay u maamulin dhaqaalaha gargaarka ee lasoo gaarsiiyo, uuna dhowr jeer la wadaagay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha.

Dhaliisha u weyn ee uu ujeediyay xukuumadda ayaa ah in aysan jirin wada-shaqeyn wasaaradaha dhexdeeda ah, taasi oo keentay isdhex-yaac baahsan oo ka jiro hay’addaha dowladda, oo lumisay masuuliyad iska saarida arrimaha mudnaanta leh, gaar ahaan arrimaha gargaarka.

Si kastaba, Mooshinkan cusub ee ka dhanka ah xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza ee wadaan qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kusoo aadaya xilli uu dalka ka socdo guluf dagaal oo kooxda Al-Shabaab ka dhan ah.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xamse siyaasadda uu usc la dhex yimid waa mid cawaaqib xun wadata

Lagama yaabo usc inay Rw cid kale kasoo doorato wixii hadda ka dambeeya, RW waxay dhaxaltooyo usiin doonaan cg-dheer.

Waa nimanka kaliya oo ogol inay dambaska usc wax ku karsadeen iska ag fariistaan.

Sayid cabdille xasan asagoon xoriyad arag yaa alle oofsaday.
 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ina Jees oo kale.  

Taariikhdu waa shay cajiib ah.  

Waxaa la yiraa dad wax saadaaliya waxay dib u fiiriyaan wixii tagey,  si ay mustaqbalka u qiyaasaan. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 hours ago, gooni said:

Xamse siyaasadda uu usc la dhex yimid waa mid cawaaqib xun wadata

Lagama yaabo usc inay Rw cid kale kasoo doorato wixii hadda ka dambeeya, RW waxay dhaxaltooyo usiin doonaan cg-dheer.

Waa nimanka kaliya oo ogol inay dambaska usc wax ku karsadeen iska ag fariistaan.

Sayid cabdille xasan asagoon xoriyad arag yaa alle oofsaday.
 

To be fair, Xasan toogtiisa horaba, toban sano ka hor, ra'iisul wasaare Shirdoon ayaa adeego u ahaa sida Xamse oo kale. Kan hadda wasiirka arrimaha dibadda ahna waxma ma dhaamo Xamse oo xilkiisa waxaa la wareegtay gabadha Xasan Socdaal.

Marka qabiil guud eed malaha. Xasan wuxuu keensadaa badanaa dad 'yes men' ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.