Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xasan Sh. to Baydhabo?

Recommended Posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo berri booqasho ku tegaya Baydhabo

Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu bilaabo safaro kala duwan oo uu kala bixinayo qaar ka mid ah xarumaha dowlad goboleedyada ka jira dalka.

Sida ay ogaatay Caasimada Online, Madaxweyne Xasan ayaa berri booqashadiisii ugu horreysay ku tegaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo uu wada-hadallo kula yeelan doono Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somalia.

Waxaa maanta magaalada Baydhaba gaaray wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Qaranka Xuseen Shekh Maxamuud oo ay wefdigiisa qeyb ay ka ahayeen Xildhibaano iyo Saraakiil ka socday Madaxtooyada Qaranka.

Wafdigaan maanta gaaray Baydhaba ayaa hordhac u ah booqashada uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagu wado inuu berri ku tago Baydhaba.

Madaxweyne Xasan iyo lafta-gareen ayaa la sheegay inay diiradda saari doonaan isbedalka ka dhacay dalka, kadib doorashadii Madaxweynaha ee la qabtay 15-kii May, taas oo uu ku guuleystay Xasan Sheekh, waxaana Lafta Gareen uu ka mid ahaa taageerayaashii Madaxweynihii hore dalka.

Wararka ayaa sidoo kale intaasi kusii daraya in kulanka lagu soo qaadi doono wada-shaqeynta labada dhinac ee ku aadan dhismaha dowladda cusub ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa la filayaa in Lafta Gareen uu Madaxweynaha cusub la wadaago xaaladda siyaasadeed ee uu wajahayo maamulkiisa iyo abaabulka ka socda magaalada Muqdisho.

Safarka Baydhabo, kadib Madaxweynaha dowladda federaalka ayaa tegi doono magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah.

Ujeedka ayaa ah sidii uu Madaxweynaja u qaboojin lahaa xiisada & kala aragti duwanaanta maamullada qaar, gaar ahaan kuwii taabacsanaa Madaxweynihii laga adkaaday, Farmaajo.

Si kastaba, Madaxweynaha cusub ayaa ku howlan dhismaha dowladdiisa, wuxuuna horey u ballan qaaday in uusan jiri doonin aargoosi lagu beegsanayo kuwa ka fikirka duwan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

It seems one is prioritising domestic visits and support above the usual foreign visits that were often prioritised above in-country visits, which is a welcome change. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

This is probably one of the political strength of Hassan Sheikh to sit down his perceived opposition. Farmaajo would never go to Kismaayo  or any place where he had disagreements. It seems Hassan Sheikh has confidence to sit down with any Somali.

Also, there are rumors about an opposition forming headquartered in Baidoa. I even heard about enlarging the southwest to add Gedo and middle Jubba. Hassan Sheikh must stay away any group that is trying to unseat C/caziiz Laftagareen if he wants to have a peace of mind from the South west.

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, galbeedi said:

This is probably one of the political strength of Hassan Sheikh to sit down his perceived opposition. Farmaajo would never go to Kismaayo  or any place where he had disagreements. It seems Hassan Sheikh has confidence to sit down with any Somali.

Also, there are rumors about an opposition forming headquartered in Baidoa. I even heard about enlarging the southwest to add Gedo and middle Jubba. Hassan Sheikh must stay away any group that is trying to unseat C/caziiz Laftagareen if he wants to have a peace of mind from the South west.

Even if Xasan Sh. wanted to push Laftagareen, it wouldn't be possible. Unlike corrupt Shariif Xasan who was pushed out quickly, Laftagareen has thousands of loyal army, trained by Ingiriiska. He is also an RRA veteran.

Corrupt Shariif Xasan did not trust clan army of his since his clan are not traditionally armed ones, so he never built one and did not care any development of KG, instead investing his ill-gained money in Turkiga, Kiinya iyo Imaaraadka. One classic point is the failure of Baraawe airport, which he pocketed the funds and the poorly-built, sand-covered runway is there all to see.

By the way, suddenly Sh. Aaden Madoobe and Laftagareen are close now, due to encroachment of Maxamed Cismaan Jawaari, who is very close to Xasan Sheekh and wants to get back his seat. Sh. Aaden Madoobe and Xasan Sh. suddenly are not trusting one another.

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Xasan Sh. is being honoured to officially open this new KG State House.

FUB-399WAAESx4y?format=jpg&name=large

285124481_563303845360671_26971753319039

285318501_563303608694028_91931686460699

 

FUB-398XoAYzXG8?format=jpg&name=large

War meeshu qurux badaa, miss the blue sky,  masha Allah 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shurwac   

Nice, What makes this structure beautiful is not even its look / or design. It's the surroundings and that crisp Azure blue sky...Somalia Dhulka adunka ugu qurqoox + Dadka adunka ugu liita...

 

image.png.43bdfd0a496b2c0a18ac52e308eb1eaa.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

You know, Shirwac, madaxtooyada labaad ee Soomaaliya ku taali jirtay Baydhabo. Meel beeraha (Beeraha Carabta) ka sareyso ku taali jirtay, oo aqal weyn shub ah ahaa oo aad u qurxoon. It is even beautiful than this one and was surrounded by farms, Isha Baydhabo and large qumbo trees. Its foundation still stands. Siyaad Barre nasashada u aadi jiray.

If I was Laftagareen, taas ayaa dayactiri lahaa instead of building this one because meel sare leer leh ayee ku taalaa. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

 Beautiful Villa. Waxba faan iyo ciidanbuu haystaa wax tari mayso. Lafta Gareen needs to free Reer Koonfur Galbeed from Alshabaab so that they can send their kids to schools and the region can prosper. In other words niikedii Farmaajo waa dhamaatay he needs to hold free and fair selection process when his term ends at end of the year.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

The old days, the best place to live in Somalia were Moqdisho, Baydhabo and Hargeysa because of the weather and culture. Laftgreen must open the roads and build Baraawe port. It will make southwest political and economic center. The villa needs a bigger sign "Villa KGS'?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Agree, all these small developments is nothing compared the damage  carrying out by the evil group Shabaab,  first,  second, third and fourth priority should be getting rid off this stage 4 cancer. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.