Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Koonfur Galbeed standing up against Rooblaawe

Recommended Posts

I wonder what Muslim scholars would say about this sham farce so called "swearing in" ceremony? 

In my opinion, they should apologise to the Kitaabka Quranka ah. It doesn't deserve to witness the swearing of men who got into this Parliament through questionable and high unfair process. 

Quranka Kariimka xaal qaado.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
On 4/14/2022 at 7:50 AM, maakhiri1 said:

How come Somalis not agree to anything without external intervention 

Because the adopted governance system does not incorporate structures or mechanism that are based on traditional Somali systems of governance like, e.g. third party diplomatic mediation (ergo) thus relying on external interventions to provide that. 

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Doorashada kursiga HOP154 ee Sareedo oo dib loogu laabanayo

278648457_177992414563365_11710615052596

Guddiga SEIT ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa war cusub kasoo saaray doorashada kursiga HOP#154 ee Golaha Shacabka Soomaaliya, kaas oo ay horey ugu soo baxday Sareeda Maxamed Cabdalla, balse uu diiday guddiga doorashooyinka ee heer federaal.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu sheegay in dib loogu noqonayo doorashada kursigan, si loo waafajiyo habraaca doorashada dalka.

“Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka DGKGS SEIT waxa uu shaacinaya Jadwalka Qabashada Doorashada Kursiga Hop-154 si loo waafajiyo Habraaca Doorashada guud ee Dalka,” ayaa lagu yiri warqad kasoo baxay guddiga maamulka doorashada ee Koonfur Galbeed Somalia.

Sidoo kale qoraalka guddiga ayaa lagu sheegay in diiwaan-gelinta xubnaha musharixiinta iyo lacag shubista ay tahay 20-bishan April ee sanadka 2022-ka.

Guddiga ayaa  sidoo kale shaaciyey in ugu dambeyn doorashada la qabanayo 21-ka bishan, si looga faa’iideysto waqtiga la heesto ee ka haray dhammeystirka doorashooyinka dalka.

Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa horey ugu dhawaaqay in kursigaan oo ay ku guuleysatay Xildhibaano Sareedao uu ku celisay yahay, waxba kama jiraana ay tahay natiijada kasoo baxday.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The face-saving seat is selected again with the same results.

Sareeda oo ku guuleysatay doorashadii ku celiska aheyd ee Hop154

278586899_1051971642133514_3331365211173

Magaalada Baydhabo ee caasimada KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursiga HOP#154 ee Golaha Shacabka, kaas oo uu horey u celiyey guddiga FEIT oo shaaciyey in aan loo marin habraac sax ah.

Kursigan ayaa waxaa isku soo taagay Sareeda Maxamed Cabdalla oo horey ugu soo baxday iyo musharrax Nasteexo Maxamed Yuusuf oo tanaasushay, ka hor tartanka.

Xildhibaan Sareeda ayaa loo qaaday cod gacan taag ah, waxaana ay heshay dhammaan codadka ergada, sida uu shaaciyey guddiga SEIT ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Sababihii dib loogu celiyey kursigaasi waxaa ka mid ahaa in guddiga doorashooyinka heer federaal uu ku dhawaaqay in kursigaan ay waxba kama jiraan tahay natiijada kasoo baxday, kadib markii uu guddiga sheegay in gabadha la tartantay Sareeda aysan soo buuxin shuruudihii murashaxnimada qodobkiisa 3aad ee heshiiskii 1 Oktoobar 2020-kii.

Doorashada maanta ka dhigan in Sareeda Maxamed Cabdalla ay ka gudubtay doodii horey u hareysay kursigeeda, maadaama dib loogu noqday, kadibna ay markale kusoo baxday.

Koonfur Galbeed ayaa horey u dhammeystirat doorashada xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalooyinka Baydhabo iyo Baraawe ee maamulkaasi.

Si kastaba, muranka ka dhashay kursigan ayaa khilaaf ka dhex-dhaliyey Koonfur Galbed, FEIT iyo ra’iisul wasaare Rooble, walow mar dambe arrintan xal waara laga gaaray.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.