Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Koonfur Galbeed standing up against Rooblaawe

Recommended Posts

This guy, Baahane, must stopped. Howl aan loo dirsan ayuu kursigiisa kusii fadhiyo ayuu rabaa. It is not about Farmaajo or him, it is prolonging this so-called elections in order to stay in that little power of his and xoolihii yaraa sii dhaco.

Statement posted on Facebook:

277788391_525133159177740_27025226589876

DOWLADDA KOONFUR GALBEED OO JOOJISAY WADASHAQEYNTA  RW ROOBLE EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Baydhabo, 5ta Abriil, 2022: Dowlad Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo heshiisyadii wadar-ogolka ahaa ee ay dajisay Madasha Wadatashiga Qaranka.

Dowladda Koonfur Galbeed marnaba ma aqbali doonto damaca shakhsiga ah ee Ra’iisul Wasaare Rooble oo muddooyinkii u dambeeyay xadgudub joogta ah ku hayay madax bannaanida Guddiyada Doorashooyinka.

Dowladda Koonfur Galbeed waxay si dhaw ula socotay in Ra’iisul Wasaaraha uu si sharci darro ah oo dano siyaasadeed ay ku jiraan uu u hor istaagay kuraas habraac sax lagu doortay, wuxuuna ka dhaga adaygay inuu joojiyo faragelinra qaawan ee uu ku hayay doorashooyinka Koonfur Galbeed.

Dowladda Koonfur Galbeed waxay shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka la wadaagaysaa in laga bilaabo xilliga ay warqaddan soo baxday ay joojisay wadashaqeyntii kala dhaxaysay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee arrimaha taabbo-gelinta doorashooyinka, uuna lumiyay kalsoonidii hoggaaminta doorashada dalka oo haatan  u baahan in laga samatabixiyo. 

Dowladda Koonfur Galbeed waxay qaadaysaa tallaabo kasta oo ay ku ilaalinayso sarreynta sharciga iyo nidaamka Federaalka ah ee ay Soomaali ku heshiisay, waxayna cod dheer ku sheegaysaa in carqalad kasta oo doorashada ku timaado uu masuul ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

DHAMMAAD

Share this post


Link to post
Share on other sites
54 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:

But what about the cheese guy doesn’t he want to stay longer in power almost a year and a half 

 

 

Secessionist, madaxweynaha ayaa ku qafiiftay. Nothing to do with him and everything to do the afarta xildhibaan shahaadooyinka aqoonsiga loo diiday, three which are from KG, plus the removal of KG representative from guddiga doorashooyinka heer federaal after he and others issued a statement. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

 No your argument was rooble wants to prolong his stay that’s why he is doing this to kg  now if this is the case how long has rooble been in power two years one year and a half . Why do you know see the hypocracy the cheese fellow is a saint who really wants to hold selections but doesn’t want to stay .  But he is just staying there for the sake of it and u want us to believe rooble is the bad guy .

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Deni is said to recall his selected xildhibaanno back to Garoowe. Did he sense Rooblaawe iyo tuugnimada uu wada? 

In short, yes. Deni needs every MP to be present on the day of the election.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

A disaster is looming.  Rooble might conveine 140 members and claim to have enough forum to hold the election. He isn't even trying to hold the Garbaharey selection and its 16 mps. 

Rooble and his group are insulting our intelligence. It isn't Farmaajo who wants to prolong the election because he is a lame duck president with no powers  discharge, so election is the only way to sort things out. In fact, it is Rooble who want to keep staying in his office and hiring and firing people almost every day.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes, Rooblaawe wuxuu hoosta ka galay the usual failed, isbaardoon, corrupt tolkiisa ku jiro like Indhacadde and C/raxmaan C/shakuur. They are completely silent of his ongoing hijacking attempt of the silections. Wey arki doonaan fashilka meesha uu ku dhamaado.

Farmaajo asagaa keensaday tuugaan haka saarto. Kheyre, who was extremely loyal ku him for years, raaligalin ha siiyo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
25 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

 

Farmaajo asagaa keensaday tuugaan haka saarto. Kheyre, who was extremely loyal ku him for years, raaligalin ha siiyo. 

MMA, it also shows that the so called 4.5 system is a backward and illogical way of governing. The Galmudug guys thought that they were intitled to be the premier just like many from Puntland thought it was natural to pair them with any " Unaka" president.

Khayre was the exception and that appointment was well suited and served Farmaajo well. I even heard that when the dispute between him and Khayre came out, some people tried to fix the rift and make a deal with Khayre in order to succeeed Farmaajo after the second term. But, Moodey and others pushed Farmaajo and told that thay could eliminate Khayre easily. THey just did that while he was traveling to Mudug the land of trouble makers.

Those same guys brought Rooblaawe.

Making two consective bad mistakes one sfter another should tell us the judgement of Farmaajo. I think the country needs a new leadership. 

THe contest is probably between Shariif Ahmed and C/laahi Deni.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.