Sign in to follow this  
GeelJire

"Rhyme Or Reason...Lyrics off da dome"

Recommended Posts

Thunder   

Rap-Fanatico

 

I'm not hating on you but this piece

 

"I am ya chaperone,

not your pedrone/

I gadda a high chevron

in the rap throne/

Bursting from Hebron

to da hostile Lebanon/"

 

Sounds so familier. If this is your original piece then you've skills.

Share this post


Link to post
Share on other sites

>>>>>I wana to freestyle But i'll carry on thunders "Comment"..Yo thunda, you ain't got skillz by the way...

 

got me restin in peace like Charllie brown

Dawg i'm here to make ya frown turn upside down

i'm a dramatical clown

make oudiances ears blown,

like bomb by Sharon---> Sharon_after_winning_election_copy.gif

to blow up yo home

now you live alone

give up yo throne

take of yo crown

Share this post


Link to post
Share on other sites

YO CHECK ME COMING THROUGH THIS SHIT STATIC/

PEACE TO MY NIGGA RAPFANATIC/

WHEN I GRAB DA MIC/

I IGNITE/ RAP ALL NIGHT/

FLOW SO TIGHT/

FLOW HIGHER THEN A KITE/

DAMN BABY BOO YA LOOK SO ALLRIGHT/

COME CLOSE LET ME HOLD YOU TIGHT/

YOU KNOW AM NICE/

CATCH ME IN DA HOOD BETTING ON DICE/

CATCH ME IN DA CLUB LOOKING FOR A FIGHT/

YOU KNOW THE MAN WITH THE MASTER PLAN/

CAN'T SEE NONE OF YA FAKE MC'S FROM WERE I STAND/

MY LYRICS LIKE VENOM IN UR GLANDS/

SO HOT ,MAKE MC'S CATCH TAN/

HOW IN HELL COULD HELL HANDLE THIS/

BETTER BACK OFF *****!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
GeelJire   

guess who is bizaKKK~

 

kaleexo kabax, geeljire guriguu ku jiraa/

makrafoonkaan ceejinaa markastoo candhuufta tufo/hadaadan murmi karin hadabo gadaal waxyar u suko/intaanan lugu gubin sidii wiilasha kulul ku dhacday/hadaad balayeer tahay iisheeg gabadhaada maxay kugu nacday/ fulaynimaad u naxday markaad wajigayga aragtay/ waxaa lii yaqaan nin gacan fudud ee dabeecad inkaaran/ laba ilag kuwaan ka tuura iyo sadex aan faaz la dhaco/ hadaan dagaal galo ilaa aan dhiig arko kama kaco/ umadoo idil i mooday, in ay laf dheerta i booday/

markaan rag xoog u sheegtay oo u tumay sidii macalin bile/itus nin cabsi calooshisa ku jirto, waxaan ahay fulay dile/bari iyo waqooyi,koonfur iyo galbeed/somali meelkastey joogto waryaa, waa ilma hableed/ dareenkooda isku mid/ hadaan walaala nahay , aan wada marno hal jid/laakiin noloshu waa aduun/ hasheeyda ninkii u dhawaada, madixiisa waa garuun/ markastaan kuu sheegaa waryaa tabtayda waa taraarax/ sarteyda waa salaalax/gaarigeyga laan garuusar/dharkeeyga laba galuusar (futashari)/ maxaa ka taqaan waxaasoo kale/ murankeeyga waxuu kuugu tumanaa sidii adoo wax ka sheegtay siyaad bare (kiddin)(rip)/baswaaye qeeylideyda/ galbaday maxaa yeelay waan qabsadey danteyda

one luv

peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhimbil   

loooooooool, Waryaa Geeljire waa-noogoosay adiga,

xagee jirtay?anyhow.....shidh is of da heezy.

I see you came back to reclaim your throne.... ;) holla

 

One!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Geeeeeeeeeeeeljireeeeeeeeee looooooooooooool applause sxb walaahi i thought no one could somali rhyme...thats why i started who can somali rhyme...hadeer waa aniga iyo adiga ......KAALAY AAN MURANEE

 

Waraa hooy! imataqanide haigu soo degdegin/isdaji sxb yaanan ku daldalin/is illaasha hooy yaanan idin wada dilin/Ka beydh ka beydh, jidka ka beydh/Buruskeyga yuusan ku haleelin/Baabah hadaanan kaa dhigin hooyo ima dhalin/Hadaad murmi karto kaalay aan murrane/Hadaad geel yaqaan tahayna kaalay aan dhaanto dheelne/Xarfaheyda waa sida garneel gacmeed gawaan ku qarxey/ama garuun madax bidaar ah ku cuskadey/waxaan ahay majnuun miyirlaawe markaan makrafoonka heysto/Magaceyga waa jamaal ileben cid i hor joogsan karto majirto/xitaa Odayaashaa iga xirsi xirto/Hadal iyo howraar cidna iguma gaarto/murti iyo madadaalo Illaahbaa igu manneeystey/sayid cabbule xassan oo kalaan ahay/

Share this post


Link to post
Share on other sites
GeelJire   

geeljire iyo wiilkii geeraarka...lol

 

Okey geeljire in freestyle battleMODe!

 

waryaa sayidka matihidee saaladiisa ka kac/ sawirada aad sitadana saxiix ma ahee/

sab doon baad tahay ee soorteyda ha u soo dhawaan/ sarif keyga kaliya baa saro gadaya

saag saag baa noqotee soo celi miyirkaaga/mareykan iyo ingriis miyaa kaa waaloo, markaas mooday inaad ila murmi kartid/ magaceygu waa geeljire , meel iskugu kaaya keen, walee sidii maraakiib baan kuugu musaariceyn/ muuqaaga aan maroojiyo iyo maskaxdaada aan malab ka dhigto/ mintid baan ahayee marwadaada ilaasho/ilbaxnimo iyo ingriis ninkii inkiraan ahayo bal kaalay isku day oo"intar maay ooshan"/ iftiinka intaan kaa qaado baan isbartiibada dhaxdeeda sidii injir kuugu istaagi/ xag ilaahy iyo islaam nima baan kuugu dhaxariisanayaa..saaxib isdaryeel

 

Geeljire for the ladiez

 

Abaayo kaaalay muxuu magacaaga ahaa/

magaceyga waa geeljire kaalay adiga ma lugu baran karaa/ basbaas oo kale aa u kulushahay bas iga dheh abaa!/horta hore markaan ku arkay waxaan ku mooday footo mudeelo/qosolkaaga dheer iyo ookayaalka madow aanba ka qeeyliyey/ qisada aan kugu dheereenee afka aan qac isku siino/ laakiin iga aayar qiimaha badan qofyehey ha is qufulin/qurbahaan joognaa qasab ma jiro selfoonkeyga boqol aa ku soo qeeylineyso/ laakiin qeylida badan way i dhibeysaa waxaan u baahanay qalanjo sidaadoo kale/ kabalyeeriga u wacoo koobkaad doontid dalbo/ anigaa kaash haayee ha ka walawalin gacalka/ gabar qurxoon aa tahay, ninkii kugu guuleysto waa geesi nasiib badan/ guur iyo guriba, geeskaad doontid qaarada baan ku geeyn karaaye/ bal hada gambarkaaga so dhaweeyo geeljiro caawo la galbo.......lol...

 

one luv

geeljire

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Okey, seen seen!

 

Waryaa! yo! Yo! Waryaa! aha/sida haad hilib dafaayoo kalaan cirka kuula duuli/ama leeb gamoon sidiisaan cirka kuugu gami /ama Sida eneteree qamandi sidaan kuu dhul mari/Isla illaali hooy mistar miyirlaawe/Maskax fududidaa ma waxaad aheed reer baraawe/ama gabdhahaa kuugu yeero Mr Qaablaawe/Lagdin geeljirnimo iguma gaartide ha is daalin/feerkuna aan kaa baxshiyo disko dhansin/Gabdhahaan baashada baraa dharaar iyo habeene/adiguna waa inaan ku baraa murtiyo lagdine/

 

Af-somaliga ilkahaad ku sidataa ina xaawo taako/fak fakta badan jooji dhoore meel fariiso/hadii kale yaan ku odhan waxaad tahay "wewe taako taako"/waxaan ahay sidii Mukulaal madow oo mugdi joogto/indhaheyguna yihiin sida dhab holcaayo/Ninkii i horta joogsadana olol baan kunaari/adiguna hadaad iswaasho waan ku karbaashi/oo weliba intaan diric kuraan xiraan laad kugu rafici/Markaad oohinta badisana sii ay kutubeey aan ku sasabi/Markaan damcana sidii derin ayaan kuu laablaabi/sababtoo aah markaad hadasho waxaa iqabato lalabo/wadna weyne iyo waxaa tahay san faleembo/saaxiibtaa magacey kuugu yeerto waa minjo baasto/tiijarkaagu(teacher) wuxuu kuu yaqaan KUULEY CALI BANJAR/deriskana waxey kuugu wacaan F*to maqaar/Inaan cuyaarnsho dooni maayo oo aad i inkaar/ee sii gurguuro saaxiib oo geed ku niiki/bood boodkaagaa batay beryahan sidii BARREEY S*!L waal/Hadeer waxaa iheyso inaan kugu qarxiyo BAMBO FAAL/kadib ku kariyo oo aanmaskaxdaada ku cuno XEERO IYO FANDHAAL/Hadalkeyga, waanadeyda yeel waa iga dhambaal/Hadaan yeeli weydo waxaad tahay DABAAL/Hadaad is adkeyso dhiigaaga waa ii XALAAL/Intaan mek-ab kuu marshaan LMD(daawada-gandiga) kugu talaali/

Share this post


Link to post
Share on other sites

helelow..helelow..helelow..

Welcome to the nomad zone where geeljiras rule da zone..

And we ride camels like Escalades..

Big gurban..labo ulood..see geeljiras roaming..

And Dhanto don't stop till eight in the morning...

 

lol..just little something ..something fo fun..am out

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this