GeelJire

Nomads
  • Content Count

    17
  • Joined

  • Last visited

  1. geeljire iyo wiilkii geeraarka...lol Okey geeljire in freestyle battleMODe! waryaa sayidka matihidee saaladiisa ka kac/ sawirada aad sitadana saxiix ma ahee/ sab doon baad tahay ee soorteyda ha u soo dhawaan/ sarif keyga kaliya baa saro gadaya saag saag baa noqotee soo celi miyirkaaga/mareykan iyo ingriis miyaa kaa waaloo, markaas mooday inaad ila murmi kartid/ magaceygu waa geeljire , meel iskugu kaaya keen, walee sidii maraakiib baan kuugu musaariceyn/ muuqaaga aan maroojiyo iyo maskaxdaada aan malab ka dhigto/ mintid baan ahayee marwadaada ilaasho/ilbaxnimo iyo ingriis ninkii inkiraan ahayo bal kaalay isku day oo"intar maay ooshan"/ iftiinka intaan kaa qaado baan isbartiibada dhaxdeeda sidii injir kuugu istaagi/ xag ilaahy iyo islaam nima baan kuugu dhaxariisanayaa..saaxib isdaryeel Geeljire for the ladiez Abaayo kaaalay muxuu magacaaga ahaa/ magaceyga waa geeljire kaalay adiga ma lugu baran karaa/ basbaas oo kale aa u kulushahay bas iga dheh abaa!/horta hore markaan ku arkay waxaan ku mooday footo mudeelo/qosolkaaga dheer iyo ookayaalka madow aanba ka qeeyliyey/ qisada aan kugu dheereenee afka aan qac isku siino/ laakiin iga aayar qiimaha badan qofyehey ha is qufulin/qurbahaan joognaa qasab ma jiro selfoonkeyga boqol aa ku soo qeeylineyso/ laakiin qeylida badan way i dhibeysaa waxaan u baahanay qalanjo sidaadoo kale/ kabalyeeriga u wacoo koobkaad doontid dalbo/ anigaa kaash haayee ha ka walawalin gacalka/ gabar qurxoon aa tahay, ninkii kugu guuleysto waa geesi nasiib badan/ guur iyo guriba, geeskaad doontid qaarada baan ku geeyn karaaye/ bal hada gambarkaaga so dhaweeyo geeljiro caawo la galbo.......lol... one luv geeljire
  2. is getting hotter my friends..hotter!
  3. guess who is bizaKKK~ kaleexo kabax, geeljire guriguu ku jiraa/ makrafoonkaan ceejinaa markastoo candhuufta tufo/hadaadan murmi karin hadabo gadaal waxyar u suko/intaanan lugu gubin sidii wiilasha kulul ku dhacday/hadaad balayeer tahay iisheeg gabadhaada maxay kugu nacday/ fulaynimaad u naxday markaad wajigayga aragtay/ waxaa lii yaqaan nin gacan fudud ee dabeecad inkaaran/ laba ilag kuwaan ka tuura iyo sadex aan faaz la dhaco/ hadaan dagaal galo ilaa aan dhiig arko kama kaco/ umadoo idil i mooday, in ay laf dheerta i booday/ markaan rag xoog u sheegtay oo u tumay sidii macalin bile/itus nin cabsi calooshisa ku jirto, waxaan ahay fulay dile/bari iyo waqooyi,koonfur iyo galbeed/somali meelkastey joogto waryaa, waa ilma hableed/ dareenkooda isku mid/ hadaan walaala nahay , aan wada marno hal jid/laakiin noloshu waa aduun/ hasheeyda ninkii u dhawaada, madixiisa waa garuun/ markastaan kuu sheegaa waryaa tabtayda waa taraarax/ sarteyda waa salaalax/gaarigeyga laan garuusar/dharkeeyga laba galuusar (futashari)/ maxaa ka taqaan waxaasoo kale/ murankeeyga waxuu kuugu tumanaa sidii adoo wax ka sheegtay siyaad bare (kiddin)(rip)/baswaaye qeeylideyda/ galbaday maxaa yeelay waan qabsadey danteyda one luv peace
  4. heey heey com'on now take it easy on da sista, she is just trying to express her thoughts, Naag qaawan you make a good point, Let that be a lesson to all of us, and Jaber make your point but please do not generalize. You guys can make a point with out being so "pointy" na mean, that's one of our weaknesses as somalians. Maybe the see thru dirac is worse than the mini skirt in her view which in sum cases it is, but u can tell her the mini skirt is as bad with out going there...how ever the orphan part i didnt get..lol, Ok, my thoughts on hidin the somalian identity, I dont think the clothes have anything to do with keepin your culture, i see white boy wannabees all the time and beleive me that's even worse, bottom line wanna bees are wanna bees. so it is Keep ur culture period, ur style is different, if a person has a poor style and ignorant behavior u cant blame it on da culture now, they havent lost nothing..they just need to gain something. so next time u see them, maybe a tip would help... peace. ------------------ "still i am dat geeljire, that neva learned to luv da city**waryaa
  5. done [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  6. done [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  7. done [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  8. done [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  9. done [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  10. done [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  11. done [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  12. done [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  13. done. [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]
  14. done. [This message has been edited by GeelJire (edited 01-20-2002).]