Sign in to follow this  
Mr.Faarax

Bii Bii C ..SOOMAALIYA ON LAAYN!

Recommended Posts

WAA WARARKII TAXANAHA AHAA EE Bii Bii C SOOMAALIYA ONLINE, KU SOO DHAWADA!

 

halkan oo lugu sheegi doono wararka ugu dambeeyey ee dhacdooyinka soomaliya online, ayaa waxaan idinla socodsiinaynaa in ay laanta bii bii c ka furayso thread dhinaca loo yaqaan generaalka, qeybta weyn ee wada qeybiska caanaha geelka (camel milk thread).

 

Hadaba ku soo dhawaada walaalayal warar furan oo faah faahsan, oo uu soo gudbinayo wariyehiinii qaaliga ahaa ee ku meel gaarka ahaa xaaji faro oo ku magac dheer faro badne!

 

(iga raali ahada waa liiga fiican yahay BBCga nooh, waligey ma dhageysan, Laakiin waa la helaa mid sidee tahay u keena!)

 

Maanta oo aan wararka soo gaabineyno, ayaa waxaan dadweynaha ogeysiinaynaa in shaqo ka furan tahay xafiiska Somalionline bbc media, bositionka misa kaalinta wariyo cusub ay ka banaantahay saacadatan, Taasi ay codsanay bahda reer bii bii c soomaliya on laayn midiya in ay helaan qof horay u soo dhegeystay wararka caalamiga ah in uu sii wado, si laantan misa qeybtan ka mid ah soomaliya on laayn ay u sii socoto.

 

Wararka shirkadan laga soo gudbinayo oo ay badnaan doonaan Barasho ku saabsan shaqsiyadaha kala duwan oo loo yaqaan NOMAds, wixii guurdoon ah, wixii gaabsi ku dheer, wixii gaalo ah oo aan wali la gadinin, wixii rabsho wada iyo wixii hadal dheer ku soo daraa website ka oo loo maleynayo in ay barobagaandho iyo been ku jirto.

 

Waxaa bilaaban maanta galabkeeda wararkeenii sida aad iyo aadka loo sagayay, waxaana rajeynaynaa wixii akhbaar haya in uu nala soo socod siiyo, sida ugu dhaqsaha badan,

 

Tani waa somaliyo on laayn bii bii c miidayaa!

 

 

Hadalka oo iska cad ayaan mar labaad nigu soo dhaweynayaa, OO aan idin leeyahay ku soo dhawaada waa hadal furan iyo la socod wacan.

 

 

(baaba! intee galee hada lol)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Welcome to Somaliaonline BBC media.

 

This is where you find out the latest, the grimmiest, the most crucial occurances happening in our great site here. Who said what, and what was said.

 

This is going to be

LIke the HOT-SEAT

For some it will be like 20/20

For the ladies it will be "OPRAH"

For the fellas "ESPN"

For the wadads "Aljazira"

For hiphopers " Bet da BASEMENT"

For the kids "nickelodeon"

For the somali politicians (BBC!)

you understand where we going with this, You are here in Somaliaonline...but do you really know what is going on???

 

Do you know who is the smartest, richest, cutest, available, disabled, crazy, gaal, dysfunctional, creative, or just plain weird here?

 

even if two donkeys collide...we will report it here... lol

 

STAY TUNED....somalionlinebbcmedia will start later on today,

 

Ps. by the way, if there is anything that the moderators wanna know, private me.

 

( expect anything :D )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Latest on the News!!!! :D

 

( waan biloownee la socda, lets move! 1,2,3 and action!!!)

 

Waxa na soo gaaray in ay mudo lugu qiyaasay a week ayaa waxa one of the nomads uu bilaabay topic la yiraahdo " this i beleive". topic oo uu Baashi u soo bandhigay dadweynaha somaliaonline in ay ka qeyb qaataan, system that u record your voice and then dadka aad u bandhigeysid. waxaa catching ahaa in u bill gate u isagana sidoo kale uu sameeyay.

(somalis love to be rich..maybe if they do this ??)

 

Intaas ka dib ayaa waxaa la dhacay ra yiga , adminstrators ayagoo dheheen " Admin has answered that call. We will provide the platform and give the nomads a chance to "scream" at each other ...waa cajiib.

 

Arinta markii ay xogaa socotay ayaa waxaa bilaabatay, in ay rag qaarkeen dheheen, hadaba hadey maqal gaartay arinka, akhraarta wadaadada nin ka mid ah oo la yiraahdo Yoonis_Cadue ayaa wuxuu soo jeediyay in dumarka hadalkooda ay cawra tahay. a case that could be deadly to the interest of the willing crowd. Castro ayaa xanaaq iyo buufis qaaday markaas yiri "Let's not get too excited here. There's nothing wrong with a woman's voice. It's what that voice is used for that matters. Capisce?"

 

Dumar kale ayaa la hayaa in ay ku darsameen buuqii Femme Fatale oo tiri "i loove the deep voice" Wordette ayaana ku raacday iyadoo tirininayso James Earl Jones iyo heesihiisa.

 

Anagoo ka soconeyno ayaan waxaan u gudbeenaa, hadaldhaafkii markuu batay oo uu baashi isku dayay to calm down the place, ayaa NGONGE hadalo adag qoray, oo si dhaqso badan disappeared. (conspricy theory)

 

 

Kadib waxaa la hayaa Castro oo ku dhawaaqay, " We have a Watergate at our hands", also other nomads ayaa ku raacay arintan. Seeker oo doonayso in ay ku soo caan baxdo ayaa waxay qortay "this i believe" against the moderators, markaan wareysanay Baashi aya waxuu yiri ( she is walking on a thin ice). Taas oo na gaarsiisay in aan ula laabano arintan to the moderators misa siteka madaxdiisa (libaax sanka taabte) oo fursad noo waayey based on mashquulnimadiisa laakin noo soo qoray"

 

"We will provide the audio upload section very soon and it will be followed by the main index site."

 

Waxa aan rajeynaynaa in Programkan uu hir galo, inkastoo some of the nomads ay believe gareysan yihiin in ay noqoneyneyso fitno. Markaas ayaan dhawaan maqalnay hadalkii kheyr oo sidan ku faah faahsan " I don't agree with having your personal 'ONLINE RADIO' mouthpiece or 'Blogs' for that matter because they promote every kind of individual fantasy and promotes INDIVIDUALISM and the Right to be Heard " Taasoo kicisay Legend of zu isagoo ku khilaafayo ayuu yiri "Dude... I think it is time you revisit your concept of Ibaadah and the purpose of Life!"

 

waa arin aad iyo aad u adag in dhinac loo raaco maadamo ay diin taagan tahay, markaas akhristayaasha ayaa loo soo bandhigaya which way to go with it.

 

sida aad ula socotaanba arintan waa ay kululaaneysaa,

 

 

this is the latest on "this i beleive"

 

ps. you are allowed to post your own news clip, and this one was kind of long, it could be 4 or 5 sentences.

Share this post


Link to post
Share on other sites

" Are we ready to sit in a hut in Kurtunwaarrey to suggest the ban of the practice there without being accused of being gaalo?"

 

The line that sent enuri to the apology chair, more to come on this story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WALKING ON THE SOL CORNER ( SOL BBC MIIDIYAAA)

 

• Latest in news, sheherazade gets attacked by a rusian perv’

Quote by the perpetrator “U vant make sex with me?â€

When we asked she said…I looked him straight in the eye and said very loudly : GO AWAY. When he refused to budge, I bellowed: NOOOOOOWWWWW!, apparently he left watching her from the distance….Another close encounter.

 

• Around the boards, words like these could be heard “Why are you using my name???†it is not your eyes, seems that we have Two SIMPLICITY characters around!!

 

 

• “LEGEND OF WU...ariire faya qabta.. mandhow waadba sii qurux badnaate tolow maxaa soo kordhe “ whispered Raula, jumping with her shoe out…Bishaaro screamed “ stop flirting with my bwoy, aight? !†looks like a springer situation people.

 

• Mudug was seen crying on the side while his boy enjoys the stolen girl on the hot seat, he was last seen being adviced by a doob man TUUJIYE “son even if you don't want the girl any more, you keep her on the side..you never when xaaji dhagax will get sensitife ya'knooooooooooow!!!!!kkkkkkkkk’ interesting out put u might say.

 

More on walking around SOL……

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol........... waraa waa ka helay nooh waxa aa wadid baaba farabadne... qas meeshaan aan ku dhahay.. abkee bajaq iyo xaaji hoosta iskaga haayana banaanka soo dhig hadii rabtid in lagugu caawiyo na soo qeeli... ba+ba=ca aa la dhahay ama barida baalkeeda hoose waxaa laga helaa aa la dhahay ca&bar...ajaaaaaaaaaaaaaaaaaaaja...

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I for one encourage your enthusiasm brother Xaaji fardo badneh, I believe some one has to take on the monumental task of bringing distraction (humor and creatively set media) to these lonely Solers.

 

But do you know what this brings now? You’ll have folks running around in SOL writing bogus lines, picking a fight, stealing worth robe, don’t brush their teeth and etc. Just to make it to the BBC head lines, so just put up with their garbage and be patient walaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

[Best imitation of Cowke's voice in]: Kaasi waa wariyaheena inooga soo waramaaye Buulo Xuubeey, Xaaji XuuxaaX Farabadne. Mahadsanid, Xaaji.

 

Waxaa laga soo sheegayaa meesha la yiraahdo Buur Karoole in mudaaharaad aad iyo aad u weyn ka dhaceen saacado kahor, oo looga aayo lee yahay dadka ka shaqeysto Buurtaas la koro markii canshuur xad dhaaf eh, waa sidee yiraahdeen, lagu soo rogay. Warkii oo fidsan waxaa inoo haayo wariyaheena qaaliga ah Gantaalo Tuujiye. Gantaalo...[Cowke's voice out]

Share this post


Link to post
Share on other sites
SeeKer   

I would like to formally ask if this BBC somali online has an english version like the regular BBC? I have to sit for twenty minutes to read your somali sxb. I could care less but u mentioned me :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this