Sign in to follow this  
Abtigiis

It is official: Axmed Dhancadde proposes to Buuxo

Recommended Posts

Abtigiis   

Bahwaynta SOL ha noo sooduceeyaan.

 

Intii hoos noola soo xidhiidhayna way mahadsantahay.

 

Arrin ma'aha uguboo

Adan iyo Xaawaa ololaha bilaabe...

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kaalay, waxaad soo ham iyo digleyso Buuxo ayaad maanta usoo dhigatay miyaa? Oo ma inantaa yar ee qalanjada ah ee wax soo baratay ayaa u qalanta odaygaagan dhafooradu cadaadeyn da' daraadeed oo saddexdii xaas ee hore ba la liita? Abadan.

 

Buuxo wiil yar oo qurux badan ayaa u qalma ee ka bood meesha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Val, lol. I never knew you are so good & fluent, in writting Somali.

 

Originally posted by Valenteenah:

Buuxo wiil yar oo qurux badan ayaa u qalma ee ka bood meesha.

Armayna wiil yar diyaar uba ahayn, Buuxo waa marwo degan oday uunbaa dhaqi kara smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Fu-fu, yaan yareyn dee? 40tan jir ishaysta with all his armoury maxaa ka fiican?

 

Loooooooool@Farancab , eeg hadda waa sidii kuwii filinka ku jiray ee filin kale oo laba is caashaqay ah ka daawanayeye!!! Shukhaansigii baad shuukaansi kale ku dhex wadaa xariifka!! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

adeer mid facaa ah iska raadso oo aad weysada ku dhooratid ama sida odaygan oo kale ayaad indhaha ka'eegi un ..watch the video lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^^lol

 

Adeero A&T, anu Val haday dhankayga soo mari mooyee, Buuxo uma socdo. Sababtoo ah garaadka & ani isku meel inaan ka daaqno laga haboon weeye

 

Iyada uun ha dhaafin kolka smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ibti, ma ka heshay? Ha ha ha. Waxaan joogaa magaalo yar oo soomalidu english badan ku hadlin, markaa afkii wuu ii adkaadey dee.

 

Farancab, Val weykaa weyntahay ma ogid?

 

 

Fufu - LoL @ the clip!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ Buuxo & Garaadku way is rabaan, si weyn. Dad xogogaal ah ayaa saas dhahay. Laakiin reerka ay ka dhalatay ayaana weli war ka soo bixin lol

 

Originally posted by Valenteenah:

Farancab, Val weykaa weyntahay ma ogid?

Val, waxaan isku jaan nahay Mr.Fu baa ka jooga.

 

Ina'adeeray kolaytahay gu iyo laba ka badan ma iga weynide soo dhawoow bal aan is warsanee smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^She sounds even cutier when she speaks Somali. Val that is. I difaac dheh. :D

 

Buuxo, Xishoodka iska daa walaaleey. Mashxarada hablaha xaafadu weey na sii gaartaye. :D

 

Wiil hoog weeye ninku. Intaa layman buu isku xirayaa. Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this