Sign in to follow this  
Kool_Kat

Adaa Mudan Abaay

Recommended Posts

Kool_Kat   

LOL@ciro iyo bidaar aan iska raadshay iyo bakoorad...

 

Islaanta may be iney is tiri yariisowgaan wax ka day soo lagama yaabo? Ee runteed waaye, hadaa cunugeeda macalin utahay, walaalkeed aatahay...Now haduu cunuga ahaan lahaa cunug ee ayeeyo utahay, it would've been a different story markaas... icon_razz.gif

 

Laakiin idinka waxaa iloow san tihiin, sheekadeyda it wasn't the 'abaayo' part aan layaabay...But the look in his eyes! Suu ii fiirinaayay markuu dhahaayay 'adaa mudan abaay'...Indhaha xoogaa la yareeyay, qosol la'isku celinaayo camal... :mad: :mad:

 

Layzie, remember the last time Xamarweyne tuu AwBaare angu dhigay...LOOOOOL Tuujiska faraha kaqaad yareey, alaabo aa meelo ugu kala qabeysan...Waxaan ka baqaa sida land mine camal inee ugu qarqarxaan mardhow...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^that was funny...

 

KK, I didn't get to read your thread before maanta, but I went through this very same thing with one of the older fellaz that work behind the counter of Xamarweyne.

 

I think it was a summer or two ago, marka aniga iyo some friends came by to get some casariyo to go.

 

I came to buy the casariyo, and I stressed to him that I wanted tuna sambuusi included in the order and the rest of the orders would be meat.

 

after I paid him, I repeatedly asked him, there is one tuna included right?

 

He goes yes, there is tuna, I wouldnt have it any other way or something to that like, but very troubling look. It made me uncomfortable.

 

I took the food back to the car where I had my friends waiting, got into the car and as I was driving away, I asked one of my friends, please check and see if there is a tuna sambusi order included, because for some reason, a voice was telling me that my tuna order just wasn't with the rest of these orders.

 

I went out into the street and I didn't pass a block when my friend said there is no tuna, we checked all the sambuusi..

 

I did a U turn, came back to the parking lot of xamarweyne...

 

and I asked my other friend, please go and give that disgusting man the scream of his life.

 

she took it back, and he asked her, "where is your friend from earlier, I was expecting her to come back"?

 

Are you kidding me?

 

Meel cirbad leyga duro ma jirin marka ay soo noqotay ay saas warka igu sheegte.

 

I only send her because I knew if I walked back in there, I would have bitten his head off.

 

 

PS: Apparently, he was expecting me because he told my friend, saaxiibtaa aan sugaaye, ee take these fresh sambuusi to her, I just made them fresh for her.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looool Layzie kaalay aniga markaan meeshan kusoo laabto lee maa soo boodaa adiga sidii raha camal..yur!! aa lagu dhahay mukulaal yahee!!!

and plus waqtiga hada la joogo shukaansi qiimo maba laha oo waa laga qaaday!! abkee boolo nin iyo naagba waa baashaalooyaan!!!

 

KK awe Baari waa duqa Toronto walaahi.. I love that guy and when ever I come down I go look for him for some intertainment..Banaadir iyo Hall of fame kama maqna asi ciyaalka xaafada oo duqoobay waaye..lol.. Is funny how you know him reer magaal.com yaah!

 

Islaanta in aan 20 sano ka yarahay kiyaaro iyo nus waaye see camal.. naag dhashay 18 jir iyo aniga maxaa sameyneenaa? qabuuraha duqeedii hore maa isku raaceynaa mise wiilkeeda aan gebar u doonenaa? wah!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

You guys are still talking abt that poor old man. I feel sorry for him even though I don't know him. An old man his age deserves some respect. Between, I have never encountered anything that crazy at hamarwayne...they all look old, and perhaps I look a whole lot younger and only speak english to them. Maybe you guys should refrain from speaking Somali. Or, they gonna think " allah tan yaree dhaqangeda taqaana maan wax u shegto" hehehehe...

 

or maybe your conversations goes like this...

 

aboowe tuna samosa isii

abaayo macaan haye waan kuu siina

 

hehehe before you know it the brother has his eyes on you..

 

I used tuna samosa as an example not talking abt layzie lol

 

You should have this in very neutral way...I would like tune samosa, with no hint that you're somali..and whenver he utters a word in somali be like..pardon me...and he's gonna think tan luntay ya wax ku falaya ..works :D

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awbaare maa iska dhaaftiin. Oh, maan. Maxaa dhibay markaa tago xagaas mar mar. He likes to pull out his 'diblomaasi' ayaa ahaan jiray and I-know-everything attitude. Well, one day ma ii bilaabinoo saas anigoo book written by the restaurant's owners' father and which was sold in the restaurant -- buug uu qoray aabahooda anigoo aqrinaayo uu i arkay, kuna saabsanaa diblomaasiga. He, Awbaare, used to work with their father, who was a daljire in the old days.

 

Anyway, diblomaasi iyo waxaas maxaa ka taqaanaa uu bilaabay. Well, before aan u galin ku iri horta aan kuu micneeyo ereyga 'diplomacy' iyo meesha uu kasoo jeedo. Gariig waaye ku iri, oo saas iyo saan waaye, maadaama uu ii bilaabay. He didn't like it, I guess wajigiisa ka arkaaye, but ma anaa ka yeelaayo. My friend oo wadaad iska gardheere ah uu hilfaha u laabaa markaa tagno mar alle, but not to me. Gardheere lama tusi karo ninkaas.

 

Eniwey, qof iska gaftan badan waaye Awbaare, oo waayeel iyo yariisba, gabar iyo habarba midna u dhaafeynin kaftankiisa.

 

Lately Hall of Shame ayaaba ku arkaa meesha timajaraha marka timaha ka jaranaayo uu fadhiyaa in the studio, with his same kaftan attitude.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this