Sign in to follow this  
RedSea

Kids in Berbera speak after school.

Recommended Posts

Aaliyyah   

loool cute kids I love the way they speak mashallah....very tough for their young age...

 

I don't know why he's asking them abt life in canada when they are young kids who were raised in Somalia. He should have asked them what they learn in school....etc...

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

ahahah, uulu, uulu waa maxay? war na sawir dee na sawir! kkkkkkk. I like how the fourth one from the left is bullying everyone, even the tall boy.

 

Aliyah adiga cayaalkaan 5 jirka hadii lagu dhex geeyo waa ku rifaayaan har cad! icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

rifida ta u maleenesid maaha abbaayo, maskax nadiif baan kugu aqiinay, L0L mar-mar baad ilaa Ducaysane noqotaa? rifid as in bullying, baan u jeeday..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Goodir   

^lol@maskax nadiif

 

 

lol@Uulu. Khaldaan will always be Khaldaan. Lahjada odaga waxaa la moodaa ciyaalka inuu handadaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

loooooooooool@ waa uulo war waa maxay uulada.... ...kan dhahaayo nasawir nasawir dee waa rageedi walaahi ...

 

Canada aniga ayeeyadi baa joogto ..halkee ka joogtaa ...Magaalade dhex joogta lol walahi ciyaalka waa rageedi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xidigo   

Originally posted by Nephissa:

Aliyah adiga cayaalkaan 5 jirka hadii lagu dhex geeyo waa ku rifaayaan har cad!
icon_razz.gif

Adiga maxaa Aaliya lagaa siiyaa baryahan? :D

 

Aaliya let me know hadaad hiilin u baahan tahay ;) Hadii kale iska celi haha haha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Tan qosol dartiis rafasho waa dhaaftay maanta...Walahi waxaan ku tilmaamo ma'aqaan...

 

Ilka jajab macalin hindiga labaad from the left xow yiri 'two baan ohoo, wexey igu soo celiyeen uulo'...LOL LOL LOL LOL LOL...That was so cute walahi...Shan jir iyo toban jir gowso dhacsada oo wada uulo ah!!! Just what heck is Uulo? Ma jaamacadbaa...

 

'Sideed baan nahay anka dee...' looooooooooooooool

 

 

Stubidhiintan caruurta wareysanaya xey karabaan Canada haday wax ka yaqaanaan?

 

BadaCas, thnx for making my day...

 

 

Ps, Baniikolahaan kahelay @Foolxumo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Uulo means fasalka koobaad as in awwal, or uula :D

 

 

Dat clip is soo cute, indha adeeg waa dhameeyeen caruurta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

looooool my favourite.

 

Tall boy: Aniga ayeyday baa joogta kanada

Old man: Xagee bay kanada ka joogta

Tall boy:Dee Magaladay dhex joogtaa

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Xidigo*:

quote:Originally posted by Nephissa:

Aliyah adiga cayaalkaan 5 jirka hadii lagu dhex geeyo waa ku rifaayaan har cad!
icon_razz.gif

Adiga maxaa Aaliya lagaa siiyaa baryahan?
:D

 

Aaliya let me know hadaad hiilin u baahan tahay
;)
Hadii kale iska celi haha haha
Xidigo, gabadha abbaayadeed ka ween aan ahay, ayadaba waa ogtahay inaan jeclahay..

 

Laakin adi, cayaalkaan oo kale aa u hadli jirtay 6bil markaa jirtay xitaa, waa kaa muuqataa wallee! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Nephy lol sidaas uun u fahmay walaalo, si kale ma jirto. sax maaskax iyo qalbi nadiifa igu ogoow :D

 

xidigo loooool....nephy say sheegtay wa walaashay.

 

Val lool I agree with you.

 

Sideed baan nahay anka dee...' looooooooooooooool

lol koolkat anba taas ayaa aad uga helay walahi suu u yidhi ilmaha yar...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this