Sign in to follow this  
Nur

Are You Suffering From Prayer Deprivation?

Recommended Posts

Pacifist   

Tuujiye haya its going down miyaa caawa Good luck my brother and Listen stop the wishy washy. Gabarta ruunta uu sheeg like I told before. If all goes well maybe Tuujiye will get hitched Alhamdulilah markas nee he will stop his ruubsho. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Asalaamu alaikum,

 

Lol sorry I thought you were referring to Isna, Islamic private school that I have been hearing about. lol@ them girls with black cabayad that run around york university helping around MSA, well I don’t go to york but yeh I do fit it in that category I do help around the MSA at the university that I attend, more or less you got the picture icon_razz.gif .

 

Just some suggestions:

1- don’t sweet talk her so much ( she might take it the wrong way)

2- since she is religious make sure u talk about religion a lot, so u can actually show her how much u know how about religion. (she will go home and go hooyo manta nin wacan oo diin leh so arkay alaah kaasa alow igu qabo)

3- Make sure you don’t quarrel a lot, start agreeing with her more then u disagree. Idont know people usually go opposites attracts. But, that is so not true walahi whenever I disagree with some one several times I just lose interest..iga ag dhaqaaq camal….i mean how can u live with some one u disagree with ….u simply cant.

 

Walaal the reason u don’t meet the right woman is the fact that u move fast and u aren’t even giving a second thought to the next girl u are hittin on :rolleyes: , try to move at slower rate smile.gif . Wixi la soo qorsheeyo shaqeeya wixi kale wa ka kac .Last but not least , war waan so duceenaya cawa intaan tusbaxa qato ayaan ku tasbiixaya alow tuujiya gabadha ku sim aamin aamin aamin :D

 

Wa salaamu alaikum

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ ducadaada markaa duceyneesay niyad ma aheen yaaqee........

 

Waraada idinka dhan ilfuur iyo dhaf fiiq fiiq aan idinka dhigay..looool..

 

Pacifist adiga retirement maa ugaga soo laabanee xitaa hadii maqashid Tuujiye aa jab ku jiro..xaasidun waxasadaa aa tahay.. Somali sijuu Yahee sun cab aan ku dhahay.....lol..ani waa ii jeedaa si sahlan kuma xaroonooyi..wili waa laka daadsan yahay sidii masago deerka ku daadatay....

 

Ailiya abaayo saa sheegtay aan sameeyo (which I already knew all that) markaan sheekada kala rid riday oo kala dhigay, qofta waxna madiidin, waxna ma ogolaan...laaaaaaa xooowla walaa raajicuun..ma ila dhihi kartaa hee......

 

Qofta waxna ma diidana oo waxkaste aan ka sheekooye aaqirka hadii aan ugu danbeeyiiso "aroos" mrxaba ee dhahee sidii in ee u shaqeyso boqor fahad...

 

Waxna wee diidantahayoo oo markaste aan ka hadlo sugis iyo waqti loo baahan yahay..inyo ee dhahee sidii in habarteed deen igu leedahay oo kale...

 

wax dagdag eh ee rabtaan qoftaan yaaqee...shuqul baaba raqiis xitaa haduu yahay, waa la iga aqbalooyaa.....So my sister, ani shaki aa shukub i dhahay sidii caano qaboow oo laabta la marinaayo...dadg daga maxaa keenay? hadii la is rabo, oo uultimada la isku xoq xoqon doono, maxaa keenay katiino isku bursitaankaan yaaqee?..marka waxlee jiro...

 

calaakuli xaal ani qofta labo mid aan siiye..ama shibdheh oo sheekadeena hoosta aan ka shuuto shuuteeno ilaa ee rigooro mac ii toosto..koow..

 

Ama hada nugu kala wad!!! Maxaa yeelay ani jambal iyo watar baruuf aan ku fiyaateenooyaa adigana teebihii cabdi bile cabdi....ii gooy aan ku dhahay nacalaa qamaamkaaga kutaalee............

 

Qalad maa sameeye hada.....war cad lee la tagay gogoha noo taalay, aaqirkana warcad lee soo afuufay waana soo tagay...alxamdulilah yaaqee..I feel very qafiif now nooh.......

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wax dagdag eh ee rabtaan qoftaan yaaqee...shuqul baaba raqiis xitaa haduu yahay, waa la iga aqbalooyaa.....So my sister, ani shaki aa shukub i dhahay sidii caano qaboow oo laabta la marinaayo...dadg daga maxaa keenay? hadii la is rabo, oo uultimada la isku xoq xoqon doono, maxaa keenay katiino isku bursitaankaan yaaqee?..
marka waxlee jiro

Maxaa jiro ood ooga gorriseysaa inanta, wax lagu tala xumeesto guur baa jiro, naagta aan kuu meheriyo niyahow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Asalaamu alaikum.

 

Walaal Tuujiye waxay ila eegtahay in ay gabadhu rabto in ay ku guursato as soon as possible. waxna ma diidana waxna ma ogola maxa ula jeeda so taas ku leh guur ayeey diyaar u tahay, ma wax ay diida jira guur ayeyba diyaar u tahee. Marka halka waxa iga muuqata in aad cajabisay oo ay rabto guur xalaal ah. Marka adiga aya raba in aa sugtid, sababaha waxa dhici karta in ay tahay :

 

1- the fact that u attend school and want to complete your degree.

2- The fact that you want to give her a wedding to remember ( laakin yada waxaas muhim lama aha raqiis xita ha iska noqdee, nabiga csw wuxu yidhi xafladba xafladay ka raqiisantahay ayey ka barako badantahay marka dariiqa saxa way ku tagantahay masha-allah)

3- It is possible that you are not even sure if she is the right girl for you and u just wanna get to know her more ( adiga aya mesha shaki kaaga jira oo yadu wayba go’aansatay)….

 

Akhiiran anu waxaan ku odhan lahaa gabadh caadi ugu sheegay in aad rabti in aad is baratiin ka bacdina hadii aad sifiican isku fahantaaan guur imaandoono, hadiise ee rabto wax dagdag ah oo hada in ay guursato ma wanagsana in aad waqti ka lumisid waxa xaq kugu leedahay in aad iska fasaxdid.

 

Wa salaamu alaikum

 

p.s. walaal Tuujiya i don’t want to be offensive or anything like that but i was having hard time understanding your somali. so i am just commenting on what i udnerstood from your respond. Maybe next time when u speak somali , hadalka ii jilci… icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this