Sign in to follow this  
kyz

Nin Iyo Naagtiis colna mahan hishiisna mahan

Recommended Posts

kyz   

fu-fu haaa naag waan lahaa balse hada waan kalatagnay qeebtii colka ayaa batay lool barse fikir ahaantayda maahmaadaan waxbaa kajirah

Share this post


Link to post
Share on other sites

maah mahdaas waxay ila muuqataa inaysa wax jira ahayn, waxay kamid tahay maah maahyo badan oo somali ah oo hadii aad fiirisid aad arkaysid inay qaldanyihiin. waxaa kamida "somalidu been ma maah maahdo lakin been bay sheegtaa"iyo caado lagooyo carro alle ayay leedahay, bal fiiri caado xun hadii aad ka tagtid caro ilahay miyaa kugu dhacaysa waa kuwaas iyo kuwo lamida midaaan.

lakin dhufaysow naagtada maheshiis baa latahay mise neceb baa utahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
kyz   

wadaagsin maahmaah yadaa soqortay iyo taan soqoray aad ayee u kaladuwan yihiin tan waa iska cadahay oo waa maahmaah jirtah.... fikirkaaga waa diidi kartaah loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fufu bal u Yara kaadi, Maahmaahdo Kama hadleso Nin Iyo Naag isqaba balse waa general,aniga kama jawaabi Kari waayo aniga waan u fiicnahay hablaha mar alla Markey I arkaana qosol Iyo farxad bey la dhacaan haddaadan I rumeysan weydii sister X. Bal halaga jawaabi maahmaahdan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Fu-Fu:

^^adigu naag maleedahay hadaad leedahayna col miyaad tihiin misa heshiis?
icon_razz.gif

Naagaha ma'aha miyaa dad, see loo lahaanaa, shey miyaana? :D Waa wareey.

 

Sexist waaye afkeena, kaaga sii daranee, dumar mala weydiin karo "nin ma leedahay." Same with guurka, it is always, for dumarka, "ma lagu guursaday." Nin ku dheh ma lagu guursaday. :D Furitaanka waa saas camal: Heblaayo waala furay, not hebel waala furay. Tan ugu roon la dhahaa, "wey iska furtay..."

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar wuxu dad maaha ,,,,, habeenkiina sariirta gariirka ka baxaya iyo guuxa iyo reenka, cadarka, uunsiga ,,, dhididka ,,,, subixiina iyagoo is caayaya oo alaabta kala gurtay uun baad arkaysaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this