wadaagsin

Nomads
  • Content Count

    5
  • Joined

  • Last visited

  1. ; ciid wanaagasan sisters and brathers. kulu caam wantum bikhayr
  2. ciid mubaarak dhamaan ummada somaliyeed. ilaahaq cidaan ciideeda kale ha ina ku gaarsiiyo dhulkeenana ilaahay ha inoo nabadeeyo AAmiin, AAmiin
  3. somali guys go to india because indian girls are so beautiful than somali ladies if you go to inida you can marry like Aishwariya, katrina kaif and so many athers, also india girls are loyal to their husband there is no gibir,qaylo only there is mac and haday rabtana kabaha bay kaa bixinaysaa intaada fariisan
  4. somalida waa layaabaysaa hadii aad sii raacdid "galmudugstate' ma waxaa state noqonkara meel masafadeedu dhantahay 200km waa koofurta galkacyo iyo hobyo inta udhaxaysa war yaabka yaabkii qoladii xafad xirataba ma satate bay noqonaysaa waxaan maqlayey sidoo kale muumul goboleed layiraahdo ximan iyo xeebo waa cadaado iyo hobyo inta udhaxaysa kaalay qolyahaaan gobalada dhexe ilaahay towfiiqda ma waa fajiyo miyaa maalin ba war bay la imaanayaan, maalin shabaab, ahlu suna malin gobolo baa lagu yaacayaa. xagee loo socdaa somaaleey
  5. maah mahdaas waxay ila muuqataa inaysa wax jira ahayn, waxay kamid tahay maah maahyo badan oo somali ah oo hadii aad fiirisid aad arkaysid inay qaldanyihiin. waxaa kamida "somalidu been ma maah maahdo lakin been bay sheegtaa"iyo caado lagooyo carro alle ayay leedahay, bal fiiri caado xun hadii aad ka tagtid caro ilahay miyaa kugu dhacaysa waa kuwaas iyo kuwo lamida midaaan. lakin dhufaysow naagtada maheshiis baa latahay mise neceb baa utahay