Sign in to follow this  
Cowke

Kampala. (PICS)

Recommended Posts

Somalina   

Cagaarsho miyaa dharaaroow, I doubt KK iney taqaano. Adiga marwalba dadkale maxaad iigu tilmaantaa iney waxaad tiri fasiraan?

 

Kaale indho gaduudka dadka ku dhici jirey maxaa soomali lagu dhahaa? ii jawaab aan ku iri...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Idha gaduudka waxaa la dhahaa "daaf" lool

 

Dharawoow aa dixirigoo dadka lugaha ka gali jiray roob markuu da'o.. bacaadka oo qoyan ama dhiiqada hakusocon adoo dacas xirneen wiligaa malugu dhin miyaa? ciyaal maamo yahee!

 

 

JB ninkaan beentiis waaye Ugandha waxa uu usoo qaatay dhan waa sir uu rabo in uu Somaliland ku caayo....Kan oo kale fasax aa u tahay in aad calankaada ciraaqiga ah madaxa kaga dhufatid lol

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Paltalk ayaa gabar SL ah ku daadisey, markaasu jahwareer ku dhacay, neceybkaan dhan meeshaas ayuu ka yimid, wax garta.

 

lol@daaf...erey kale ma jiroo, because daaf doesn't ring a bell. Ku noqo mar labaad daaf haku qaadee.

 

Muli muli maad iska dhehdid, teeda kale faqiirnimo kuma soo korin, maxaa kabo la'aan i dhigey bal. Yuk yuk...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Somalia kan lacagta leh xitaa Dharawoow aa gali jiray lool.. wiligaa inta mindi laguu soo kuleestay, malagaa gubin dharawoowga meeshe uu socdo? ciyaal maamo..Maqbiyo aa aheed ama aad baa u yareed marka taasi waa hadaa xamar dagneed lool... Amaad aheed bajaq yaroo ari raac ah oo duurka ku shaqo laheed lool....

 

Muli Muli maxaa ladhahaa lool Mulac ama Bulac maad ka wadaa?

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Muli muli waxaan u aqaan dharaarow ciyaal fay yahoo! why would someone not wear shoes if they can afford it? aniga maqbiyo ma'aheen, guriga hurdo iyo cunto leen u imaan jirey, inta kale banaanka ku ciyaari jirey. Balaayo mindi kulul hakugu gubto, ileen rafaad aad soo kortey xaafada shengaani mise via roma, miskiin. Kaaley tuugi hada ka hor hoyadey ka dafey boorsadeeda, maa wax isku tihiin? ma anaan ku garan. Cagaarshow ha kaaga dhaco wejigaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Habaar badnidaa ma islaamihii caanaha garoorka bakaaraha ku gadijiraa ka mid aheed mise kuwii yaanyada ku kuus kuusan jiray yaaqshiid? cuudu bilaah! habaarka jooji qurwaale haku qaniinee!!!

 

Xamar hadaa joogtay adiga ma wareegi jirin..guriga banaankiisa aad gariir ku ciyaari jirtay adigo tinta laguu soo galaamay oo wijiga iyo meel kaste labeenta caanaha lagaa soo mariye lol.... run maan isku sheegno!! dharawoow loodkiisa maba aheen adiga!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@ "guriga banaankiisa aad gariir ku ciyaari jirtay adigo tinta laguu soo galaamay oo wijiga iyo meel kaste labeenta caanaha" looooooool again.....

 

Waa isoo qabatey! sixirloow maa tahey...waxaa iloowde bushkuleeti iyo garaangar dhalaaleyso, geed koroow, iyo ciyaalka xaafada sabaaxadeyntooda bas!

Muli muli waa arkey iyo dad oo lugaha ka galey, laakiin hooyadey hadey reer magaal tahey oo ay caqli badan tahey is not my fault!

Wax kaa naxo hadaadan laheen, aniga ha igu soo fareejeen...too bad dee...wiligaa qaxooti aad aheyd even Soomaliya...

 

Waa kuu duceeya inuu ilaahey qaxootinimada kaa saaro...aamiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

War xamar wax qaxooti ah ma joogin.. Aniga anoo labisan aan iskoolka aadi jiray wili shufeer aa ikaxeen jiray laakiin xaafada markaan joogo lool dacaska aa iga soo go'i jiray saan u wareegayo... Wiligaa Guluus ma ciyaartay? shaatiyada aan galuuska ka dhameen jirnay si aan ugu soo qamaarno ama Imbili ma maqashay? maskiin aa tahay... MMA aa ciyaal Number Afar ila ahaa asaa kasaayo... kushuneeto uu ijaari jiray iyo bushkuleeti coon waaye duqaas waa duugan yahay ma ogidoo lool....

 

Xamar maku soo raaxeysan adiga maskiin yahee waa lagaaga sheekeeye bas lool geed hindi bajaq soo tafi jirtay, waan ku dhaaran karaa in eesan Canada joogin loool hadee joogtana maama weekiyo waaye!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Galuus ma aqaano, imbili (marbles) miyaa? hadey tahey, macalimad aa ku ahaa alaabtaas. Tuujiye, you are so so so wrong on this one, I had the best time in Mogadishu adeer! mar dhowna waa u socdaa, AS hadii ay i dilaan waxba kama qabo laakiin 5 aa godka ii soo raaceyso.

 

MMA isku xaafad aanba ahayn. Number 4 waa ku dhashey kuna korey...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this