Sign in to follow this  
Jabhad

hooyooy macaan.

Recommended Posts

Jabhad   

MMA thank you for the video. Its a lesson for Somalis, together we can defeat our enemies no matter how strong or resourcefull they might be.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jabhad, widaayoow, haa oo isbaheysi, isbiirsi, iskaashi waa waxa kaliya ay Soomaali mushkiladaan ugu baxeyso. Mushkilo tan ka horeysay ayaan ugu baxday oo ahaa gumeysigii fooshaxumaa. Dad stooges ah, always ahaa, ayaaba rabo gumeysi cusub, as long as laaluush iyo magac bilaash rabaan.

 

Waa u jeedaa duurjoogta ayaa saas u dhaqmaayo, fahmay micnaha weyn ka dambeyso midnimada. Baandadaaas waxee isoo xasuusisay ciyaar ciyaaleedii aan ciyaari jirnay, oo baando baando u ciyaari jirnay.

 

Runtii the video wax badan ayaa laga baran karaa. I always had a respect for wildlife, oo dad badan bini'aaden sheeganaayo ayee boqolkiiba ka caqli iyo dhaqan wanaagsanyihiin maadaama maskaxdooda xataa saas u hormarin saas ugu faa'ieysanaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this