Sign in to follow this  
Paragon

Introducing Farxia Kabayare

Recommended Posts

Paragon   

^Lool Faarax. War ninyow beryahan warar badan beey dabeeshu siddaa ee dheg jalaq ha u siin :D

 

Gheelle, war waxaaba la igu leeyahay virus baa galay. Injiyeer Nuune ayaanse ka war sugeynaa halkuu nageeyaba. :D

 

Xiinoow, gabdhaha iyo sujuunimadeydaba iska daayee ma adaa qolka timiba ninyow? Nin magac aan la aqoon sitta ayaa habeen dhan nagu lahaa Xiin baan ahay. Ma aduu ahaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Abti ma waxaad leedahay wey laba-kacleyneysaa :D

 

 

Paragon, lool, qolkii abras baa ardaaga u fadhiistey, waase la soo celin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Mr.Paragon:

Xiinoow, gabdhaha iyo sujuunimadeydaba iska daayee ma adaa qolka timiba ninyow? Nin magac aan la aqoon sitta ayaa habeen dhan nagu lahaa Xiin baan ahay. Ma aduu ahaa?
:D

War orodoo faaiidu isku yeel oo ina kabayare qolkii inoogu yeedh. [Now that Xiin has caraabay :D ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lool. Xiin isa sheeg. Gabdhaha waxa kugu direy ayaa weli la is weydiinayaa. smile.gif Nabadeey ninyow.

 

Val, salaam ukhtii fil Islaam. Keyfa xaal? Tamaam? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Val,you do not recognize her coz she has been transformed. You met her,albeit for a min or two @the mall.

 

Abti Nuune iyo abti jamaal, Gabadhu waa la toosiye. She is beautiful mashallah,lakini abana saana hifyo(my suju accent). Ha Ha. But,rumour lee waaye...mplsna waad iska garan kadhaa,dhibkeeda lehda. Marka,ii bashala. anu xiin baan raacaye. Castrona fakad weeye,hala dabra please! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Nuune usheeg ninyoow wuu na wareershaye.

 

Castro, caawa waad dhaarsan tahay ninyoow. Qoorgoys miyaad damacsanid when you know Xiin will not interfere. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Mr.Paragon:

Castro, caawa waad dhaarsan tahay ninyoow. Qoorgoys miyaad damacsanid when you know Xiin will not interfere.
:D

Xiin waa wadaad saaxib (a.k.a. Mr. Killjoy). Haduu muxaadarad nooga jeedin meesha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this