Sign in to follow this  
Faheema.

Appreciation Thread

Recommended Posts

Kool_Kat   

^Oday waaye, haduu iiii dhoho waxyaale kale aa laga yaabaa iney dhacaan... :D

 

Faheema, maya odayga ku dhagid kama ehee baqdin bey ka tahay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Aaliyah416,

 

Yaarisee,Masha'allah aa tahay, Ilahaay haa ku dayoo….Amiin dheh!!

 

"Shan iyo toban geela niman baa ka shubi lahaa

Kun baa loo diidey boqolbaa berriga fadhiya

Adaase lagu qaadi waayee qalbiga ku hay

Oo gabadhu caynkay tahaan kuu cadaynayaa

Casaan weeyaanoo midabkeedu waa cajiib

Casarkii ma wareegto oo waaberi lama celcelin

Timaha ma casaysan oo baarra kama cashayn

Kuwa cishaha dheelmadana caado uma lahayn

Waxaa dhalay reera dhiirdhiiran oo kulkulul

Dheregna ma ay waayin guri dheelan bay ka timi"

 

Daq Daq Daq Daq, waaka ,wakaa![trying to dance,buranbuur in my mind]

 

smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Maxaa laka dhacday, ma canjeero widii aa ka soo dharagtay,,, :D

 

Malika, buraanbur ka qiimo badan indhaha ma saarin. smile.gif

 

Gabartaa aad u tirisay waa in laga

war doonaa maadaamoo aad cadaysay in aysan ahayn

wax laga dhargi karo. ;):D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

^Indeed she has smile.gif (early spring cleaning in the PM Val lol)

 

Malika, waa kukaa, attempts to mushxarad, but fails miserably

 

JB, tha wasn't so hard was it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this