Sign in to follow this  
MoonLight1

Your favourite Somali Maah Maah???

Recommended Posts

Maaddeey   

Nuune, sxb tan maay-maayga micnee bal, waxa miyaa; NINKII AABBAHAA HEE?.. HOOYADAA MA U DAAHAAYO!??

 

tan ka warran?

LANKII DIBISHEEY LA GOORIYI YAA DAAR-DAAR LAKA FADEE!

 

u fasir akhyaarta!

Val, maxaa tiri: GACMO AAN DUFAN LAHAYN WAX MA DUUGAAN? Hmmm..maxaad aragtay!

 

Duugistaasey igula soo dhacdaye ma maqasheen sheekadii ninkii reer Sh/Dhexe ahaa ee hooyadiis dhimatay ee rabay inuu aaskeeda fasax u qaato?, wuxuu ka shaqeynaayey Switzerland, faransiis dhaaxaa na ma aqoon, waxaa u tarjumay saaxiibkiis Jibuutiyaan ah, wuxuu yiri: Hooyadeey oo la duugaayo aan duugteeda ka qayb-gelaa ee fasax ha la i siiyo, Jibuutiyaankiina Francais uu ku yiri: Hooyadiis oo massage loo sameynaayo ayuu rabaa inuu fasax u qaato!, Boss-kii oo xanaaqay moodayna inuu ku isfooteynaayo ayaa diiday oo yiri: Hadaad maalin gelinkeed maqnaato waa lagu burinaa!, Kii waa xanaaqay: Inkaarba ha igu dhacdo hadii duugta hooyadeey aan ka maqnaado, shaqadiinana bul allaha siiyo! Uniform-kiina waa tuuray albaabkuuna deg-deg uga baxay isagoo sii guryamaya!, Gaalkii oo yaaban aa turjumaankii ku yiri: Adinka Soomaalidiinna yaab aa leedihiin, maxaa massage-ka hooyooyinkiin & shaqada isaga dan ah!, Jibuutiyaankii wuxuu ku jawaabo ayuu garan waayey, laakiin wuxuu go'aansaday inuu saaxiibkii telifooniyo, markuu helayna wuxuu u sheegay Boss-kii hadalkiisa!, yarkii hooyadiis dhimatay xanaaq kaalay meel kala gee "Aaabihiin & Jabuutiyaankii idin keenay maxaan dhahaa, af soomaali ma kaseeysiin, hadda shaqo la'aan aa dhigtay,inaa Soomaali eheen aan hadda Dawladda u sheagaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ duceysanoe wuu ku ciyaaray maahmaahooyinkii,

 

laba qaawan isma qaado ayay aheyd, wuu ogyahay, raaxey kaga dhagtey :D

 

 

Maaddeey, dadkaan ma garanaayaan af maay maay, only few in SOL know da lingo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Some of my favorite maahmaahyo are:

1.Fiqi tolkiis kama janna tago

2.Aqoonla'aani waa iftiinla'aan

3.Ballandarro waa diindarro

4.Bidaari sibiq bay kugu gashaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Ismahaan, Why is the forth one, one of your fav' maah maah. Ma sibiq bey kugu gali rabta bahasha? smile.gif

 

I like the xamaraawi maah maahyo, they sound so simple but yet murtified :D

 

Luuq luuq marow laazim laamigaas kusoo dhacaa!

 

Sheekh meeshii yimaado shariif shabakadaas ka baxaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by Canjeex:

Ismahaan, Why is the forth one, one of your fav' maah maah. Ma sibiq bey kugu gali rabta bahasha?
smile.gif

 

Yaa og hee dumarka xataa waa gashaa iyamahaan danbee waliba kuwa asian ka ah. Adoo buska la socda arkee islaan dhaka cad, mise jaw.

woman_hair.jpg

 

Anyways i consider this maah maah funny that is why u soo qatey. smile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninkii soo joog lag waayo soo jiifsaa laga helaa I used to hate this maahmaah when I was very young,as my mother used to say it when I get into trouble.

 

 

Abkeey dooli dilow, dad nool maas u daahaa

 

Sadex baa dadka ugu xun Ma tashe, ma tashiishe, iyoma toshe

 

Qooq ma jabee ninkiisaa jabo

 

Far kaliya foo ma maydho

 

Tiisa daryeelaa tukale ku dara

 

Tuug ma aragtey, ma arkin dheh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

lol@Ismahaan...The picture was not necessary though! Cause last thing i wanna visualize is Bilcaan bidaar loof eh smile.gif

 

Maaddeey, ninka aad sheegi iyo geelaya isku meel kama daaqaan adeer! But we do share 'the kaabo laadaro' charactrestics, if that's what you mean :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this