Sign in to follow this  
MoonLight1

Your favourite Somali Maah Maah???

Recommended Posts

Maaddeey   

Val, waxaa sugnaatay in Nebigu (CSWS)uunsan jiray

lool@Nuune, Abbaay sitideey Abbaay sitideey**** Nuurkii Mukhtaar Batuula nabii.

 

Waxaa la yiri:

 

Caano aan fiiqsi loo dhamin & hadal aan fiirsi loo odhan feedhahey wax-yeelaan! (dh-badanaa)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^That maahmaah is for attention seekers, dear. [smile]

are you referring to the proverb I just posted?

 

maahmaahtaasi waxay ka hadlasa nin rag aheen oo dadkuba wax ku darsan oo haduu joogo iyo haduu maqanyahay iyo haduu tagayoba ee dadka isku mid tahay...or at least that's how I understood it.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool Jamaal, uunsiga caadi ma ahan, waad saad sheegtay, aniguba aad baan uga danbeeyaa, meelaha uu ka carfo aad baan uga dhawaadaa :D

 

 

Aaliyah, nice maahmaah,

 

 

anoher maahmaah:

 

Lankii aawkaa taab ing gooyi aadaa taleediyee miwaayaaw

 

 

Maaddeey, lool oo yaa ku baray adna ma ruuxaamaha ayaad ka ag qaraabataaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jamaal, bal adba.

 

Ducaysane, haa. Adiga ma laguu qaaday?

 

Maaddeey, waan la socdaa. Kaftan ayey aheyd.

 

 

Maahmaah: Gacmo aan dufan laheyn waxba ma duugaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Aaliyah416:

quote: ^That maahmaah is for attention seekers, dear. [smile]

are you referring to the proverb I just posted?

 

maahmaahtaasi waxay ka hadlasa nin rag aheen oo dadkuba wax ku darsan oo haduu joogo iyo haduu maqanyahay iyo haduu tagayoba ee dadka isku mid tahay...or at least that's how I understood it.

 

salaam
Yes, your maahmaah. You see, ninka ragga doesn't have to BE in relation to any other man. The most important thing is if he can kill without second thoughts - without saying a word. But the 'rag' who use these sort of maahmaah thrive only in the attention or notice of others, hence seekers. :D

 

Nuune, lol. saas iga dheh.

 

Val, maxaa adba ah? Af kale ma taqaan? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Jamaal lol maahmaahda ayaad meel kale ula booday...attention seeker waxa la dhoho ma jiro nin rag ah camalkiisa iyo kartidisa ayaa dadku ugu imaanayaan..ka kale laakin lama tirsanayo madaamo uu yahay useless...kapish!..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cagtii joogsan waydaa, mar un bay ceeb la kulantaa

 

Balaaya dhabano la qabto ayay leedahay ee **** la qabto ma leh

 

Nin daad qaaday xunbo cuskay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^^^Nin daad qaaday xunbo cuskay

 

I heard of this one recently at first i was like xunbo maxay u tari lol..laakin saan filayo macnu waxa weeyaan waxkasta wuu isku dayaya in uu isku badbaadiyo..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this