Sign in to follow this  
Abtigiis

SOLer KOORA TUUNSHE passed away?? Allah Yarxam

Recommended Posts

Abtigiis: War geerida ha igula degdegin... Waan ogahay tolnimo weyn inay naga dhaxeyso oo aan is tabi ognahay. Maalmahaan fasax kalaan qaataye aaqiro ma aadin. Laakiin Abdalla Ahmed Hirad (Allaha u naxariisto).

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

:mad: This is not a joke. AT&T nin liita ayaad noqotay baryahan. Kuma cafinayo waad naga nixisay. Subxanallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Waaryaahee A&T adeer War-sangeliga ma sidaasaa u necebtahay. Waa waxaad xabaal u qoddid iyo waxaad aastid iyo kuwo aad habaartid. Aniga, shakki kuma jiro ilma adeeradeey Abdalle Hiirad iyo Koora-Tuunsheba inay iga qiima badanyihiin. Laakiin, Koora waa noolyahay. Abdallena Allahii lahaa ayaa la tagay, Eebena ha u naxariisto. Dee awal kaligeey ayaa moodayay, inaad wax iga sheegtay. Hadase, reerkii oo dhan baad habaar ku madoobaysay. Waxba garan maynee. Ashahaadada badso, shaydaan baa kugu niikinayee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

I have nothing but admiration to Makhiiri's. Iyaga la'aantood, yaa haweenka naga hayn lahaa?

Hadalkaa bal noo faahfaahi, ninyow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Jamaal11:

quote:Originally posted by Abtigiis & Tolka:

I have nothing but admiration to Makhiiri's. Iyaga la'aantood, yaa haweenka naga hayn lahaa?

Hadalkaa bal noo faahfaahi, ninyow.
I think he's saying you're all a bunch of chauffeurs. You know, like those they have in Saudi. :D

 

Don't be like Duke, ninkan iska celiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Jamaal iyo AT&T hadey madaxa isla galaan Jamaal ayaan u hiilin anu isagaan Kullan agteeda caana geel ku wada cabney :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

I have nothing but admiration to Makhiiri's. Iyaga la'aantood, yaa haweenka naga hayn lahaa?

A&T :D ma waxaad dhagaysataa Guryaha iyo xaafadaha. Waxaan filayaa niyow nin googoáy ayaa tahay oo mid reer Maakhir ah oo xidid aad tihiin ayaad qolkiisa hurdada dhagaysataa :D lool

 

PS:-

 

Jacaylbro, ninkan halla waydiiyo siduu ku ogaaday cilaaqaadka annaga iyo haweenka noo dhexeeya. Waaba sheekko layaableh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Haa saaxiib, ninkii AT&T buufis ayaa ku dhacday. I think, we should buy him a ticket and send him to Hargaisa. I will let Jacaylbro to take him to Alshifa spritual healing center. Waa in ninkan faraha laga xidhaa, kadibna la tumaa. Waliba ushii Geela lagu garaaci jiray ee Dhabida waa in lala dhacaa. Waayo, waxaa laga saarayaa Rooxaantan ku niikkinaysa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this