Sign in to follow this  
Abtigiis

SOLer KOORA TUUNSHE passed away?? Allah Yarxam

Recommended Posts

Abtigiis   

Veteran writer Abdulla A. Hirad has passed away in NewYork. I have always thought he is KooraTuunshe. Haduu isga yahay Allah Yarxam!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Intaad warka soo hubsato marka hore ayaad wax aad hubto keeni lahayd meeshan ,,,,,,

 

 

imika wuu dhintay baad na tidhi hadana inuu isaga yahay ma hubtid ,,,,, fockkkk man

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

hubsimiihii baan raad hayaa Jacayl.

 

Saaka malaha UDUB baa wax ka si yihiin, si baad u kacsantahaye!

 

Anigu ama Jacaylbaro la bax ama magac kale, ninka afhayeenka u aha UDUB ee hebel Hindi la yidhaa unbaan kuu haystaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu ama Jacaylbaro la bax ama magac kale, ninka afhayeenka u aha UDUB ee hebel Hindi la yidhaa unbaan kuu haystaa.

ma kii mindida caloosha laga geliyay ee ay islaantiisuna ninkii mindida ku taagay ay gaadhiga jiidhsiisay ?? ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Naagtsaasi la yaab maleh, inkastoona warkaa hayn. Ninku waa nin dhisan oo inoo ekeynba.

 

Mid qaloocaa laga yaabaa ninkaa sidaa u eg inuu toori ku dhuftay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ilaahay hakaa farxiyo Nuune. Waa Alxamdu lilaahi haduu odyagu nool yahay. Walaahi waan ka walaacsanaa.

 

Waxa rer-makhiir ah ee meesha jooguu ugu macquulsanaa, in addition to Paragon.

 

If it was true inuu dhintay, oo malaa'igihii qaaday wax iga maqli la haayeen, waxaan odhan lahaa ISAGA NOO DAAYO, BOOSKIISA HUNGURI HA NALOOGU BADALO! :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

 

Saaka malaha UDUB baa wax ka si yihiin, si baad u kacsantahaye!

Originally posted by Jacaylbaro:

quote: Anigu ama Jacaylbaro la bax ama magac kale, ninka afhayeenka u aha UDUB ee hebel Hindi la yidhaa unbaan kuu haystaa.

ma kii mindida caloosha laga geliyay ee ay islaantiisuna ninkii mindida ku taagay ay gaadhiga jiidhsiisay ?? ,,,
:D:D:D

 

Walee waxa aad tihiin laba ka la daran :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this