Sign in to follow this  
MAXIMUS POWERS

My Recent Acquisition of a SOL account!

Recommended Posts

Congratulations are in order for my recent acquisition of a fellow SOLers account. After several PMs and an incredibly arduous negotiations we reached a point of consensus that I should have full control and legal rights over the account.......NOT! :D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Daroogada badan iska dhaaf waraa.... Aqri waxa aad qortay? H1N1 camal in laguu talaalo waaye adiga!! waa la iska marqaamaa markaas wixii larabo ayaa la iska qoraa kawaran subxaanalaah... war aaway kuwii meeshan u talin jiray, war waxaan keyboorka ka qaada yaaqee.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiye:

Daroogada badan iska dhaaf waraa.... Aqri waxa aad qortay? H1N1 camal in laguu talaalo waaye adiga!! waa la iska marqaamaa markaas wixii larabo ayaa la iska qoraa kawaran subxaanalaah... war aaway kuwii meeshan u talin jiray, war waxaan keyboorka ka qaada yaaqee.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Double :D:D at H1N1.

 

Waraa haye ma istalaashay maadaama dadka 'high-priority' group ku jiro ahayd? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ wah! yaa la hadloosaa maxaana ka hadloosaa yaa shiikhinaa Maximus? Wareerka wareerkiis saaxiibo bax isa soo talaal yaaqee..

 

 

MMA talaaladii la i duray wadankaan markaan imaanaye wili qaar aa ii dhiman.. H1N1 talaalkiisa reer Ontario sida ee eber iskaga dhigaayaan ma aragtay? lol

High-priority wayeel yaasha oo facood ilkaha dhacsaday aa laga wadaa, adiga xagee joogtaa markaas oo facaa reer aaqiraad intee dhaafeen danbas noqdeen waqtigaan lol...

 

but 4real nin kaan Maximus hada lasoo baxay saan shiishada maa u gashay mise wax kale waaye....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this