Sign in to follow this  
Jacaylbaro

A WOMAN FIGHTS FOR HER MANHOOD

Recommended Posts

I thought inuu thanksgiving turkey from lastnight kuu yaale, leftover and all. Either way, anything in her face will do, talk about oprah aa tiri, wexeyba igu noqote naagaha oo oprah show religious ku eh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Good luck to him,similar incident happen in Somalia, many years ago, where a girl changed to a man after many years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I just remembered reading this early last year.

------------

 

gabar_gar_ah.jpg

 

Gabadha soomaaliyeed ee Ayaan Maxamed Muuse oo ka cabaneysa gar iyo shaarub [shaarbo] kusoo badanaya

 

March 10, 2006 - Soomaaliweyn - Intii aan ku sugnaa degmada Boorame waxaan la kulmay gabar Sooaaliyeed oo dhibaato ka sheeganeysa dheddignimadeeda, taasoo ii sheegtay in ay ku noshahay cabsi iyo wel wel joogata ah,maadaama aysan haysanin hamiga iyo rajada ay ku naalaaloonayaan gabdhaha asaageeda ah.

 

Gabadhaan oo magaceeda la yiraahdo Ayaan Maxamed Muuse waa 25 jir,waxayna la nooshahay hadda ina habaryarteed. Waxaan la yeeshay wareysi dheer,waxayna iga oggolaatay in aan sawir ka qaado isla markaasna aan baahin karo.

 

Ayaan waa gabar muuqaal qurxoon leh dhismaha jirkeeduna ay si fiican uga muuqato astaanta dheddignimada,gaar ahaan marka ay saan qaadeyso iyo laafyaheed intuba,hase yeeshee, waxaa jira dhibaatooyin isugu jira kuwo muuqda iyo kuwo dahsoon oo dhamaantood fiisyoolojiyan taabanaya xaddidaada dhidignimadeeda.

 

Ayaan dhibaatooyinka muuqda ee ay si weyn u dhibsatay waxaa ka mid ah gar iyo shaarubo ku sii badanaaya marba marka ka sii dambaysa, sida sawirkeeda ka muuqanaya, waxayna ii sheegtay in ay goor walba jarto. "Ma garanaayo wax aan sameeyo oo aan aheyn in aan aror walba maqasta la raaco,sidaasoo ay tahay raadkiisii waa kaa muuqanaya," ayay tiri; waxayna sii raacisay arrinta kale ee muuqata isla mar ahaantaasna ay kahsatay, "Garka iyo shaarubuhu waa wax aad qarsan karto ama waxaa la arki karaa inta ifku jiro, bal adiguba si dheh codkeygaan weyn oo habeen iyo maalinba isku si ah."

 

Ayaan Maxamed Muuse amuuraha ay ka cabaneyso kuma koobna intaas oo kali ah balse waxaa jira arrimo qarsoon oo ayan cid kale la ogeyn, waxayna had iyo jeer ka ooydaa uurka hoose, iyadoo ku fekerta sida mishkiladeeda xal u yeelan karto.

 

Waxay ii sheegtay in ay dadka dhex mari Karin oo ay ka khijileyso, maxaa yeelay beey tiri, waxay ii arkaan in aan labeeb ahay oo aan isugu jiro nin iyo naag,hase yeeshee, sidaas ma ahi oo waxaan ahay gabar beey sii raacisay.

 

Ayaan sida aan soo xusay waa gabar qurxoon oo ay dumarnimadeeduna si fiican u muuqato lehna naaso waa weyn. Mar aan weydiiyay goortii ay isku aragtay astaamahaan iyo in ay wax dhakhtar ah la xiriirtay waxay tiri:

 

"Waxaan isku arkay anoo 8 jir ah laakiin waxaan si rasmi ah u dareemay 14keygii kolkaas oo ay timahaan igu soo bateen,waxaana ku qaan gaaray 18 jir keygii oo aheyd markii ugu horeysay o ay caadada dhiigga igu dhacdo. Dhkhtarna hal mar ayaan la xiriiray waxaa la oran jiray Dr. Nuur waxayna aheyd magaalada Jig-jiga,wuxuuna igu yiri, waxaa kugu badan hormonka labka,wax daawo ahna la ima siinin."

 

Waxay intaas ku dartay magaalada Jigjiga ay mar kula kulantay koox wareyayaal ah oo ka codsaday in ay Adisababa u kaxeeyaan hase yeeshee, ay ka baqatay in sawiradeeda jaraa’idka lagu soo saaro sidaasna ay ku fadeexowdo. "Waan qaldanaa waxaa I qaaday caruurnimo," ayay ku catowday.

 

Ayaan waxay kaloo ii sheegtay in ay hesho caadada haweenka ku dhacdo hase yeeshee ay tahay mid iska maqnaataa waqti dheer oo jahawareeersan, waxaa kaloo ay ii sheegtay in raggu ay u soo hasaawe tagaan agteeda laakiin ay ka baqato cuqdadna ay ka qabto. Waxay tiri:

 

"Waxaan ahay gabar dhankasta laakiin timahaan iyo codkeyga ayaa igu wacan cuqdada."

 

Ugu danbeyntii Ayaan Maxamed Muuse, waxay iga cidsatay in sawirkeeda aan baahiyo una bandhigo ciddii mishkiladaan ka saacidi karta, gaar ahaan dadka aqoonta u leh iyo kuwa u ololeeya xuquuqda iyo daryeelka haweenka. Ayaan ma heysato dhaqaale ay ku tagto dhkhtar oo baaritaan isku sameyso, sidaas daraadeed,waxay quf walba oo dareen banii’aadamo leh ka codsaneysaa in uu wax ka qabto dhibaatadeeda haddii uu kari karo,anigana waxaan sidaas oo kale idinka codsanayaa in gabadhaan dhalinyarada ah ee ka xaniban farxadda nolosha gacan lagu siiyo daaweynteeda si ay bulshada ula qeybsao farxadda.

 

Safiyo Abuukar Karaani

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^^Maskiinta allaha u fududeeyo...Waa wax aad uxun...Alla ilaahay abuurtiisu badanaa...Kuguma diimin dheh...

 

Layzie, since when aan aniga turkey sameystaa thanksgivingka...Sheeko waalan aaba wadaayee...Haay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Maskiin, I hope he gets on okay now and can have a some what normal life. Muslim families are bit stranger to say the least, I'm sure if her mother paid her enough attention as a child and as she grew up they could have avoided this embarrassing late stage discovery.

 

P.s. I feel sorry for the husband, that is a shock +

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooool@the shock ,,,,,,,, i can imagine if i'm in the husband's position :D

 

I think inaan gabadh oo dhanba ka baqan lahaa oon ka carari lahaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Dumar fara badanoo Somali ah ayaa u baahan in laga shaqeeyo. Sidoo kale rag badanoo iyagana dumar ah oo ragga ku dhex jira. Jacaylbro, start with Hargaisa sxb. I have seen a number of people in this case :D Start from Jigjiga-Yar and then to the Down town till Kilalka iyo Naaso Hablood!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Intaad martay oo dhan ma anigaa mari kara :D

 

 

waar taas kugu gaadhi maayee ,, i'll contact the gov and make them approve to hire you as a consuntant on this issue so that you'll do a pretty good job :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

You guys shouldn't make light of this type of issues..

 

waxkasta kaftam ma galo!!

 

ilaahow caafi dadkan

 

waa salaamu alaikum

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

You folks feel sorry for her erm him, but I feel sorry for the dude who thought he got married...sorry sir tough luck go back out there and get yourself real lady this time. And double make sure would you?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hah, waan ka naxay siiba gabadha soomalida ah. she suffers in silence. I hear the male hormone things is so treatable.

 

Yes, SOLERS instead of making fun of this poor sis, why cant we be generous and open our wallets and hearts and help out. ATLEAST FOR ONCE! FOR AAKHIROS SAKE! PLS!

 

walee wax badan baa la iskaga dabo imaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this