Suldaanka

A statement by the International Community regarding so called 2020 S/Elecitons

Recommended Posts

UNSOM.UNMISSIONS.ORG

Mogadishu – Somalia’s federal electoral law has now been approved by the House of the People and was signed into law by the President on 20 February. This law is part of the essential electoral legislative...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^^ Suldaanka

I just finished given a free lecture to one or two sniffling political illiterate in here of SOL in the other thread. Particularly in-terms of what Somalia is as in actuality of "facts", at least in relation to foreign powers.

Hence, lo and behold this fresh off the press "Official Statement" from the alleged "International Partners of Somalia" came through in the nick of time, which in turn seems to show and indeed actually "reinforce" most of the the telling points I was making in the other thread and in the other comment.

And those points are that Somalia is a "glorified State" in which others actually tells them what laws they ought to pass in their parliaments. And what sort of "electoral code" are "acceptable". Where are these laws and codes are lacking (if any). And what sort of deficiency they inherently are carrying. And what they must done in-order to "rectify" the situation.

Hence, the question is, as ever, what kind of State and what kind of government, gets to be treated in this way in the world over? And the answer is that the kind of the government that has a facade (or the facsimile) of legitimacy whilst lacking the real substance of it, like present-day Somalia, like present-day Afghanistan, are the only kind of States and the kind of governments that in turn will see themselves being treated in this ignominious way.

So in short in here we have Somalia's government being told, in chapter and in verse (no less) sort of sense, as to what is wrong with the "electoral laws" they just passed and indeed "codified" it in their parliaments. And more to the point, what now they must do in-order to correct those "legal mistakes". Consequently, one wonders as to what the Villa Somalia's political groupies around here of SOL will do when they see the ugly reality of this kind?

Well, I know what they will do, which is that they will bring forth stream of "endless pictures" to the debate in-order to make an argument. Or at least they will try to make arguments with "stand-alone-pictures" without any verbal explanation of any kind on their part of how they think that these pictures tells the story (or stories) they seems to be assuming these pictures to be conveying it.

And that is the sort of the tendentious absurdity they think will actually pass master around here. Hence, this is just like the silly conduct in which that political clique in Villa Somalia with their "Igu-Sawir facade" had perfected it to a tee. Which in turn means that a "sheer contempt" of the most lowliest version of it, doesn't even come close in defining these creatures.

For they are the sort of creatures who actually would think that "naked man" who just borrowed a suit for the day from someone who were just passing-by him, and who then proceeded to take a "pictures of himself" with a collection of foreign dignitaries, actually makes that man a "fellow of substance" and a "man of the world" (as it were). Freaking unbelievable, I say.

These are the level of low arguments in which we are dealing with in here, my friend. Particularly when you run into the folks around here who are the usual brainless political groupies of the Villa Somalia's failing gang known as "N&N chancers".

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Back in August 2019 the IC gave Cheeseman to have the Elections laws in place by Decemeber. That was 2 months ago. 

And the so called Election Law (Which is in reality just an empty shell) doesn't even address any of the main contentious issues. It neither says anything about seat allocations nor does it have a constituency damarcations. Also, doesn't address Political Party's relevance in the equations. 

And the most important of all is the non existence of a Consitutional Court which will handle disputes. 

The so called NIEC also do not enjoy support from anyone, really. Even inside Mogadishu. 

All in all, this slow motion train wreck will come to a full stop soon. And by the 11st hour it will go back to 4.5 again. :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
16 hours ago, Suldaanka said:

All in all, this slow motion train wreck will come to a full stop soon. And by the 11st hour it will go back to 4.5 again. :D

That is exactly where they are heading. And to boot, they are also heading for a re-formulated version of the old leadership council, which used to exist as a forum that brings together all of the disparately political outfits of Somalia under one roof, whereby they will then haggle and bargain with each other in-order to cobble together their latest politically farcical deal that in turn will see them through from their immediately acute problems.

Of course, the Villa Somalia's gang will be loath to accept any of it. For they think they have a just "winning bet" from this latest absurd "electoral law" in which the parliament just passed it.

Of course, the International Community (IC) have already called the whole thing into question in that press statement of theirs. But, still it has to be freely acknowledged that at the end of the day, Somalia's political fate is not really in its hand. And it's as usual with the likes of this so called "International Partners of Somalia", who then would have to decide it in every sense of it, really.

And they are the ones who really and actually will be make all of the political weather of Somalia. So, as usual, I suspect, that, these IC guys will find a way to make this issue to "conform" with whatever plan they may deemed appropriate suitable at this "political juncture" for Somalia in its change-over in 2020/21.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Tani waxay soo af-jaraysaa koonfurtaa shisheeye u taliyaa iyo waan isku filanahay bitibiti aan qaydhiin lagu daynayn.

Gudi doorasho bay waxay isku haysteen dhawr sano ina riyo-raac ha lagu badelo ina ido-keen.

Waxaase hubaala waligayna aan maqli jiray, ilaa sayidkii iyo gabayadiisa, snm inay wax ka maqlayso nin gaala oo cad oo hadana indho buluuga leh, haduu doono kuwa ragga guursada ha ahaado.

Dhagayso xisbiyada hadalkoodii shalay iyo kan maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^

Waakan Ina-Gummeedkii naxliga matagi jirey iska ciyey.  Saaxiib, meesha maxaa keenay nin ninkale guursado warkiis iyo ka sheekayntiis.

Mase soo ogaatey, sidii aan horey kuugu direy, sida Ina Farmaajo uu amarka uga qaadan jirey kii qoomaluudka ahaa ee Mr Micheal Keating la odhan jirey ee Xalane gudaheeda Sooomaaliya ka xukumi jirey, isaga oo habeenkii oo dhanna mid kale oo qoomaluud kale ahi uu isaga rog-rogi jirey.

Ma weydiisay nimanka tukadda ee Muslinka ah ee Villa Somalia fadhiya sida ay ula aheyd in nin ay og yihiin in habeenkii oo dhan sidii dumar ahaan laga soo shaqeynayo uu iyaga inta uu aroortii suudh uu u soo xidho uu dabadeedna sida maanta Mr James Swan u xukumo iyaga, uu isna amar siyaasadeed uu siiyo aaney diidi karin. Oo ku darsoo ninkaas qoomuluudka ahi dhulkoodii Soomaaliyeed ayuu ku dhex xukumayey ee ogow.

Ma weydiisay Bahdilista intaas le'eg ee dhulkooda ku dhex haysatey sida ay ula muuqatey Ina-Adeerkaa iyo xertiisa siyaasadeed ee Villa Somalia fadhida, Yaa nadal hacoo. Orod oo soo wareyso Ina-Adeerkaa Ina Farmaajo sida arintaasi ula muuqatey mar hadii uu ogaa ninka dhulkiisa dhexdiisa ku amrayaa nooca uu "sinjiga isku dhafka" ah ee lab-iyo-dhadig ah ee uu yahay.

Taasi waa taas.

Ta kale ee Somaliland iyo doorashadeeda, inkasta oo ay nusqaan ku tahay Somaliland in la dhex-dhaxaadiyoba, haddana doodu waa sidee loo qabanayaa doorashadda baarlamaanka ah. Ee ma aha sharciga aad samaysateen sax ma aha. Loomana yeedhiyo, Somaliland, in ay doorasho galaan ama in ay qabiil wax ku qaybsadaan iyo inkale.

Taas ah wax uyeedhinta Somalia (ama koonfur) oo ah arinta ugu weyn ee Mr James Swan uu sameyn doono, maadaama uu isagu qeexi doona in Somalia doorasho "hal-qof-iyo-hal-cod" ah tagto, iyo in ay 4.5 wax ku qeybsato xukunkeeda dowladeed ee sanadka dambe ee 2021

Waakass "farqiga" u dhaxeeya. Oo midi waa heshiisiin ah sidee doorasho u dhacdaa oo ah arinta Somaliland iyo xibiyadeeda dhex taal. Midda kalana ee Somalia ama koonfur taala iyadu waxa weeye mid ku saleysan "go'aanka guud" ee ah in doorasho la qabto iyo inkale iyo nooca ay doorashadaasu noqon doonto.

Taas oo ah mala qabtaa doorasho ay soo qeexeen nooca ay tahay Mr James Swan iyo xertiisu? Mise mid qabiil ah oo qeybsi ah oo 4.5 ah ayaa loogu qeybiyaa xukunka Somalia. Waxaana go'aankaas weyn leh Mr Swan iyo xertiisa loo yaqaano "International community (IC) oo qudha, oo Soomaali Koonfureed shaqo kuma laha.

Intaas ma garatey, yaa Ina-Gummeed, xaaji Ilka-Yarow? 😎

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr oodweyne
Intaadan duurka aadin maydka wax kaga tuko.

Sodon sano yaad soomaali la hor taagnaydeen  waan is dooran karnaa oo faankiina laga joogi waayay

Ma taqaan sababta aad isu dooran jirteen?

Gaal cad baa idinku yiri sidaas sameeya oo is doorta si aan idiin aqoonsano.

Ma rabtaa inaad warkayga xaqiiqsato shalay intuusan iman u qaybsanaha Europe ee soomaaliya, dhàgayso hadalkooda waxaan aad xisbiyada ku sheegaysaan.

Labo saacaadood yuu midba mar la qaatay kulan gaara ka dibna arintii ina riyo-raac waa xaliyeen waana loo mashxaraday.

Waliba wuxaa lagu heshiiyay in sadex gaal ku kala dhex-jirto marka sadexda habrood is doorsnayaan.

Adeer wax iga gar qaata yaan waayay meesha waxba kuma haysaan

Koonfurta oo kun qabiila yaa rajo fiican ka muuqataa, ayada iska suga intaad gaal sugi lahaydeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^

Yaa Ina-Gummeed, ma adoo maanta Gedo Xabashi iyo Kenyati ay ka taliyaan ayaa sheeganaya Talo ayaa gacanta iigu jirta?

Ma adoo og in African lasoo kireeyey ay Inaadeerka Farmaajo musqusha u raacaan si ay u ilaaliyaan isaga oo waliba Villa Somalia fadhiya ayaad dad kale ku eedeynaysaa in loo taliyo? 

Ma adoo ku fashilmey in aad xataa hal degmo qudha oo aad dagtaan (ama Gedo ha ahaato ama Galgaduud ha ahaato) in aad maamul madani ah oo dadku soo doorteen 30-kii sanno ee ugu dambeeyey aad u sameysataan, ayaad dad kale wax ka sheegaysaa?

Ma adoo maanta laguu yeedhinayo in nooca doorasho ee aad u dareereyso 2021, waaba hadii laguu go'aamiyo doorasho in aad gasho'e, ayaad dad kale ku sheegaysaa in ay yihiin dad dan-seeg ah oo wax loo yeedhiyo?

Wakaas, Soomaali Maxamedey, aqliga foorara ee ku jira Ina-Gummeed ciridka hadal-tiris darteed usoo raaricinaya.

Saaxiib, waad qaawan tahaye haygu kalifin in aan kugu qoslo, ama aan cumaamadda aan isleeyahay cowradda ugu qari kaala maago mar hadaad tahay nin sidaas u garaad liita.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

@gooni

Somalidu sideedaba horta caqligeedu si fiican uma shaqeeyo, waliba kuwa reer koonfurka ah. Ayagoo aduunka ugu liita ayay hadana faan iyo fadhaadhaq meelaha la joogaan. 

Sheekooyinka ugu qosolka badan (in a sad way), waa Airport Magaaladda Mogadishu naag la yidhi Guerilla ayay u eegtay oo Security Joogta. Naagtaasi waa Ugandese, ilaahay quwad iyo laxaad ayuu siiyay. Waxyaabaha qosolka badan leh waxa la yidhi ragga Soomaalida farteeda ayay futada ka galisaa, kolkay baadhayso oo gacanta dul iyo hoosba ka marinayso. Odey wayn oo cirkaa u boodaya ayaad arkaysa, ileen waa shaaric meeshu qof wayn ma odhan karo wax-hil-leh ayaa qabsaday, wuu iska aamusaan oo hadhaw ayay si private ah dadka ugu sheegaan. 

Kolka Gooni adigoo farta futada lagaa galiyay, inaad dadka aad la hadhashid waa kuu naaqus iyo damiir la'aan. 

 

Mida kale bal yaa kuu sheegay inay Cadaan indho blue'ga ah yihiin? Bal inaad cuqdad nafsi qabtid, miyaad sawiran kari wayday inay rag Soomalilanders ah noqon karaan? waar ileen tanoo kale.

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waan jeclaan lahaa inaan garta idin siiyo hadii aad taqaanaan sida loo kala gar qaato

Kun jeer ka badan intaan idiin sheegay in koonfurta shisheeye ka taliyo oo aysan masiirkooda u madax banaanayn.

Doorashooyinka qarashka ku baxaya beesha caalamka yaa laga rabaa iyo nooca doorasho oo ay doonayaan soomaaliya oo dhan.

Taas ma'ahan waxa muranku ka taagan-yahay.

Gumaysigu waa labo nooc 
Mid xoog iyo dhaqaale lagugu haysto sida kan koonfurta

Iyo mid damiirka iyo dadnimda lagaa haysto sida kan snm.

Hadii reer yurub la fariistaan 15 daqiiqo muuse biixi oo ku dhahaan meeshaad fadhido haka kicin si laguu aqoonsado. 

Ma u malaynaysaan inuu dhihi lahaa ii ogolaada xoogaa inaan yara istaago, markaan daalo?

Suldaan
Sadexda nin oo snm kasoo jeeda oo hadana beesha reer yurub ku qabiilka ah ma Australia  joogaan?

Adeer waxa gaalku ku kala dhex jiro waa sadexdii habrood oo is aamini la' maxaad dadka indhaha uga xanjaynaysaa?

Dhagayso adeer faysal maalin ka hor intaan gaalku imaan..

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoowe Gaalka adiga wax wayn u haysta. 

Gaalka 'interest' ayuu leeyahay, anaguna 'interest' ayan leenahay. Suuqa 'danaha' lagu kala waydaarsado nin walba dhankiisa ayuu ka soo galaa. Gabbish! :D 

Gaadhhayaha Dalka Waliyullahi Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweyne Dalka Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, hadii isku xanaaqaan iyo hadii is gacan qaadan iyo hadii laabta laabta la isu saaro, wax personal ah maha. Waa Danha ka dhaxeeya ayaa ka wayn oo marna la isku seegaya marna la isku af garanayaa. 

Laakin adigu meel heerka sare looga ciyaaro kubadda wali ilaahay nasiib kuuma siin, oo waxaad ku cabiraysa experience ka adiga kuu gaarka ah oo ah tii ka dhacday Garoowe ee Deni ciidanka ilaaladda Dhoobo Daareed dhegta dhiiga u daray. 

Somaliland taariikh ayay u leedahay inay sidii cadaawe u xisaabtanto sidii walaalo wax isu siiso ama isu ogolaato aakhir/laazim.

Doqonta ayaa hore loo yidhi rag meeshu ku xifaaltamo in lagu kala tagay ayay mooda. Meeshii rag ku heshiiyay adigu kolay waad ka indho iyo dhego xidhantay. 

Af-lagaadadii shalay iyo xaaladdi kacsanayd, waxa xigtay islaab xaadhasho iyo gacanta oo la isa saaro oo wada shaqayn sidii hore ka dhaw la wada yeesho. Kolka aad heerka ilaahay ku soo gaadhsiiyo ayaad maskax lagu fahmo yeelan doonta. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 2/26/2020 at 6:55 AM, Suldaanka said:
joint_press_statement_eng_22_6.png
Mogadishu – Somalia’s federal electoral law has now been approved by the House of the People and was signed into law by the President on 20 February. This law is part of the essential electoral legislative...

 

The highlighted is illegal and unconstitutional.

Neither the parliament nor the president have the right to determine ways and means of their own election.

There should be another body or institution to determine these systems. Senate or general public/population through election, referendum..etc

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   
19 minutes ago, Old_Observer said:

The highlighted is illegal and unconstitutional.

Neither the parliament nor the president have the right to determine ways and means of their own election.

There should be another body or institution to determine these systems. Senate or general public/population through election, referendum..etc

The last civilian government in Somalia was 1969, that is more than 50 years, so you have to start from somewhere. You are right in a normal political climate it would be illegal and unconstitutional for a parliament and the president singing off on elections. But Somalia does not have a strong electoral commission institution to over see the process, maybe in the 2024 elections but not now. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.