Suldaanka

Shirkadda HASS Petroleum is playing with fire

Recommended Posts

galbeedi   

Suldaanka,

This is really blew the belt. This useless minister should be very careful with his accusation. This kind of unwarranted statement might destroy the reputation and the market of Hass Petroleum in Hargeisa and beyond.

Since when the minister of public works became chief prosecutor or attorney general of Somaliland. He probably tried to extort money from the owners and  they refused. 

Furthermore, the Biixi government might want to put him pressure to disband his fellow clan members in Boohoodle who are organizing.

Tolka kala dir ama soo qabo, haddi kale waxa dhaca waad arki.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The minister has backtracked his accusations of HASS Petroleum funding anti-peace elements in Buuhoodle region. 

However, the fact that Buuhoodle is becoming a black market for all sorts of things including insecurity. The Somaliland Gov't must do something about this. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Hass (pronounced Xaas by the way, not Haas), is the biggest oil and gas distributors in East and Central Africa. They have operations and dominate in multiple countries in the region from Kenya to Zambia, Congo, Tanzania, Uganda etc. They are no small fry and the Somaliland market is just a small slice of their empire. These guys are above petty Somali squabbles and jabhadayn.

Suldaanka and the good Minister would do well to visit these guys' HQ in Nairobi. Ayagoo hees kale heesayaan ayay soo noqon lahaayeen.

But what's really going on here in the Biixi administration trying to strong arm big business in Somaliland. They tried it with Dahabshiil and now they're trying their luck with Hass

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Suldaanka said:

The minister has backtracked his accusations of HASS Petroleum funding anti-peace elements in Buuhoodle region. 

However, the fact that Buuhoodle is becoming a black market for all sorts of things including insecurity. The Somaliland Gov't must do something about this. 

What are assertions based on apart from wishes?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
11 hours ago, Oodweyne said:

Haatu and Che,

Saaxiibayaal, xamaasadda raqiiska ah ee "tolnimadda" ah iska yareeya. Hass Company hadey dambi gasho waa lala kacayaa. Gaar ahaan wixii ka yaala Somaliland gudaheeda. Tani waa Somaliland oo rag ishuba ayaa leh oo looma hanjabo lamana handadi karo. Oo iyada ayaa hanjabta ama dad kale handada.

Ma garateen, saaxiibayaal?

Midda kale, waa kambani weyn oo East Africa ayuuu ka bootariyaa iyo waxaasi anaga nama maraan. Sababta oo ah haddii ay "far" kusoo gasho, taas oo ah in aad "tolka" u hubeynayso sidii ay Somaliland ay ula dagaalami lahaayeen, ha filan in aad Ceerigaabo ilaa iyo boorama iyo inta u dhaxeysa iyo intaas oo milions of Somalilanders ah aad macaash lacag ah oo cadaan ah aad ku dhex cunto.

Taasi mid anaka namarta maaha. Waa laga yaabaa in Sujuuka Kenya jooga aad dhiigooda aad jaqdo, si gaanacsi ahaan ah. Gaar ahaan kuwa jooga NFD oo aad sidaas aad lacag iyo macaash uga gurato, adoo waliba xaka kalana Al-Shabaab lacag ku siinaya isla NFD gudaheeda.

Laakiin taasi mid u dhiganta xagayaga Somaliland kama shaqeyso 

Ta ugu dambeysaane waxa weeye wax jira qaar ka tirsan shirkadan Hass oo Xamar jooga oo lacag siiya nin wareersan oo duurka Buuhoodle waxoogaa askar ah ku haysta. Taas ayaa arintan keentay. Waana lasoo afjari doonaa isaga iyo warkiisaba, goor dhow, ee ha u deymo la'aanina.

Buuhoodle-na gacanta ayaa goor dhow lasoo galintoona. Taasna iska fisha oo shaadhka tolnimadda cadho darteed ha u tuurina marka aad maqashaan in Buuhoodle-na ay Somaliland ay qarameysay. 😎

Mid kalana iga qora caawa, saaxiibayaal, taas oo ah in dhulkii Ingiriisku xukumi jirey ee la odhan jirey "British Somaliland protoctrate", aanu "hal taako" oo ka mid gacanta Hargeysa aanu ka maqnaan doonin, abadiyan. Oo sanadkan inta ka hadhsan lasoo wada xero-galin doono gacanta dowladda. Ee ama ka dilaaca ama madax-xanuun darteed dhakhtarka ugu wada carara. Sababta oo ah taasi waa go'aan rageed oo Somaliland meel u yaala ee ku sii bishaareysta, saaxiibayaal.

Mr Oodweyne,

Saaxiib it is not Che or Haatu who are the problem here but a minister in the KULMIYE administration throwing around baseless accusations against a major company in our country. In the civilised world, politicians cannot simply accuse an individual or a business entity of serious wrongdoing and expect to get away with it. So there has to be consequences against this crazy minister. At least he should be forced to issue a grovelling apology to the wronged company. 

As stated by the commentators here, this is not the first case where the government of Somaliland is making life difficult for the nation's big businesses. Talk to the leaders and shareholders of TELESOM and they will tell you how since KULMIYE came to power they have been fighting for survival. If the government of Somaliland wants to develop the nation's economy and bring down the intolerable levels of unemployment, they got to stop harassing businesses. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   
16 hours ago, Oodweyne said:

Haatu and Che,

Saaxiibayaal, xamaasadda raqiiska ah ee "tolnimadda" ah iska yareeya. Hass Company hadey dambi gasho waa lala kacayaa. Gaar ahaan wixii ka yaala Somaliland gudaheeda. Tani waa Somaliland oo rag ishuba ayaa leh oo looma hanjabo lamana handadi karo. Oo iyada ayaa hanjabta ama dad kale handada.

Ma garateen, saaxiibayaal?

Midda kale, waa kambani weyn oo East Africa ayuuu ka bootariyaa iyo waxaasi anaga nama maraan. Sababta oo ah haddii ay "far" kusoo gasho, taas oo ah in aad "tolka" u hubeynayso sidii ay Somaliland ay ula dagaalami lahaayeen, ha filan in aad Ceerigaabo ilaa iyo boorama iyo inta u dhaxeysa iyo intaas oo milions of Somalilanders ah aad macaash lacag ah oo cadaan ah aad ku dhex cunto.

Taasi mid anaka namarta maaha. Waa laga yaabaa in Sujuuka Kenya jooga aad dhiigooda aad jaqdo, si gaanacsi ahaan ah. Gaar ahaan kuwa jooga NFD oo aad sidaas aad lacag iyo macaash uga gurato, adoo waliba xaka kalana Al-Shabaab lacag ku siinaya isla NFD gudaheeda.

Laakiin taasi mid u dhiganta xagayaga Somaliland kama shaqeyso 

Ta ugu dambeysaane waxa weeye wax jira qaar ka tirsan shirkadan Hass oo Xamar jooga oo lacag siiya nin wareersan oo duurka Buuhoodle waxoogaa askar ah ku haysta. Taas ayaa arintan keentay. Waana lasoo afjari doonaa isaga iyo warkiisaba, goor dhow, ee ha u deymo la'aanina.

Buuhoodle-na gacanta ayaa goor dhow lasoo galintoona. Taasna iska fisha oo shaadhka tolnimadda cadho darteed ha u tuurina marka aad maqashaan in Buuhoodle-na ay Somaliland ay qarameysay. 😎

Mid kalana iga qora caawa, saaxiibayaal, taas oo ah in dhulkii Ingiriisku xukumi jirey ee la odhan jirey "British Somaliland protoctrate", aanu "hal taako" oo ka mid gacanta Hargeysa aanu ka maqnaan doonin, abadiyan. Oo sanadkan inta ka hadhsan lasoo wada xero-galin doono gacanta dowladda. Ee ama ka dilaaca ama madax-xanuun darteed dhakhtarka ugu wada carara. Sababta oo ah taasi waa go'aan rageed oo Somaliland meel u yaala ee ku sii bishaareysta, saaxiibayaal.

Reer NFD dhib uma arkaan in dhulkooda laga ganacsado oo faa'iido laga raadsado, maxaa wacay nin walba irsaaqadiisa way qoran tahay, shilin kastoo loo qorayna wuu heli. Xin iyo xumaan midna uma hayaan ganacsatada xoogooda oo xalaasha ah quudanayaan. 

Xaasha ee nin libin kaa xistiyey xumihii waa yaabe.

As for kutirikuteenta marfashyada aad la soo shirtagtay, caddayn ma aha, shirkad meeqaanka Xaas oo kale lehna xa kama goynayso. Waa tuu gabyaagii yiri:

Muxuu cay dameer igaga dhimi, wayska ciyayaaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   
4 hours ago, Oodweyne said:

Haatu,

Saaxiib, maan dooneynin in aan kugu daro kuwa halkan jooga ee aan jeedal iyo karbaash ku ababiyo habeen iyo maalin.

Kuwaas oo ah kuwa rag aqoona aan aheyn, hadal aqoona aan aheyn. Oo waaba kuu tudhayey ama tudhaalaha ubadi baan islahaa. Oo waxa aan islahaaba waa wiil yar oo Sijuu ah oo Soomalinimo ayuu halkan SOL ah kasoo uriyeye ee hadidin.

Hadaadse deelqaaf ku talo goosatey in aad ku jawaabto ana wax aan ku odhan erey yar oo jawaab u ah waxa kaa soo hadlinaya.

Taas jawaabta oo ah sadar ku jirey gabay dheer oo Salaan Carabey tiriyey, oo loo tiriyey mid adoo kale ah oo cidla ka boola-xoofteynayey.

Taas sadarka ah oo aheyd:

".....Haadaad Hiil Hinaastey, Aadse Itaal Uweyday, Ma Afkaad Ku Ciil-Bixi, Ileyn Cidlaad Ka Hanjabeysaaye......"

Markaas, saaxiib, cidlaad ka beerdilaaceysaaye waxba "Hass Company" ugama qaban kartid Somaliland gudaheeda hadey fal-dambiyeed ay faraha lagalaan. 

Niyow geel baa loo heesayay ee goroyadan aad u heesayso maxay? Qabyaaladda iyo qurunka aad nimanka kale isku haaysatiin ani waxba igama gelin. Laakiinse, waxaan hadda ka hor la macaamilay shirkaddan ragga hoggaanka u hayana macrifaan u leeyahay. Marka waxaa i dhibtay in la haaraama oo wax aanan ku ogayn lagu sheego. Waa tuu Sayidka yiri:

Mustaqiimnimaa loo hadlaa, muranku waa ceebe

Nin waliba maroor iyo qasiyo, muran haduu keeno

Goortii markhaatigu dhacaa, mowdku ka adeegi.

Marka xukuumadda Biixi caddayn ha keento ama Islaamka ha nabadgeliso.

Adigana waxaan kugula talin lahaa, waad jubbaatayee in aad laablakaca iska dayso oo aad si degan wax u qiyaasto sida saaxiibkaa Tillaabo, illeen guulwadaynta waa laga fiican yahaye.

Mise yaabayee, aftahannimada aad ewel taajka u sidatay, oo aad surankan ku soo bandhiggi jirtay, oo aan kugu qabsaday ayaad saluugtay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
26 minutes ago, Holac said:

Oman Trading International Purchased 40% of Hass Petroleum Group

image.png.c38df5fe8f70e5e22bc7b0f84e39e8b4.png

Oodweyne welcomes this. Now he will tell an international company is investing in Somaliland. Expect Suldaanka posting pictures😋

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.